Shirkada Air China oo Joojisay Isticmaalka Diyaaradaha Boeing 737 MAX8.
Shirkada Air China ayaa joojisay isticmaalka diyaaradaha Boeing 737 MAX8 oo ah nooca dayuuradii Ethiopian Airlines ee Axadii shalay soo dhacday oo ay ku dhinteen […]
Shirkada Air China ayaa joojisay isticmaalka diyaaradaha Boeing 737 MAX8 oo ah nooca dayuuradii Ethiopian Airlines ee Axadii shalay soo dhacday oo ay ku dhinteen […]
Madaxweynaha dalka Suuriya Bashar Al Assad ayaa markii ugu horeysay in muddo ah safar aan horey loo shaacin ku tagay dalka ay xulafada yihiin ee […]
Muslimiinta ku dhaqan gobolka Kashmiir ayaa lagu wargeliyay inay feejignaadaan xilli ay soo baxayaan warar sheegayo in muslimiinta gobolkaasi ay wajahayaan cabsi iyo handdadaad kaddib […]
/ Asia /
Lacagtan ayaa ah canshuurta Isra’el ka qaado dhulka ay heysato ee Daanta Galbeed ee wabiga Urdun (West Bank). Heshiiskii horey loo dhex dhigay maamulka Falastiin […]
/ Asia /
Ugu yaraan 27 askari ayaa ku dhintay weerar bambaano oo ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaadhi bas ah oo siday ciidamada Jamhuuriga Iran oo marayey […]
Wasiir hore uga tirsanaa dowladda Israel oo lagu eedeeyey inuu basaas u ahaa Iran, ayaa xabsi ku qaadan doona 11 sano, taasi oo qeyb ka […]
Dowladda Mareykanka ayaa ku warramaysa inay horumar ka sameysay dadaallada ay kula dagaalamayso kooxda Daacish ee Afghanistan, ayada oo xaqiijisay in afhayeenkii kooxdaas lagu dilay […]
Saraakiisha dalka Afqanistaan waxay sheegeen in baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay afaaafka hore ee dhismo dowladda ay ku leedahay magaalada caasimadda […]
Kooxda Taliban ayaa sheegtay in wada-hadallada socda oo ay la leeyihiin Mareykanka diiradda lagu saarayo oo kaliya sidii ciidamada ajnabiga ah looga saari lahaa dalka […]
Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay, 24 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax is-miidaamin baabuur loo adeegsaday oo lagu qaaday xarunta booliska magaalo xeebeedka […]
Dableey hubeysan ayaa shalay weeraray qunsuliyadda uu Shiinuhu ku leeyahay magaalada Karachi ee dalka Pakistan. Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada booliska ee […]
Hawgalka uu hoggaamiyo isbahaysiga NATO ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa sheegaya in hal askari oo Maraykan ah lagu dilay mid kalena lagu dhaawacay weerar […]
Wararka maanta oo Arbaca ah kasoo baxaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah lagu qaaday Shaqaalaha Xabsiga ugu weyn dalkaasi ee ku yaala […]
Diyaarada oo ay leedahay shirkada Lion Air ayaa soo dhacday daqiiqado kadib markii ay ka duushay garoon ku yaala magaalada caasimada dalka Indonesia ee Jakarta. Diyaaradan […]
Shacabka dalka Afghanistan ayaa shalay sabtidii u dareeray doorashada mudada dheer dib loo dhigayey, iyadoo ay weeraro badan oo ay geysatay kooxda Talibanka ka dhaceen […]
Taliyihii ciidanka Booliska ee gobolka Kandahar ee dalka Afqaanistaan ayaa ururka Talibaan toogasho ku dileen Gen. Cabdul Rizaaq ayaa loogu yeedhi jiray Taliyaha awooda badan, […]
Saddex sarkaal oo xilal sare ka hayey koonfurta dalka Afghanistan oo uu ku jiro taliyaha booliska ee awood badnaa Jeneral Cabdul Raziq, ayaa lagu dilay […]
Kooxda Taliban ayaa ku amartay dagaalyahanadeeda inay weeraraan mas’uuliyiinta iyo ciidamada ammaanka ee maamulaya doorashooyinka baarlamaan ee bishan ka dhacaya dalka Afghanistan. Bayaan ay shalay […]
Madaxweynihii hore ee Koonfurta Kuuriya Lee Myung-bak ayaa 15 sano oo xadhiga ah lagu xukumay kadib markii lagu helay musuq-maasuq. Mr. Lee ayaa waxaa jimcihii […]
Khasaaraha ka dhashay hirarkii Tsunamiga ee Jimcihii lasoo dhaafay ku dhuftay jasiirada Sulawesi ee ku taala badhtamaha wadanka Indonesia. Tirada dhimashada ee illaa iyo hada […]
Copyright © 2021 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)