Amerika

Xidhibaanad Ilhaan Cumar oo Falal Hanjabaad & Cunsurinimo Leh La Kulantay.

Xidhibaanad Ilhaan Cumar oo Falal Hanjabaad & Cunsurinimo Leh La Kulantay.

Gabadhii ugu horaysay ee asalkeedu Soomaali yahay ee xildhibaanad ka noqota dalka Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in lagula kacay falal hanjabaad iyo nacayb ah […]

 
 

Maraykanka oo Markale Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay Itoobiya U Safraan.

Maraykanka oo Markale Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay Itoobiya U Safraan.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka ayaa sii wadda inay muwaadiniinteeda uga digto halista uga iman karta u safarka Ethiopia, sababo la xidhiidha xasilooni la’aanta […]

 
 

Trump: Soomaaligii Weerarka Ohio Fuliyay Ma Ahayn In uu Dalka Joogo.

Trump: Soomaaligii Weerarka Ohio Fuliyay Ma Ahayn In uu Dalka Joogo.

Madaxweynaha la dortey ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa subaxnimadii hore ee shalay arbacadii waxa uu bogiisa uu Twitterka ku leeyahay ku soo direy fariin […]

 
 

Xog Dheeraad Ah oo Ku Saabsan Soomaaligii Jaamacada Ohio Weeraray.

Xog Dheeraad Ah oo Ku Saabsan Soomaaligii Jaamacada Ohio Weeraray.

Wiilkii Soomaaliyeed ee gaystay weerarkii lagu qaaday Jaamacada Ohio State University ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Cartan, wuxuuna ahaa 18 sano jir ka tirsan Ardayda […]

 
 

Heshiiskii Xukuumada Colombia & Jabhada FARC Markale La Hirgalinayo.

Heshiiskii Xukuumada Colombia & Jabhada FARC Markale La Hirgalinayo.

Maanta oo Khamiista ah waxaa mar kale qalinka lagu duugayaa in la soo afjaro dagaalada qaatey 52 sano ee dalka Kolombiya, Koonfurta Ameerika. Xukuumadda Colombia […]

 
 

Daawo: Magacaabistii Ugu Horaysay ee Maamulka Donald Trump.

(COMBO) This combination of pictures created on November 18, 2016 shows (L to R)
US Representative from Kansas Mike Pompeo, Retired Lt. Gen. Michael Flynn and Senator Jeff Sessions.  

President-elect Donald Trump has chosen Jeff Sessions to be attorney general, Mike Pompeo has been selected to be CIA director, and the influential post of national security adviser to his controversial campaign adviser, former general Michael Flynn, US media reported on November 18, 2016. / AFP PHOTO / STF

Waxaa markale xiisadi ka dhalatay ragga lagu wado Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump inuu u magacaabo xilalka muhiimka ah ee Xeer illaaliyaha guud iyo […]

 
 

Mudaaharaadyo Ka Dhan Ah Doorashada Trump oo Ka Biloowday Dalka Maraykanka.

Mudaaharaadyo Ka Dhan Ah Doorashada Trump oo Ka Biloowday Dalka Maraykanka.

Magaalooyinka waaweyn ee dalka Maraykanka ayey ka bilowdeen banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump. Magaalooyinka Los Angels, Chicago, Seattel iyo New […]

 
 

Muxuu Trump Balanqaaday Inuu Qabanayo 100-ka Maalin ee Ugu Horaysa ee Dowladiisa?

Muxuu Trump Balanqaaday Inuu Qabanayo 100-ka Maalin ee Ugu Horaysa ee Dowladiisa?

Majiro musharax madaxweyne taariikhda oo lamid ah Donald Trump oo ah ganacsade maalqabeen ah. Hadaladiisa adag ee ku saabsan dadka ajnabiga ah ayaa kala qaybiyay […]

 
 

Deg Deg: Donald Trump oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada ee Maraykanka.

Deg Deg: Donald Trump oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada ee Maraykanka.

Doorashadii Madaxweynaha ee dalka Maraykanka ayaa ku dhamaatey mucjiso, waxaana ku guulkeystey maalqabeenka Donald Trump, oo noqonaya Madaxweynihii 45-aad ee Maraykanku yeesho, Waxaana guuld arado […]

 
 

Donald Trump oo Markale Weeraray Soomaalida Maraykanka.

Donald Trump oo Markale Weeraray Soomaalida Maraykanka.

Donald Trump, Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Maraykanka ayaa maalintii ol-olihiisa gaadhsiiyay gobolka Minnesota oo ah gobol Buluug ah oo Xisbiga Dimuqraadigu xoog ku lee […]

 
 

Cabsi Laga Qabo In Weeraro Argagixiso Ah Ay Maraykanka Ka Dhacaan.

