Amerika

Caqabadaha ay La Kulmaan Dadka Laga Tirada Badan Yahay ee Maraykanka.

Caqabadaha ay La Kulmaan Dadka Laga Tirada Badan Yahay ee Maraykanka.

Dalka Mareykanka, waxaa marka laga hadlayo taariikhdiisa soo jireen ka ah ama la sheegaa inuu yahay dal dadkiisa ay kala duwanyhiin isir ahaan, ayna qaarkood […]

 
 

Trump oo Ku Hanjabay Jaritaanka Dhaqaalaha Maraykanku Siiyo Falastiin.

Trump oo Ku Hanjabay Jaritaanka Dhaqaalaha Maraykanku Siiyo Falastiin.

Donald Trump ayaa ku hanjabay in uu jari doono dhaqaalaha Mareykanku uu siiyo Falastiniyiinta, haddii ay ka qeyb gali waayaan wadahadalada nabadda. Wasaaradda arrimaha dibadda […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inay 150 Daacish Ah Dileen.

Maraykanka oo Sheegay Inay 150 Daacish Ah Dileen.

Isbahaysiga uu Mareykanku hogaamiyo ayaa waxa ay sheegeen in duqeyn dhanka cirka ah oo ay ku qaadeen xarumo ay ururka Daacish lwwyihiin lagu dilay 150 […]

 
 

Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.

Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.

Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada labada aqal isku fahmi waayeen meel-marinta Miisaaniyada. Xisbiyada Dimuquraadiga iyo Jamhuuriga […]

 
 

Xiisad La Xidhiidha Ansixinta Miisaaniyada Guud oo Maraykanka Ka Taagan.

Xiisad La Xidhiidha Ansixinta Miisaaniyada Guud oo Maraykanka Ka Taagan.

Dowladda Maraykanka ayaa qarka u saaran in uu qabsado qalalaase weyn oo xaga miisaaniyada ah xili xildhibaanada labada aqal iyo Aqalka Cad ay isku hayaan […]

 
 

Steve Bannon Ku Makhraati Furay Gudiga Aqalka Congress Maraykanka.

Steve Bannon Ku Makhraati Furay Gudiga Aqalka Congress Maraykanka.

Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, Steve Bannon, lagu amray in uu ka hor marag furo guddi […]

 
 

Hogaanka Falastiin oo Ku Gacan Saydhay Qorshaha Trump.

Palestinian President Mahmoud Abbas, speaks during a meeting with the Palestinian Central Council, a top decision-making body, at his headquarters in the West Bank city of Ramallah, Sunday, Jan. 14, 2018. (AP Photo/Majdi Mohammed,l)

Madaxa Ismaamulka Falastiin, Maxamuud Cabbaas, oo hadal ka jeedinayey shirka hogaanka Falastiiniyiinta oo ka arinsanayay sida ay uga fal celinayaan go’aanka Maraykanku ugu soo rarayo […]

 
 

Trump oo Inkiray Afxumo Ka Dhan Ah Dalalka Ay Muhaajiriintu Kasoo Jeedaan.

Trump oo Inkiray Afxumo Ka Dhan Ah Dalalka Ay Muhaajiriintu Kasoo Jeedaan.

Donalda Trump ayaa beeniyay in uu hadalo gef ah ka sheegay waddamada ay ka yimaadaan dadka muhaajiriinta ah ee soo gala Maraykanka. Wararka ku saabsan […]

 
 

Xaakim Maraykan Ah oo Hor Istaagay Qorshaha Trump.

Xaakim Maraykan Ah oo Hor Istaagay Qorshaha Trump.

Garyaqaan Maraykan ah ayaa hor istaagay qorshe uu Aqalka Cad ku doonayay in uu ku soo afjaro barnaamij masaafurinta ka hor istaagaya carruurta ay waalidkood […]

 
 

Trump oo Beeniyay inuu Qabo Xanuunka Dhimirka.

Trump oo Beeniyay inuu Qabo Xanuunka Dhimirka.

Donald Trump, Madaxwaynaha Maraykanka ayaa si xooggan u difaacay in uu caafimaad ahaan u qalmo in uu maamulo xafiiska uu ka taliyo, waxa uuna gaashaanka […]

 
 

Muran Ka Taagan Xaalada Caafimaad ee Maskaxda Trump.

Muran Ka Taagan Xaalada Caafimaad ee Maskaxda Trump.

Soo saarista buugga cusub ee laga qoray Trump ayaa mar kale banaanka keenay dood horey u socotay oo ku saabsanayd xaalada caafimaadka maskaxda ee Donald […]

 
 

Sharciga Xayiraada Socdaalka Mareykanka oo Qaybo ka Mid Ah La Hor Istaagay

epa03657248 People show their support during a rally for comprehensive immigration reform on the West Front of the US Capitol in Washington DC, USA, 10 April 2013. Several thousand people attended the rally.  EPA/MICHAEL REYNOLDS

Dalka Mareykanka Sabtidii ayaa xaakim heer federal ah waxa uu hor-istaagay qaybo ka mid ah sharcigii xayiraada socdaalka ee Madaxweyne Trump ee xadidayay soo galitaanka […]

 
 

Trump oo Ku Fashilmay Meel Marinta Go’aankiisii Qudus Ku Aadanaa.

Trump oo Ku Fashilmay Meel Marinta Go’aankiisii Qudus Ku Aadanaa.

Dalka Togo waa dalka kaliya ah ee Afrikan ah ee codkiisa ku taageeray go’aankii Trump uu Qudus ugu aqoonsaday in ay tahay caasimadda Israa’iil. Golaha […]

 
 

Maraykanka oo Jaraya Taageeradii uu Siin Jiray Ciidanka Soomaaliya.

Maraykanka oo Jaraya Taageeradii uu Siin Jiray Ciidanka Soomaaliya.

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay jarayso tageerada ay siin jirtay Ciidanka Soomaaliya, sababta ayaa ah musuqmaasuq baahsan oo wax laga qaban waayay oo ku […]

 
 

Weerar Ka Dhacay New York & Nin Loo Qabtay Weerarkaas.

Weerar Ka Dhacay New York & Nin Loo Qabtay Weerarkaas.

Qarax ayaa ka dhacay boosteejada Port Authority ee Dagmada Manhattan ee magaalada New York ee dalkan Maraykanka. Booliska magaalada New York ayaa sheegay in ay […]

 
 

Kuxigeenka Madaxwaynaha Maraykanka oo Loo Diiday Inuu Falastiin Booqdo.

Kuxigeenka Madaxwaynaha Maraykanka oo Loo Diiday Inuu Falastiin Booqdo.

Kuxigeenka Madaxwaynaha Maraykanka, Mike Pence oo lagu waday in uu dhamaadka bishan tago dhulka Falastiin ayaa la sheegay in laga codsaday in uusan halkaasi isku […]

 
 

Trump oo Magaalada Al-Qudus u Aqoonsaday Caasimada Israa’iil.

Trump oo Magaalada Al-Qudus u Aqoonsaday Caasimada Israa’iil.

Madaxweyne Trump ayaa isagoo ka hadlayey aqalka cad wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday in magaalada muranku ka taagan yahay ee Al-Quddus ay tahay caasimadda […]

 
 

Maxkamada-Sare ee Maraykanka oo Dhaqan Galisay Xayiraadii Muslimiinta.

The Supreme Court held a special sitting on June 15, 2017, for the formal investiture ceremony of Associate Justice Neil M. Gorsuch.  President Donald J. Trump and First Lady Melania Trump attended as guests of the Court.  Members of the Supreme Court with the President in the Justices’ Conference Room at a courtesy visit prior to the investiture ceremony. From left to right: Associate Justices Elena Kagan, Samuel A. Alito, Jr., Ruth Bader Ginsburg, and Anthony M. Kennedy, Chief Justice John G. Roberts, Jr., President Donald J. Trump, and Associate Justices Neil M. Gorsuch, Clarence Thomas, Stephen G. Breyer, and Sonia Sotomayor.

Maxkamada sare ee dalka Maraykanka ayaa ogolaatay in la dhaqan galiyo Xayiraadii xukuumada Trump ay kusoo rogtay dadka ka imaanaya lix wadan oo Muslimiin ah […]

 
 

Trump oo Sheegay In Talaabadii uu Flynn Qaaday Ay Sharci Ahayd.

Trump oo Sheegay In Talaabadii uu Flynn Qaaday Ay Sharci Ahayd.

Donald Trump, Madaxwaynaha Maraykanka ayaa isku soo jeediyay eedeeymo cusub oo ku saabsan in uu caqabad ku noqday cadaaladda ka dib markii uu bartiisa Tweeter-ka […]

 
 

Sanetka Maraykanka oo Ansixinaya Qaanuunka Canshuur Dhimista.

Sanetka Maraykanka oo Ansixinaya Qaanuunka Canshuur Dhimista.

Aqalka Senetka ee Maraykanka ayaa meel mariyay sharci canshuur dhimis ah, kaasoo dhabbaha u xaadhaya guushii ugu horraysay ee Donald Trump uu ka gaadho dhanka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay