Amerika

Trump oo Sheegtay Inuu Isagu Ka Dambeeyay Go’doominta Qadar.

Trump oo Sheegtay Inuu Isagu Ka Dambeeyay Go’doominta Qadar.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donalda Trump ayaa sheegtay in kuu ka dambeeyay caddaadiska ay dalalka Khaliijku saareen dawladda Qadar. Trump ayaa sheegay in markii uu dhawaaan […]

 
 

Taageeroyaasha Trump oo Ka Walaabsan Weeraro Argagixiso In Lala Beegsado.

Taageeroyaasha Trump oo Ka Walaabsan Weeraro Argagixiso In Lala Beegsado.

Weerarada ay kooxaha xagjirka ah ka gaysteen London iyo kuwii hore uga dhacay Faransiiska iyo Biljamka ayaa cabsi badan ku abuuray dadka deggan gobollada dhexe […]

 
 

Diidmadii Trump ee Heshiiskii Cimilada oo Beesha Caalamku Cambaaraysay.

Diidmadii Trump ee Heshiiskii Cimilada oo Beesha Caalamku Cambaaraysay.

Dalalka hodanka ah iyo kuwa saboolka ah ayaa labaduba cambaareeyey go’aanka Madaxweyne Trump kaga saaray Maraykanka heshiiska caalamiga ah ee la dagaallanka isbedelka cimilada. Ururka […]

 
 

Trump oo Ku Dhawaaqay In Uu Iskaga Baxay Heshiiskii Cimilada Aduunka.

Trump oo Ku Dhawaaqay In Uu Iskaga Baxay Heshiiskii Cimilada Aduunka.

Madaxweyne Trump ayaa caddeeyey in Maraykanku ka baxayo heshiiskii Paris ee la dagaalanka isbedelka cimilada aduunka. Trump ayaa go’aankan ku dhawaaqay isagoo taagan kaabadda Aqalka […]

 
 

Agaasinkii Warfaafinta ee Aqalka Cad ee Maraykanka oo Iscasilay.

Agaasinkii Warfaafinta ee Aqalka Cad ee Maraykanka oo Iscasilay.

Agaasimihii Warfaafinta u qaabilsanaa Aqalka Cad eelooga arimiyo dalka Mareykanka, Mike Dubke, ayaa xilkii iska casilay saddex bilood kaddib markii jagadaasi loo magacaabay. Mr. Dubke […]

 
 

Madaxwayne Trump oo Diiday Heshiiskii Isbadalka Cimilada.

Madaxwayne Trump oo Diiday Heshiiskii Isbadalka Cimilada.

Hogaamiyayaasha wadamada G7 ee dalalka hodanka ah, ayaa ku guuldaraystay in ay ku heshiiyaan qoraal wadajir ah oo ku aaddan isbedelka cimilada adduunka. Lix ka […]

 
 

Baadhitaankii FBI da oo Lugaha Lasoo Galay Wiilka uu Trump Sodoga U Yahay.

Baadhitaankii FBI da oo Lugaha Lasoo Galay Wiilka uu Trump Sodoga U Yahay.

Sida laga soo xiganayo warbaahinta Maraykanka ayaa sheegaya in baadhitaanka ay waddo hay’adda dambi-baadhista Maraykanka ee FBI ee ku aadan Ruushka ayaa cagaha la galay […]

 
 

Maraykanka oo Qirtay in Saanad Militari Ay Ka Luntay 2016 Kii.

Maraykanka oo Qirtay in Saanad Militari Ay Ka Luntay 2016 Kii.

Warbixin ay soo saartay hay’ada Xaquuqul Insaanka ee Amnesty International ayaa looga hadlay hub aad u badan oo la sheegay in militariga Maraykanka geeyey dalalka […]

 
 

Xubno Katirsan Congress-ka Maraykanka oo Cambaareeyay Kooxda TPLF.

Xubno Katirsan Congress-ka Maraykanka oo Cambaareeyay Kooxda TPLF.

Qaraar kasoo baxay xubno katirsan golaha Congress-ka maraykanka ayaa aad loogu dhaleeceeyay falalka foosha xun ee uu taliska wayaanuhu shacabka uu gumaysto kula dhaqmo, waxayna […]

 
 

Madaxwayne Trump oo Safar Kiisii Ugu Horeeyay Ku Tagaya Wadanka Sucuudiga.

Madaxwayne Trump oo Safar Kiisii Ugu Horeeyay Ku Tagaya Wadanka Sucuudiga.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa safarkii ugu horeysay tan iyo intii uu xilka la wareegay ku tagaya dalka Sacuudiga. Trump ayaa lagu wadaa inta uu […]

 
 

Madaxii Hore ee FBI-da oo Lafilayo In uu Sir Trump Ka Dhan Ah Soo Bandhigo

Madaxii Hore ee FBI-da oo Lafilayo In uu Sir Trump Ka Dhan Ah Soo Bandhigo

Madaxii hore ee hay’ada Danbi Baadhista Maraykanka ee FBI James Comey ayaa lagu wadaa in uu dhawaan hortago Guddiyada Baarlamaanka si uu uga hadlo wixii […]

 
 

Trump oo Sir Xasaasi Ah Si Khaldan Ula Wadaagay Ruushka.

Trump oo Sir Xasaasi Ah Si Khaldan Ula Wadaagay Ruushka.

Wargayska The Washington Post ayaa shaaciyay xog ay ka heshay saraakiil ka shaqeysa Aqalka Cad ee Maraykanka looga arimiyo, kuwaasi oo xaqiijiyey in Madaxweynaha Donald […]

 
 

Mareykanka oo ku Eedeeyay Dowladda Suuriya in ay laynayso maxaabiis.

Mareykanka oo ku Eedeeyay Dowladda Suuriya in ay laynayso maxaabiis.

Maraykanka ayaa ku eedeeyay dowladda Suuriya in xabsi milateri oo ku yaalla meel u dhaw caasimadda Dimishiq ay ka samaysay goob lagu gubo meydadka kumannaan […]

 
 

Trump oo Shaqada ka Eryay Madixii Hay’adda FBI da.

Trump oo Shaqada ka Eryay Madixii Hay’adda FBI da.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xilkii ka qaaday madaxii hay’adda dambibaadhista Maraykanka ee FBI-da, James Comey. Aqalka Cad ayaa sheegay in Madaxweyne Trump uu go’aankiisa […]

 
 

Barack Obama oo Farriin u Diray Xubnaha Aqalka Congress-ka.

Barack Obama oo Farriin u Diray Xubnaha Aqalka Congress-ka.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inuu rajeynayo in xubnaha aqalka congress-ka Mareykanka ay noqdaan kuwa ay ka go’an tahay “inay eegaan xaqiiqda, […]

 
 

Askari Maraykan Ah oo Soomaaliya Lagu Dilay & Labo Kale oo Lagu Dhaawacay.

Askari Maraykan Ah oo Soomaaliya Lagu Dilay & Labo Kale oo Lagu Dhaawacay.

Hogaaminta Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya ku sugan ayaa sheegaya in askari kamid ah ciidamadooda khaaska ah ee sida gaarka ah u taba baran lagu dilay […]

 
 

Trump oo Doonaya In uu Kulan Layeesho Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.

Trump oo Doonaya In uu Kulan Layeesho Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi.

Mudo yar uun kadib marki uu ku celceliyey in uu ka fakarayo tallaabo millatari oo ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi, ayuu madaxweyne Donald Trump sheegay […]

 
 

Dowlada Maraykanka oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Itoobiya.

Dowlada Maraykanka oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Itoobiya.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta wadanka Maraykanku aysan usafrin wadanka Gumaysiga Itoobiya, warkan kasoo […]

 
 

Maraykanka oo Joojiyay Qabqabashada Soomaalida Sharci La’aanta Ah.

Maraykanka oo Joojiyay Qabqabashada Soomaalida Sharci La’aanta Ah.

Hey’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan guryahooda ama goobahooda shaqo loogu […]

 
 

Maraykanka oo Ka Arinsanaya Wixii Waqooyiga Kuuriya uu Kayeeli Lahaa.

Maraykanka oo Ka Arinsanaya Wixii Waqooyiga Kuuriya uu Kayeeli Lahaa.

Labada Wasiir ee Arrimaha Dibadda, Rex Tillerson iyo Gaashaandhigga, Jim Matttis ayaa warbxin cusub siinaya Xildhibaanada Aqalka sare ee Maraykanka taas oo ku saabsan xaaladda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay