Maraykanka oo Duqaymo Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Soomaaliya.
Dawladda Maraykanka ayaa si weyn kor ugu qaadday weerarrada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, gaar ahaan gobollada dhexe ee Soomaaliya. Ugu yaraan shan weerar oo […]
Dawladda Maraykanka ayaa si weyn kor ugu qaadday weerarrada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, gaar ahaan gobollada dhexe ee Soomaaliya. Ugu yaraan shan weerar oo […]
Donald Trump ayaa maalmihii lasoo dhaafay laga sugayey jawaabta kama danbeysta ah ee xukuumadiisa ka qaadeyso Maxamed Bin Salmaan oo la xaqiijiyey inuu ka danbeeyey […]
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in warbixin laga siiyey cajalad maqal ah oo laga duubay dilka suxufigii Sacuudiga Jamal Khaashuqji loogu gaystay qunsuliyadda Sacuudiga […]
Xubno kamid ah Xildhibaanada labada xisbi ee Maraykanka ayaa si wadajir ah usoo diyaariyey mooshin ay doonayaan in lagu dhaqan-geliyo xayiraad Maraykanka saarayo Boqortooyada Sacuudiga. […]
TV ga caalamiga ah ee CNN ayaa dacwad ku oogay maamulka Trump ka dib markii Aqalka Cad ruqsaddii kala noqday mid ka mid ah wariyeyaashiisa […]
Weerarkan ayaa shalay ka dhacay magaalada Thousand Oaks ee gobalka California, waxaana geystay nin horey uga soo mid ahaan jiray askarta ciidamada Marineska ee dalka […]
Xeer illaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Jeff Sessions ayaa shalay xilka iska casilay kadib markii uu sidaa uu ka codsaday Madaxweynihii horey usoo magacaabay ee […]
Shacabka Mareykanka oo aad u kala qeybsan ayaa shalay codeyay si ay u doortaan xubno cusub oo aqalka congress-ka ah. Natiijada doorashada ayaa beddeli doonta […]
Shalay oo ku beegnayd 5ta bisha November ayey dowlada Maraykanka bilowday dhaqan-gelinta cunaqabateynta dhaqaale oo ay kusoo rogeen wadanka Iran. Cunaqabateyntan oo daba-socota burburintii Maraykanka […]
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay weerar diyaarado loo adeegsaday ay ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya. War qoraal ah oo […]
Hawgalka uu hoggaamiyo isbahaysiga NATO ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa sheegaya in hal askari oo Maraykan ah lagu dilay mid kalena lagu dhaawacay weerar […]
Ugu yaraan laba gabdhood oo muslimiin ah ayaa la filayaa in markii ugu horraysay loo doorto Aqalka Congress-ka Maraykanka. Labadaas gabdhood ayaa kala ah, gabadh […]
Iyada oo maalmo yar ay ka hadhsan yihiin doorashada xiliga dhexe ee dalka Mareykanka ayaa waxaa jira dad sii bilaabay in ay codkooda sii dhiibtaan. […]
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo inuu bedalo Dastuurka dalkaasi Maraykanka ee xuquuqda dhalashada siinaya caruurta ku dhalata dalkaasi. Hadalka kasoo yeeray Trump […]
War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday nawaaxiga deegaanka Kuunyo Barrow Shabeelaha Hoose […]
Ciidamada amaanka ee Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay lix bambaano oo boostada loo dhigay qaar kamid ah Madaxda xisbiga Dimuquraadiga iyo waliba Telefishinka CNN xafiiskiisa […]
Dowlada Maraykanka ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay tilaabo ka qaadi doonaan dowlada Sacuudiga oo loo heysto dilkii Suxufi Jamal Khashoggi oo ka dhacay qunsuliyada […]
Maraykanka ayaa isaga baxaya heshiiskii gantaalada balaastikada ee ridada dhexe ee xanbaara Nukliyeerka (Intermediate-Range Nuclear Forces Treaty) ee ay kula jireen dalka Ruushka. Wakaalada Wararka […]
Donald Trump, Madaxweynaha Mareykanka wuxuu sheegay inuusan ku qanacsanayn sida Boqortooyada Sucuudiga ay uga hadashay dilka weriye Jamaal Kaashogji. Wuxuu sheegay inay suuragal tahay in dhaxal […]
Koox senataro Mareykan ah ayaa ku cadaadinaya madaxweyne Donald Trump inuu baadhitaan ku sameeyo maqnaanshaha suxufiga Sacuudiga, taasi oo hogaamin karta cunaqabateyn la saaro saraakiisha […]
Copyright © 2021 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)