Amerika

Weerar Da Dhacay Gobolka Maryland ee Marykanka oo Lagu Dilay 4 Qof.

Weerar Da Dhacay Gobolka Maryland ee Marykanka oo Lagu Dilay 4 Qof.

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay weerar khamiistii ka dhacay gobalka Maryland ee dalkaasi Maraykanka. Weerarkan ayaa ka dhacay goob ay ku yaalaan bakhaaro, […]

 
 

Trump oo Amray In La Shaaciyo Dokumentiyo Sir Ah.

President Donald Trump listens during a meeting with Governor Ricardo Rossello of Puerto Rico in the Oval Office of the White House, Thursday, Oct. 19, 2017, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

Donald Trump ayaa ku amray Waaxda Cadaaladda Mareykanka in ay shaaca ka qaaddo dukumintiyo ku saabsan baadhitaanka la xidhiidha faragelinta la sheegay in Russia ay […]

 
 

Shirkad Maraykan Ah Magdhow Siisay Shaqaale ay Soomaali Ku Jirto.

Shirkad Maraykan Ah Magdhow Siisay Shaqaale ay Soomaali Ku Jirto.

Mid ka mid ah shirkadaha hilibka ee ugu wayn dalka Maraykanka ayaa ogolaatay heshiis dhexdhexaadin ah oo ku kacaya lacag ka badan hal milyan oo […]

 
 

Duufaanta Florence oo gaartay gobalada Bariga Maraykanka.

Duufaanta Florence oo gaartay gobalada Bariga Maraykanka.

Duufaanta Florence ayaa saaka oo Jimce ah gaartay xeebaha gobalada North Carolina iyo South Carolina ee xeebaha Bariga dalkaasi Maraykanka. Dabeylaha iyo roobka ay duufaantan […]

 
 

Mareykanka oo Weerar Ka Fuliyey Sh/Hoose.

Mareykanka oo Weerar Ka Fuliyey Sh/Hoose.

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in weerar cirka ah oo ay ka fuliyeen 11-kii bishan tuulada Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose inay ku dileen laba ka […]

 
 

Duufaan Halis Ah oo Kusoo Wajahan Mareykanka.

Duufaan Halis Ah oo Kusoo Wajahan Mareykanka.

Saraakiisha xaaladda deg degga ah ee gobolka North Carolina ee dalka Mareykanka ayaa dadka uga degaya inay soo geba gebeeyaan diyaargarowgooda duufaanta Florence ka hor […]

 
 

Trump oo Baadhaya Qofkii Maqaalka Qarsoodiga Ah Ka Qoray.

Trump oo Baadhaya Qofkii Maqaalka Qarsoodiga Ah Ka Qoray.

Madaxda Aqalka Cad ee Maraykanka looga taliyo ayaa sheegaya in Trump iyo xubnaha ku dhaw dhaw ay weli baadhayaan shaqsiga kamid ah xukuumadaasi ee sida […]

 
 

Masuuliin Maraykan Ah oo Iska Fogeeyay Maqaalkii NY Times.

Masuuliin Maraykan Ah oo Iska Fogeeyay Maqaalkii NY Times.

Saraakiisha sar sare ee maamulka Trump ayaa iska fogeeyey in ay qoreen maqaal lagu daabacay wargeyska New York Times kaas oo qofka qoray uu magaciisa […]

 
 

Maraykanka oo Dhimaya Ciidamada Africa Ka Jooga.

Maraykanka oo Dhimaya Ciidamada Africa Ka Jooga.

Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ayaa sheegaysa in ciidamada kumandoosta ah ee Maraykanka ay kala soo baxdo dalka Niger, isla markaana ay soo xidho badi […]

 
 

Dawlada Maraykanka oo Duqayn Ka Fulisay Jubbaland.

Dawlada Maraykanka oo Duqayn Ka Fulisay Jubbaland.

War saxaaafadeed ka soo baxay xarunta taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in iyagoo gacan ka helaya dawlada faderaalka ah ee Soomaaliya ay […]

 
 

Soomaali Ku Guuleystay Doorashada Minnesota ee Dalka Maraykanka.

Soomaali Ku Guuleystay Doorashada Minnesota ee Dalka Maraykanka.

Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada horu dhaca ah ee kursiga degmada 5aad ee Congresska Maraykanka, halka Hodan Xasan iyo Maxamuud Nuur-na ay ku guuleysteen […]

 
 

Trump oo Laga Duubay Cajal Kale oo Qarsoodi Ah.

Trump oo Laga Duubay Cajal Kale oo Qarsoodi Ah.

Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah oo ay ka duubtay Trump. Cajalkan oo cod ahaa oo laga […]

 
 

Dhaqaalaha Mareykanka oo Kordhay 4.1%

Dhaqaalaha Mareykanka oo Kordhay 4.1%

Dhaqaalaha dalka Mareykanka ayaa bilihii April, May iyo June sameeyey kororkii ugu xawaaraha badnaa muddo afar sano ah. Warbixin ay soo saartay waaxda ganacsiga Mareykanka […]

 
 

Trump oo Ambassador Yamamato U Magacaabay Danjiraha Maraykanka ee Somalia.

Trump oo Ambassador Yamamato U Magacaabay Danjiraha Maraykanka ee Somalia.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Ambassador Donald Yukio Yamamoto waxa uu usoo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u jooga Soomaaliya. Ambassador Yamamoto ayaa horey […]

 
 

Trump oo Digniin Culus U Diray Ururka Ganacsiga Aduunka ee WTO.

Trump oo Digniin Culus U Diray Ururka Ganacsiga Aduunka ee WTO.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku aanu hadda qorshaynaynin inuu talaabo ka qaado Ururka Ganacsiga Adduunka ee loosoo gaabiyo (WTO), haseyeeshee, uu […]

 
 

Danjireyaal Maraykan Ah oo Shaqadii Katagay, Ogow Sababta!

Danjireyaal Maraykan Ah oo Shaqadii Katagay, Ogow Sababta!

Sida ay kusoo waramayaan ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay Danjiraha Maraykanka u fadhiya dalka Estonia James D Melville ayaa shaaciyay in uu xilkaas ka tagayo, taasna […]

 
 

Soomaali Laga Soo Masaafuriyay Maraykanka oo Muqdisho Soo Gaadhay.

Soomaali Laga Soo Masaafuriyay Maraykanka oo Muqdisho Soo Gaadhay.

Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa idaacadda saxaafada u xaqiijiyey in dad ka badan 80 qof oo laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ay shalay kasoo dageen garoonka […]

 
 

Maxkamadda Sare oo Taageertay Amarkii Socdaalka ee Trump.

Maxkamadda Sare oo Taageertay Amarkii Socdaalka ee Trump.

Maxkamadd sare ee Mareykanka ayaa shalay taageertay amarkii madaxweyne Trump uu dalka kaga mamnuucay inay soo galaan dadka kasoo jeeda shan dal oo muslim ah. […]

 
 

Maraykanka oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Itoobiya & Eritrea.

White House Press Secretary Sarah Huckabee Sanders gestures as she answers a question from the media during the daily briefing, Thursday, June 14, 2018, in the Briefing Room of the White House in Washington. (AP Photo/Jacquelyn Martin)

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in horumarka ay Eritrea iyo Gumaysiga Itoobiya ka sameeyeen xal u helista murranka muddada dheer ka dhex oognaa iyo caadiyeynta xidhiidhkooda […]

 
 

Maraykanka oo Iskaga Baxay Golaha Xaquuqul Insaanka ee QM.

Maraykanka oo Iskaga Baxay Golaha Xaquuqul Insaanka ee QM.

Maraykanka ayaa shaaciyey inuu isaga baxay Golaha Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (QM) iyagoo difaacaya gabood-fallada ay geysato Israel. Safiirka Maraykanka u fadhiya QM Nikky […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay