Amerika

Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Trump oo Maraykanka Hadheeyay.

Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Trump oo Maraykanka Hadheeyay.

Sida laga soo xiganayo Saxaafada Maraykanka qiyaastii kumanaan shacabka Maraykanka ah ayaa isugu soo baxay Magaalooyinka waaweyn iyo garoomada diyaaradaha ee dalka Maraykanka si ay […]

 
 

Marwo Ilhaan Cumar oo Cambaaraysay Go’aankii Maraykanka ee Qaxootiga Ka Dhanka Ahaa.

Marwo Ilhaan Cumar oo Cambaaraysay Go’aankii Maraykanka ee Qaxootiga Ka Dhanka Ahaa.

Xildhibaanad Ilhan Cumar oo ka tirsan Baarlamaanka Minnesota ayaa ku tilmaamtay wax laga xumaado wareegtadii Trump ku hakiyey socdaalka muwaadiniinta 7 wadan oo ay Soomaaliya […]

 
 

Daawo: Trump oo Sheegay In uu Kor u qaadi Doono Canshuuraha Badeecada Mexico 20%.

Daawo: Trump oo Sheegay In uu Kor u qaadi Doono Canshuuraha Badeecada Mexico 20%.

Afhayeen u hadley Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in dhamaan alaabaha laga keeno dalka Mexico lagu kordhin doono canshuurta 20 boqolkiiba. Taas oo ah […]

 
 

Ra’iisul Wasaaraha Holland oo Ajaanibta Soo Galootiga Ah Weeraray.

Ra’iisul Wasaaraha Holland oo Ajaanibta Soo Galootiga Ah Weeraray.

Ra’iisalwasaaraha dalka Holland Mark Rutte ayaa sheegay in dadka aan jeclayn inay ku noolaadaan dalka Holland ay ka tagaan waddanka. Waraysi dheer oo uu uu […]

 
 

Dagaalka Saxaafada Maraykanka & Trump U Dhexeeya oo Meel Halis Ah Gaadhay.

Dagaalka Saxaafada Maraykanka & Trump U Dhexeeya oo Meel Halis Ah Gaadhay.

Saxaafada dalka mareykanka ayaa si cadho leh uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha cusub Donald Trump. Trump ayaa warbaahinta ku eedeeyay inaysan daacad ahayn […]

 
 

Trump oo Noqday Madaxwaynihii 45-aad ee Maraykanka.

Trump oo Noqday Madaxwaynihii 45-aad ee Maraykanka.

Donald John Trump ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, munaasabad ka dhacday aqalka Capitol Hill ee congress-ka Mareykanka. Dhaarinta ka dib, […]

 
 

Daawo: Barack Obama oo Shirkiisii Jaraa’id ee Ugu Danbeeyey Qabtay.

Daawo: Barack Obama oo Shirkiisii Jaraa’id ee Ugu Danbeeyey Qabtay.

Madaxweynaha Maraykanka ee xilka ka degaya Barack Obama ayaa shalay gelinkii dambe qabtay shirkiisii jaraa’iid ee ugu dambeeyey kahor inta uusan xilka Wareejin Jimcaha maanta […]

 
 

Obama oo Cafis U Fidiyay Sargaalkii Sirta Maraykanka Wikileaks U Gudbiyay.

FORT MEADE, MD - FEBRUARY 23:  Army Private Bradley Manning is escorted away from his Article 32 hearing February 23, 2012 in Fort Meade, Maryland. During the hearing, Manning deferred his plea to the 22 charges against him and deferred a decision over whether he wanted a military judge or a jury to hear his case.  (Photo by Mark Wilson/Getty Images)

Madaxweyne Obama ee xilka wareejinaya maalinta Jimcaha ayaa awoodiisa Madaxweyne u adeegsaday inuu xabsiga laga siidaayo Askarigii Bradley Manning oo ahaa ninkii sanadkii 2009 bixiyey […]

 
 

Maxaabiis Ku Xidhnaa Jeelka Guantanamo Bay oo Dalka Cumaan Lagu Wareejiyay.

Maxaabiis Ku Xidhnaa Jeelka Guantanamo Bay oo Dalka Cumaan Lagu Wareejiyay.

Wadanka Cumaan oo kamid ah wadamada Khaliijka Carabta ayaa shalay sheegtay inay ciidanka dalka Mareykanka ka aqbashay 10 maxaabiis ah oo ku jiray xabsiga Guantanamo […]

 
 

Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Trump oo Ka Biloowday Washington.

Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Trump oo Ka Biloowday Washington.

Caasimada dalka Maraykanka ee Washing ayey ka bilowdeen banaanbaxyo looga soo horjeedo Donald Trump. Mudaharaadyadan ayaa la filayaa inay sii xoogeystaan inta laga gaadhayo maalinta […]

 
 

Lataliyaha Trump oo La Xaqiijiyay Inuu Xidhiidh Hoose Ka Dhexeeyo Masuuliin Ruush Ah.

Lataliyaha Trump oo La Xaqiijiyay Inuu Xidhiidh Hoose Ka Dhexeeyo Masuuliin Ruush Ah.

Iyadoo ay weli taagan tahay xiisada siyaasadeed iyo shakiga laga qabo xiriirka ka dhaxeeya Madaxweynaha cusub Donald Trump iyo Ruushka ayaa la ogaaday in Lataliyaha […]

 
 

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay U Safraan Soomaaliya.

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay U Safraan Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda ugu digtay inay u safraan dalka Soomaaliya sababo la xidhiidha dhaqdhaqaaqyada weli socda ee kooxda Al-Qacida xidhiidhka […]

 
 

Faah Faahin Kusaabsan Weerarka Ka Dhacay Florida, Maraykanka.

Faah Faahin Kusaabsan Weerarka Ka Dhacay Florida, Maraykanka.

Booliska wadanka Maraykanka ayaa baadhaya weerar uu nin hubeysay ku dilay shan qof garoonka diyaaradaha FT.Lauderdale International Airport ee ku yaala gobalka Florida. Weerarkan ayey […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inay Aqoonsadeen Kuwii Internetka Jabsaday Xiligii Doorashada.

Maraykanka oo Sheegay Inay Aqoonsadeen Kuwii Internetka Jabsaday Xiligii Doorashada.

Dawlada Maraykanka ayaa aqoonsatay dadkii Ruushka ahaa ee lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen xatooyadii dhanka internetka ahayd ee dhacday ka hor doorashadii uu ku […]

 
 

Maraykanka oo baaq u diray Xildhibaanada cusub ee Federaalka Soomaaliya.

Maraykanka oo baaq u diray Xildhibaanada cusub ee Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka ayaa looga hadlay walaaca Beesha Caalamka ka qabto wararka soo baxaya ee […]

 
 

Safiirka Maraykanka Ee QM oo Itoobiya Kacodsaday In Ay Siidayso Maxaabiista Uxidhan.

NEW YORK, NY - SEPTEMBER 03:  United States Ambassador to the United Nations (U.N.) Samantha Power holds a press conference on September 3, 2014 in New York City. Power answered questions on foreign extremist Islamist fighters joining ISIS in Syria and Iraq and the most recent Israeli-Palestinian peace deal, amongst other topics.  (Photo by Andrew Burton/Getty Images)

Safiirka dowlada Maraykanka u fadhiya qaramada midoobay ayaa sheegay in loobaahan yahay in dhowr wadan oo dunida ah ay joojiyaan xad gudubyada ay kuhayaan dadkooda. […]

 
 

Labo Gabdhood oo Soomaali Canadian Ah oo Lagu Dilay Dalka Canada.

Labo Gabdhood oo Soomaali Canadian Ah oo Lagu Dilay Dalka Canada.

Sida laga soo xigtay Wakaaladaha Wararka ee dalka Canada labo Gabdhood oo Soomaali Canadian ah ayaa lagu dilay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada, waxaana meydkoodana […]

 
 

CIA oo Sheegtay In Ruushku Jabsaday Doorashadii Madaxtinimada ee Maraykanka.

CIA oo Sheegtay In Ruushku Jabsaday Doorashadii Madaxtinimada ee Maraykanka.

Madaxweyne Barack Obama ayaa amar ku siiyey hay’adaha wardoonka ee Maraykanka inay si sal-ballaadhan dib ugu eegaan wararka la xidhiidha in Ruushku uu jabsaday agabkii […]

 
 

Xidhibaanad Ilhaan Cumar oo Falal Hanjabaad & Cunsurinimo Leh La Kulantay.

Xidhibaanad Ilhaan Cumar oo Falal Hanjabaad & Cunsurinimo Leh La Kulantay.

Gabadhii ugu horaysay ee asalkeedu Soomaali yahay ee xildhibaanad ka noqota dalka Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in lagula kacay falal hanjabaad iyo nacayb ah […]

 
 

Maraykanka oo Markale Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay Itoobiya U Safraan.

Maraykanka oo Markale Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay Itoobiya U Safraan.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka ayaa sii wadda inay muwaadiniinteeda uga digto halista uga iman karta u safarka Ethiopia, sababo la xidhiidha xasilooni la’aanta […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay