Amerika

Daawo: Murashax Donald Trump oo Laga Arbushay Xaflad uu Ku Dhigan Lahaa Chicago.

Supporters of Republican presidential candidate Donald Trump (left) face off with protesters after a rally on the campus of the University of Illinois-Chicago was cancelled due to security concerns on Friday in Chicago.

Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa  laga kharibay xafladii uu damacsanaa inuu ku qabto magaalada Chicago ee xarunta gobalka Illinois […]

 
 

Shirki isbahaysiga ururka Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) OO Minneapolis lagu qabtay

Shirki isbahaysiga ururka Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) OO Minneapolis lagu qabtay

Waxaa manta Gobolka Minnesota lagu qabtay Shir baladhan oo ay isugu yimiden jaaliyada tagera Jabhadaha xornima doonka ah ee ladagalaama Gumaysiga Ethiopia ee kumidoobay ururka […]

 
 

Wiil Somaliyed oo Maraykanka Lagu Dhaawacay & Xiisad Ka Dhalatay.

Wiil Somaliyed oo Maraykanka Lagu Dhaawacay & Xiisad Ka Dhalatay.

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay xiisad ay ka dhex oognayd dad ka cabanaya dhaawac halis ah ooy Ciidanka Booliska magaalada Salt-Lake ee Gobolka UTAH ee dalka Maraykanka […]

 
 

Weerar Kadhacay Gobolka Michigan ee Dalka Maraykanka oo 7-Qof Ay Ku Dhinteen.

Weerar Kadhacay Gobolka Michigan ee Dalka Maraykanka oo 7-Qof Ay Ku Dhinteen.

Weerar ka dhacay magaalada Kalamazoo ee gobalka Michigan ee dalka Maraykanka ayaa lagu dilay ugu yaraan 7 qof oo rayid ah kadib markii uu nin […]

 
 

Barack Obama oo Masjid Maraykanka Kuyaala Booqday.

Barack Obama oo Masjid Maraykanka Kuyaala Booqday.

Barack Obama, Madaxweynaha Maraykanka ayaa Arbacadii markii ugu horeysay tan iyo intuu xilka uu qabtay booqday Masjid ku yaala gudaha Maraykanka. Obama ayaa booqashada kutagay Masjid […]

 
 

Maraykanka oo U Qoondeeyay 7.5 Bilyan Ladagaalanka Daacish.

Maraykanka oo U Qoondeeyay 7.5 Bilyan Ladagaalanka Daacish.

Maraykanka ayaa soo bandhigay Miisaaniyada militariga Maraykanka ku bixin doono sanadka soo socda ee 2017. Xoghayaha Gaashaandhiga ee Maraykanka Ashton Carter oo shalay soo bandhigay […]

 
 

Hillary Clinton oo Sheegtay Inay Muslimiintu Maraykanka Kamid Yihiin.

Hillary Clinton oo Sheegtay Inay Muslimiintu Maraykanka Kamid Yihiin.

Hillary Clinton oo kamid ah musharxiinta madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa ayadoo ka qayb-galaysa kulan dad wayne uu qabtay TV-ga CNN, waxay sheegtay in hadallada islaam […]

 
 

Toogasho Ka Dhacday Iskuul Kuyaala Dalka Canada ooy Afar Qof Ku Dhinteen.

Toogasho Ka Dhacday Iskuul Kuyaala Dalka Canada ooy Afar Qof Ku Dhinteen.

Nabad Sugida dalka Canada waxay sheegayaan in afar qof lagu dilay toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla gobolka Saskatchewan ee bartamaha dalkaasi. Warar hordhac ah […]

 
 

Barack Obama oo Safiir Cusub Somaliya U Magacaabay.

U.S. President Barack Obama speaks about the sequester after a meeting with congressional leaders at the White House in Washington March 1, 2013. Obama pressed the U.S. Congress on Friday to avoid a government shutdown when federal spending authority runs out on March 27, saying it is the "right thing to do." 
REUTERS/Kevin Lamarque  (UNITED STATES - Tags: BUSINESS POLITICS)

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka ee dalka Soomaaliya. Bayaan lagu daabacay website-ka Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Stephen […]

 
 

Booliska Chicago oo Si’aan Ula-kac Lahayn U Dilay Haweeneey Madoow Ah.

Booliska Chicago oo Si’aan Ula-kac Lahayn U Dilay Haweeneey Madoow Ah.

Ciidanka Booliiska Chicago ee dalka Maraykanka ayaa qirtay ineey si khaldan u dileen haweenay madow oo shan caruur ah dhashay, xili ay wadeen hawlgal ay […]

 
 

Obama oo Sheegay In Maraykanku uu Xoojiyay Dagaalka ISIS Ka Dhanka Ah.

Obama oo Sheegay In Maraykanku uu Xoojiyay Dagaalka ISIS Ka Dhanka Ah.

Madaxwaynaha Maraykanka, Barack Obama ayaa sheegay in ciidammada Maraykanku ay xoojiyeen duqaymaha ka dhanka ah ururka dagaal yahanka mayalka adag ee ka dagaalama wadamada Ciraaq […]

 
 

Maraykanka oo Shaaciyay Inuu Adkayn Doono Dal-ku-gallada Lagu Tago Wadankiisa.

Maraykanka oo Shaaciyay Inuu Adkayn Doono Dal-ku-gallada Lagu Tago Wadankiisa.

Kaddib, weerarkii Paris iyo California ka kala dhacay ee dhimashada badan sababay ayaa keenay in madaxda Maraykanka ay soo jeediyaan laba hab oo dadka u […]

 
 

Maraykanka oo Weerarkii California Kadhacay Argagixiso La Xidhiidhiyay.

Maraykanka oo Weerarkii California Kadhacay Argagixiso La Xidhiidhiyay.

Ciidanka Amaanka ee Maraykanka wuxuu sheegayaa inay hadda weerarkii arbacadii lagu qaaday California uu ahaa mid “argagixiso”. 14 qof ayaa ku dhimatay weerarkaasi oo kadhacay magaalada […]

 
 

14 Qof oo Lagu Dilay Gobolka California ee Dalka Maraykanka.

14 Qof oo Lagu Dilay Gobolka California ee Dalka Maraykanka.

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay 17 kalena way ku dhaawacmeen weerar ka dhacay goob ay ka socotay xaflad magaalada San Bernardino ee gobalka […]

 
 

Taliyihii Booliiska ee Magaalada Chicago oo Xilka Laga Xayuubiyay.

Taliyihii Booliiska ee Magaalada Chicago oo Xilka Laga Xayuubiyay.

Taliyaha Booliiska ee magaalada Chicago Garry F. McCarthy ayaa xilka iskaga degay kadib eedeynta sii xoogaysanaysa iyo xiisadii ka dhalatay dilkii wiil madow ooy booliiska […]

 
 

Saraakiil Maraykan ah oo Dalka Urdun Lagu Dilay.

Saraakiil Maraykan ah oo Dalka Urdun Lagu Dilay.

Labo Sarkaal oo katirsan ciidamada Maraykanka ayaa lagu dilay xero lagu tababaro Booliiska dalka urdun oo kutaala magaalada Cammaan ee caasimada wadanka Urdun (Jordan). Weerarkan […]

 
 

Horseed Ayni oo Muxaadarooyin luqada Ingiriiska ah ku baxaya u Jeediyay Da’yarta Somaliyeed ee USA Halkan ka daawo.

Horseed Ayni oo Muxaadarooyin luqada Ingiriiska ah ku baxaya u Jeediyay Da’yarta Somaliyeed ee USA Halkan ka daawo.

Divine Directions (Episode One) Divine Directions (Episode Two) Divine Directions (Episode Three) Divine Directions (Episode Four)

 
 

UNHCR:Tirada Dadka Qaxaya Wey Korortay

UNHCR:Tirada Dadka Qaxaya Wey Korortay

Hey’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay, UNHCR, ayaa sheegtay in dad aad u tira badan ay dunida uga barakaceen guryahoodda dagaalo, gacan ka hadal, iyo xad […]

 
 

500 Oo Dhalinyaro African ah oo la keenay Maraykanka.

500 Oo Dhalinyaro African ah oo la keenay Maraykanka.

500 oo dhalinyaro ah oo laga kala keeney dalalka qaradda Africa ayaa dhawaan soo gaadhay dalkan Mareykanka. Dhalinyaradan ayaa loogu yeedhaa hogaamiyayaasha dhalinta Africa. 4 […]

 
 

Obama oo Dhawaan Ethiopia Booqanaya

Obama oo Dhawaan Ethiopia Booqanaya

Madaweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa u safri doona dalka Ethiopia bisha soo socota, taasoo ka dhigeysa madaxweynihii ugu horeeyay oo Mareykan ah oo isagoo xafiiska […]