Afrika

Wasiirada Arimaha Dibada ee Dalalka Afrika oo Kushirsan Kigali Rwanda.

Wasiirada Arimaha Dibada ee Dalalka Afrika oo Kushirsan Kigali Rwanda.

Caasimada Kigali ee wadanka Rwanda waxaa kasocda shir ay leeyihiin wasiirada arimaha dibada ee dalalka qaarada Afrika. Shirkaas ayaa waxaa looga gol leeyahay inuu noqdo mid […]

 
 

Maraykanka oo Dalka Koonfurta Sudan u Diray Ciidammo Ilaalilya Safaraaddiisa.

Maraykanka oo Dalka Koonfurta Sudan u Diray Ciidammo Ilaalilya Safaraaddiisa.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa 47 Askari u diray Magaalada Juba ee xarunta dalka Koonfurta Suudaan, si ay u ilaaliyaan Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay […]

 
 

Golaha Amaanka (UN) oo Go’aan Kasoo Saaray Xaaladda Dalka Koonfurta Sudan.

Golaha Amaanka (UN) oo Go’aan Kasoo Saaray Xaaladda Dalka Koonfurta Sudan.

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobeey (UN) ayaa hogaamiyayaasha siyaasadda ee Sudaanta Koofureed ku booriyay inay xakameeyaan ciidamadooda. Dalkaasi waxaa dib uga qarxay dagaal boqollaal qof ay […]

 
 

Dableey Hubaysan oo Ku Dishay 6-Qof Xuduuda Kenya & Somaliya.

Dableey Hubaysan oo Ku Dishay 6-Qof Xuduuda Kenya & Somaliya.

Warar hordhac oo naga soo gaadhay wadanka Kenya ayaa sheega in ugu yaraan 6-qof geeriyootay kadib markii rag hubeysan ay maanta rasaas ku fureen laba baabuur […]

 
 

Daawo: Waraysi Xaasasi ah Oo Warbaahinta Wazema La yeelatay Mudane Cabdulahi Xuseen..

Daawo: Waraysi Xaasasi ah Oo Warbaahinta Wazema La yeelatay Mudane Cabdulahi Xuseen..

Raadiyaha luuqada axmaariga ku baxa ee Wazema. Su’aal: Deegaanka soomaalida itoobiya ama Ogaden laga soo bilaabo ilaa 1970 waxaa jira dhibaatooyin dhinaca xad gudubka xuquuqda […]

 
 

Daawo: Filimkii Argagaxa Casaa Ee laga Mataley Xasuuqa ka Dhaca Ethiopia..

Daawo: Filimkii Argagaxa Casaa Ee laga Mataley Xasuuqa ka Dhaca Ethiopia..
 
 

Nigeria oo Dhaqaaleheedu Hoos Udhac Kuyimid

Nigeria oo Dhaqaaleheedu Hoos Udhac Kuyimid

Caasimada Dalka Nigeria ee Lagos ayaa caan ku ah gawaadhida qaaliga ah ee u badan kuwa raaxada. Waxaa magaalada ku yaalla goobo badan oo lagu […]

 
 

Midawga Africa oo Dib Uga Noqday in Ciidamo Loodiro Wadanka Burundi.

Midawga Africa oo Dib Uga Noqday in Ciidamo Loodiro Wadanka Burundi.

Shirkii labada maalmood socday ee Ururka Midowga Afrika (AU) ayaa laga soo saaray go’aan laxidhiidha ciidamadii lafilayey in loodiro dalka Burundi ee rabshaduhu kasocdaan. Ururka […]

 
 

Wadanka Koonfurta Sudan oo Dawlad Wadaag Ah Yeelan Doona.

Wadanka Koonfurta Sudan oo Dawlad Wadaag Ah Yeelan Doona.

Dalka Koonfurta Sudan waxaa la filayaa in looga dhawaaqo dawlad wadaag ah oo mucaaradka iyo xukuumadii hore.  Arinkani ayaa ka dambaysay kadib heshiiskii bishii 8aad […]

 
 

Jaamacada Gaarisa oo Si Rasmi Ah Dib Loogu Furay.

Jaamacada Gaarisa oo Si Rasmi Ah Dib Loogu Furay.

Jaamacadda Gaarisa ayaa si rasmi ah dib loogu furay, sagaal bilood kadib markii koox Al-Shabab ka tirsan ay weerar ku qaadeen jaamacadda ooy ku dileen […]

 
 

Qarax Wayn oo Dhimasho Keenay oo Wadanka Nigeria Ka Dhacay.

Qarax Wayn oo Dhimasho Keenay oo Wadanka Nigeria Ka Dhacay.

Wararka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in dad ka badan boqol qof ay ku dhinteen qarax ka dhashay warshad gaaska cunnada lagu karsado oo […]

 
 

Madaxwaynaha Nigeria oo Sheegay Ineey Ka Adkaadeen Kooxda Boko-Xaraam.

Madaxwaynaha Nigeria oo Sheegay Ineey Ka Adkaadeen Kooxda Boko-Xaraam.

Madaxwaynaha Nigeria, Mohammadu Bukhaari, ayaa sheegay in ciidammadiisa ay ku dhowyihiin jabinta ururka Boko Xaraam. Mr. Bukhaari ayaa sheegay in dagaalyahannada ururkaasi aanay hadda lahayn […]

 
 

Kooxda Boko-Xaraam oo Qarax Ismiidaamin Ah Ku Dilay 30 Qof Dalka Chat.

Kooxda Boko-Xaraam oo Qarax Ismiidaamin Ah Ku Dilay 30 Qof Dalka Chat.

Kooxda Boko Xaram ee mayalka adag ayaa weerar ku qaaday jasiirada Kouloukoua oo kutaala Harada u dhaxeysa dalalka Chad, Nigeria, Niger iyo Cameroon, waxaana ku […]

 
 

Maxkamadii Baadhitaanka Kuwaday Dambiyada Rwanda oo Lasoo Gaba Gabeeyay.

Maxkamadii Baadhitaanka Kuwaday Dambiyada Rwanda oo Lasoo Gaba Gabeeyay.

Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada Rwanda (ICTR) ayaa qabatay xaflado rasmi ahaan loogu maamuusayo xidhitaanka howl galladeeda kaddib in ka badan 20-sano. Maxkamadda oo ku […]

 
 

Yurub & Africa oo Shir Tahriibka Kusaabsan Uga Furmay Magaalada Valletta ee Jasiirada Malta.

Yurub & Africa oo Shir Tahriibka Kusaabsan Uga Furmay Magaalada Valletta ee Jasiirada Malta.

Waxaa magaalada Valletta ee Jasiirada Malta ka furmay shir labo bari socon doono ooy kasoo qaybgaleen wufuud kala duwan oo kasocda qaaradaha Yurub & Africa. […]

 
 

Burundi rejects U.N. mediator after critical report about elections

Burundi rejects U.N. mediator after critical report about elections

  By Clement Manirabarusha BUJUMBURA (Reuters) – Burundi on Sunday rejected a second U.N. diplomat named to help resolve the country’s political crisis, saying a […]

 
 

Liberia investigating animal link after Ebola re-emerges

Liberia investigating animal link after Ebola re-emerges

  Liberia confirmed a third Ebola case on Thursday, nearly two months after it was declared Ebola free, and officials said they were investigating whether […]

 
 

Rabshado Xalay Ka dhacay Dalka Brundi

Rabshado Xalay Ka dhacay Dalka Brundi

ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay rabshado xalay ka dhacay caasimadda dalka Burundi ee Bujumbura, iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha ka dhashay doorashada soo […]

 
 

Obama oo Dhawaan Ethiopia Booqanaya

Obama oo Dhawaan Ethiopia Booqanaya

Madaweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa u safri doona dalka Ethiopia bisha soo socota, taasoo ka dhigeysa madaxweynihii ugu horeeyay oo Mareykan ah oo isagoo xafiiska […]

 
 

Dawladda kenya oo sheegtay in ay xidheen labo nin oo ka tirsan Al-shabaab

Dawladda kenya oo sheegtay in ay xidheen labo nin oo ka tirsan Al-shabaab

Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ay qabatay Laba nin oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo looga shakinsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Afhayeen […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay