Trump oo Xaalad Deg Deg Ah Kusoo Rogay Maraykanka.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo lacag uu doonayo […]
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo lacag uu doonayo […]
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay sababtii ka dambeysay in la xiro howlaha Mareykanka ay aheyd wakhti lumis. Trump wuxuu ku adkeystay inuu sii […]
Xili ay weli xidhan yihiin qeybo badan oo kamid ah Xafiisyada dowlada Federaalka Maraykanka todobaadkii 4aad ayuu Madaxweynaha Maraykanka soo bandhigay qorshe uu doonayo in […]
Taliska ciidamada Maraykanka ee loosoo gaabiyo Africom ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen in 52 xubnood oo ka tirsan ururka Alshabaab ay […]
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu ku amray qareenkiisa inuu aqalka Congress-ka uga been sheego dadaallo uu doonayey inuu daar loogu magca daray […]
Ciidamo Mareykan ah ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ay kooxda ISIS (Daacish) ka fulisay waqooyiga dalka Suuriya, sida ay sheegeen taliska militariga Maraykanku. […]
Isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxda Daacish, ayaa billaabay hanaan ay uga soo baxayaan dalka Suuriya, sida uu sheegay afhayeen u hadlay. […]
Madaxweyne Trump ayaa markii ugu horeysay khudbad uu kasoo jeediyey xafiiskiisa oo si toos ah looga siidaayey warbaahinta uga hadlay ismarin waaga hakisay hawlaha dowlada […]
Donald Trump, Madaxwaynaha Maraykanka ayaa sheegay in muddo 4 bilood ah dib loo dhigay xiliga ciidamada Maraykanka laga saarayo wadanka Suuriya, go’aankaasi oo uu bishii […]
War qoraal ah oo kasoo baxay safaarada Maraykanka ee magaalada Addis Ababa ayaa lagu sheegay in xadka u dhexeeya Oromiya iyo Benishangul Gumuz aan loo […]
Donald Trump yaa sheegya in Turkey ay tirtiri doonto mintidiinta kooxda Daacish ee ku hadhay dalka Suuriya kadib marka milatariga Mareykanka ay kasoo baxaan dalkaas. […]
Dawladda Mareykanka ayaa qorsheyneysa in kumanaan ciidan ah oo ka joogo dalka Afqanistaan ay kala soo baxdo halkaasi, sida ay ku warrantay warbaahinta Mareykanka. Warbixinta […]
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa beeniyay in Trump uu ka fikirayo in wadaadka Turkish-ka ee Fethullah Gulen uu u masaafuriyo dalka Turkiga. Wasiirka arrimaha dibedda […]
Ninka lagu magacaabo Michael Cohen ayaa xukun sadex sano ah lagu riday kadib markii lagu helay danbiyo la xidhiidha in uu been u sheegay danbi-baarayaasha […]
Donald Trump ayaa shalay la kulmay hogaamiyayaasha xisbiga dimoqraadiga, isaga oo dadaalkii ugu dambeeyey u sameynaya in uu maal-gelin u helo darbiga uu doonayo in […]
Agaasimihii Aqalka Cad ee Maraykanka, John Kelly ayaa lagu wadaa inuu booska baneeyo dhamaadka sanadkan, xili todobaadyadii lasoo dhaafay uu gebi ahaan joogsaday xidhiidhkii tooska […]
Qaraar uu Maraykanku horkeenay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay (QM) oo lagu cambaarayn lahaa gantaalada ay Xamaas ku tuurto Israa’iil ayaa guul darraystay. […]
War ay soo saartay Waaxda dambi-baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa lagu sheegay in ay aaminsanyihiin in Samuel Little, oo 78 jir ah uu ka mid […]
/ Amerika /
Aqalka senate-ka Mareykanka ayaa arbacadii cod ah 63-37 ku ansixiyey in horey loo dhaqaajiyo sharci dhigaya in Mareykanku uu soo gabagabeeyo ku lug-lahaanshaha dagaalka Yemen […]
Dawladda Maraykanka ayaa si weyn kor ugu qaadday weerarrada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, gaar ahaan gobollada dhexe ee Soomaaliya. Ugu yaraan shan weerar oo […]
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)