Cabsi Laga Qabo In Weeraro Argagixiso Ah Ay Maraykanka Ka Dhacaan.

Sida ay Wakaaladda wararka ee Reuters, ku warrantay in saraakiil ka tirsan sirdoonka Mareykanka, ay uga digeen masuuliyiinta gobollada New York, Texas iyo Virginia suurta-galtinnimada […]

 
 

Maraykanka oo Qorshaynaya Weeranka Ruushka Ka Dhan Ah oo Xaga Internet-ka Ah.

Maraykanka oo Qorshaynaya Weeranka Ruushka Ka Dhan Ah oo Xaga Internet-ka Ah.

Dawlada Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay aargoosi toos ah ku sameeyaan wadanka Ruushka oo horey loogu eedeeyey weerar dhanka Internetka ah in ay maraykanka ka fuliyeen. […]

 
 

Markab Maraykanku Leeyahay oo Xeebaha Yemen Ku Sugnaa oo La Duqeeyay.

Markab Maraykanku Leeyahay oo Xeebaha Yemen Ku Sugnaa oo La Duqeeyay.

Markab kamid ah Maraakiibta dagaalka ee uu Maraykanku leeyahay kuna sugnaa badda Cas ayaa sheegay in dalka Yemen looga soo tuuray Gantaal. Masuul u hadlay […]

 
 

Daawo: Obama oo Shacabka Ugu Baaqay In Hillary La Taageero.

Daawo: Obama oo Shacabka Ugu Baaqay In Hillary La Taageero.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa markii ugu horeysay ka hadlay fadeexada Murashaxa Jumhuuriga Donald Trump iyo hadaladiisii ceebta ka raacday ee ku aadanaa ficillada xun […]

 
 

Dood Kulul oo Dhexmartay Labada Murashax ee Madaxtinimada Maraykanka.

Dood Kulul oo Dhexmartay Labada Murashax ee Madaxtinimada Maraykanka.

Waxaa doodii 2aad oo Malaayiin qof daawanayeen isugu yimid Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump iyo Musharaxa kale ee Xisbiga Dimoqraadiga Hillary Clinton. Doodan […]

 
 

Obama oo Hor Istaagay In 9/11 Dhibanayaashu Dacwayn Karaan Sacuudiga.

Obama oo Hor Istaagay In 9/11 Dhibanayaashu Dacwayn Karaan Sacuudiga.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa diiday sharci u ogolaanaya dadkii ku geeriyoodey xubnaha qoyskooda iyo kuwii ka badbaaday weerarkii lagu qaaday dalka Maraykanka September […]

 
 

Barack Obama oo Khudbad Ka Jeediyay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

Barack Obama oo Khudbad Ka Jeediyay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in dunida ay tahay inay garowsato in isku furnaanshaha caalamka ee dadka isku keenay uu sidoo kale soo saaray […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Magaalada New York ee Dalka Maraykanka oo Khasaare Gaystay.

Police and firefighters work near the scene of an apparent explosion in Manhattan's Chelsea neighborhood, in New York, Saturday, Sept. 17, 2016. A law enforcement official tells The Associated Press that an explosion in the Chelsea neighborhood appears to have come from a construction toolbox in front of a building. The official spoke on condition of anonymity because the person wasn't authorized to speak about an ongoing investigation. More than two dozen people have sustained minor injuries in the explosion on West 23rd Street.(AP Photo/Andres Kudacki)

Qarax wayn oo ka dhacay deegaanka loo yaqaano Manhattan oo kamid ah magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaay ku dhaawacmeen ku dhawaad 29 qof. […]

 
 

Obama oo Bilaabay Inuu U Ololeeyo Murashaxada Xisbiga Dimuqraadiga Mrs.Clinton.

Obama oo Bilaabay Inuu U Ololeeyo Murashaxada Xisbiga Dimuqraadiga Mrs.Clinton.

Barack Obama, Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa bilaabay inuu ka qeybqaato ololaha lagu taageerayo Murashaxada Xisbiga Dimuquraadiga Hillary Clinton oo todobaadkan xanuunsatay. Mr. Obama ayaa ka […]

 
 

Hillary Clinton oo Sheegtay Inaysan Booqan Doonin Dalka Mexico.

Hillary Clinton oo Sheegtay Inaysan Booqan Doonin Dalka Mexico.

Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimuqraadiga Hillary Clinton ayaa sheegtay inaysan booqan doonin dalka Mexico ka hor doorashada bisha November. Musharaxa la tartamaya ee xisbiga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay