Amerika

Daawo: Booliiska Maraykanka oo Xidh Xidhay Dad u Mudaharaadayey Xaquuqda Madowga.

Daawo: Booliiska Maraykanka oo Xidh Xidhay Dad u Mudaharaadayey Xaquuqda Madowga.

Ciidamada Amaanka ee gobalka Louisiana ayaa xidh xidhay dad gaaraya 100 qof oo ka qeyb qaadanayey banaanbaxyo looga soo horjeedo dilalka Booliiska Maraykanka u gaysto dadka madowga […]

 
 

5-Boolis ah oo Lagu Diley Toogasho Ka Dhacdey Dallas Dalka Maraykanka.

5-Boolis ah oo Lagu Diley Toogasho Ka Dhacdey Dallas Dalka Maraykanka.

Ciidanka Booliska ayaa lagu weeraray bartamaha magaalada Dallas ee gobolka Texas, banaanbax cabasho ah oo dadka madowga ah isugu soo baxeen kadib markii laba qof […]

 
 

Daawo: Hay’ada FBI ee Dalka Maraykanka oo Su’aalo Waydiisay Hillary Clinton.

Daawo: Hay’ada FBI ee Dalka Maraykanka oo Su’aalo Waydiisay Hillary Clinton.

Haweenayda u tartamaysa xilka Madaxweynaha ee dalka Maraykanka Hillary Clinton ayaa iskeed u hortagtey hya’adda FBI waxaana laweydiiyey su’aalo laxidhiidha e-mailkii ay isticmaashey xiligii ay ahayd […]

 
 

Daawo: Obama oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallada Islam Nacaybka Ah ee Trump.

Daawo: Obama oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallada Islam Nacaybka Ah ee Trump.

Madaxweyne Barack Obama ayaa si adag uga jawaabay hadalo lid ku ah muslimiinta oo kasoo baxay Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Donlad Trump oo markale sheegay […]

 
 

Weerar Magaalada Orlando, FL ee Dalka Maraykanka Kadhacay oo 50-Qof Kudhinteen.

Weerar Magaalada Orlando, FL ee Dalka Maraykanka Kadhacay oo 50-Qof Kudhinteen.

Weerar ka dhacay magaalada Orlando oo katirsan gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa waxa ku dhintay ku dhawaad 50 qof. Weerarkan oo ka dhacay goob […]

 
 

Maraykanka: Barack Obama oo Dhexdhexaadinaya Clinton & Sanders.

Maraykanka: Barack Obama oo Dhexdhexaadinaya Clinton & Sanders.

Barack Obama ayaa kulan la yeelan doona murashaxa labaad ee xisbiga Dimuquraadiga Senator Bernie Sanders oo isagu weli sii wada ololaha uu ugu jiro inuu […]

 
 

Daawo: Banaanbax KadhanAh Trump oo Ka Dhacay New Mexico.

Daawo: Banaanbax KadhanAh Trump oo Ka Dhacay New Mexico.

Murashaxa u tartamaya xilka Madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump oo booqasho ku tagay gobalka New Mexico ayaa halkaasi kala kulmay banaanbaxyo looga soo horjeedo oo […]

 
 

Nin Hubaysan oo Soo Weeraray Aqalka-Cad ee Maraykanka oo Toogasho Lagu Dilay.

Nin Hubaysan oo Soo Weeraray Aqalka-Cad ee Maraykanka oo Toogasho Lagu Dilay.

Illaalada Madaxtooyada Maraykanka ee Aqalka Cad ayaa toogtay nin ku hubeysan Bistoolad oo isku dayey inuu goobtaasi sida weyn loo illaaliyo galo. Ciidamada illaalisa Aqalka […]

 
 

Obama oo Booqasho Kutagay Sacuudiga Kulanna Layeeshay Boqor Salmaan.

Obama oo Booqasho Kutagay Sacuudiga Kulanna Layeeshay Boqor Salmaan.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa gaadhay dalka Saudi Arabia, isagoo boqor Salmaan kala hadlo arrimo dhowr ah oo muhiim ah. Waxyaabaha ugu weyn ee diiraadda lagu […]

 
 

Murashaxiinta Bernie Sanders & Ted Cruz oo Kuguuleystay Codbixintii Gobalka Wisconsin.

Murashaxiinta Bernie Sanders & Ted Cruz oo Kuguuleystay Codbixintii Gobalka Wisconsin.

Murashaxa 2aad ee xibsiga Dimuquraadiga Bernie Sander ayaa Hillary Clinton uga guuleystay Codbixinta horudhaca ah ee is reeb reebka murashaxiinta oo xalay ka dhacday gobalka […]

 
 

Maraykanka oo Qorshaynaya In Maxaabiis Horleh Laga Siidaayo Jeelka Guantanamo.

Maraykanka oo Qorshaynaya In Maxaabiis Horleh Laga Siidaayo Jeelka Guantanamo.

Masuuliin ka tirsan Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka (Pentagon) oo saxaafada xog siiyey ayaa sheegay in dhawaan koox horleh oo ka tirsan maxaabiista ku xidhan Xabsiga […]

 
 

Trump oo Iftiimiyay Siyaasadiisa Dibbada Haduu Madaxtinimada Maraykanka Ku Guulaysto.

Trump oo Iftiimiyay Siyaasadiisa Dibbada Haduu Madaxtinimada Maraykanka Ku Guulaysto.

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ugu horeeyo xaga isreeb reebka codbixinta hordhaca ah ee xisbiya Donalda Trump ayaa fikradisii ugu balaadhnayd ka bixiyay siyaasada arrimaha dibbeda ee […]

 
 

16-Xildhibaan oo Congress-ka Maraykanka Kamid Ah Ayaa Kubaaqay In Somaliya Kaalmo Dhaqaale Maraykanku Siiyo.

16-Xildhibaan oo Congress-ka Maraykanka Kamid Ah Ayaa Kubaaqay In Somaliya Kaalmo Dhaqaale Maraykanku Siiyo.

16 mudane oo ka tirsan Congress-ka Maraykanka oo uu ka mid yahay Keith Ellison ayaa saxiixay warqad ay kaga dalbanayaan guddiga arrimaha dibedda ee congress-ka lacag […]

 
 

Madaxda Maraykanka & Cuba oo Wali Ku Kala Argti Duwan Arimo Muhiim Ah.

Madaxda Maraykanka & Cuba oo Wali Ku Kala Argti Duwan Arimo Muhiim Ah.

Kala qaybsanaanta dhanka aragtiyada ee u dhaxeysa mareykanka iyo Cuba ayaa si weyn u soo shaac baxday kaddib markii ay kulmeen hoggaamiyeyaasha labadani dal. Arrimaha ay […]

 
 

Barack Obama oo Booqasho Taariikhi Ah Kutagay Wadanka Cuba.

Barack Obama oo Booqasho Taariikhi Ah Kutagay Wadanka Cuba.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa shalay safar saddex cisho qaadanaya uga bilaabmay magaalada Havana ee dalka Cuba. Madaxweyne Obama ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horreyey ee isagoo […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Canada K Dhacay ee Gumaysiga Lagaga Soo Horjeeday.

Daawo: Mudaaharaadkii Canada K Dhacay ee Gumaysiga Lagaga Soo Horjeeday.

Jaaliyaadka Oromiya iyo Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Canada ayaa banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo Taliska Woyaanaha ku qabtay Gobolka Alberta ee dalka […]

 
 

Baaq: Jaaliyada Somalia Ogadeniya ee Washington Seattle oo Baaq Diraysa.

Baaq: Jaaliyada Somalia Ogadeniya ee Washington Seattle oo Baaq Diraysa.

Jaaliyada Somalia Ogadeniya ee Washington Seattle  B A A Q: Jahliyada Somalida Ogadeniya ee Wshington State, Seattle waxay halkan cambaarayn kulul uga soo jeedinaysaa isbahaysiga xaaranta […]

 
 

Mudaharaad Balaadhan oo Jaaliyadaha Ogadenya & Oromiya Ay Si Wadajir Ah Ugu Qabteen Edmonton.

Mudaharaad Balaadhan oo Jaaliyadaha Ogadenya & Oromiya Ay Si Wadajir Ah Ugu Qabteen Edmonton.

Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton iyo oromada ayaa mudaharaad aad u balaadhan ku qabtay badhatamaha magaalada gaar ahaan aqalka baarlamaanka shacabka ee laga maamulo […]

 
 

Daawo: Murashax Donald Trump oo Laga Arbushay Xaflad uu Ku Dhigan Lahaa Chicago.

Supporters of Republican presidential candidate Donald Trump (left) face off with protesters after a rally on the campus of the University of Illinois-Chicago was cancelled due to security concerns on Friday in Chicago.

Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa  laga kharibay xafladii uu damacsanaa inuu ku qabto magaalada Chicago ee xarunta gobalka Illinois […]

 
 

Shirki isbahaysiga ururka Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) OO Minneapolis lagu qabtay

Shirki isbahaysiga ururka Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) OO Minneapolis lagu qabtay

Waxaa manta Gobolka Minnesota lagu qabtay Shir baladhan oo ay isugu yimiden jaaliyada tagera Jabhadaha xornima doonka ah ee ladagalaama Gumaysiga Ethiopia ee kumidoobay ururka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay