Asia

Qarax Ismiidaamin Ah oo Afqaanistaan Ka Dhacay.

Afghan security forces inspect the site of a Taliban-claimed deadly suicide attack in Kabul, Afghanistan, Tuesday, April 19, 2016. Armed militants in Afghanistan have staged a coordinated assault on a key government security agency in the capital Tuesday morning, killing many and wounding more than 320 people. (AP Photo/Rahmat Gul)

Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay, afar kalena waa lagu dhaawacay weerar ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay bariga dalka Afghanistan. Qofka ismiidaamiyey ayaa […]

 
 

Ra’iisal wasaarihii Hore ee Pakistan oo 10 Sano Lagu Xkumay.

Ra’iisal wasaarihii Hore ee Pakistan oo 10 Sano Lagu Xkumay.

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa toban sano oo xabsi ah ku xukuntay ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif, kaddib markii ay ku heshay […]

 
 

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Malaysiya oo Maxkamad Lasoo Taagay.

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Malaysiya oo Maxkamad Lasoo Taagay.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia Najib Razak, ayaa shalay si rasmi ah loogu soo oogay dacwado lala xiriira fadeexad musuq-maasuq oo balaayin dollar ah. […]

 
 

Masuqii Malaysiga oo Galaaftay Ra’iisul Wasaarihii Hore.

Masuqii Malaysiga oo Galaaftay Ra’iisul Wasaarihii Hore.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia Najib Razak, ayaa shalay la xidhay ayada oo lagu tuhun sanyahay fadeexad musuq-maasuq oo balaayin dollar lagu lunsaday inuu […]

 
 

Khasaare Ka Dhashay Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Dawlada Iran.

Khasaare Ka Dhashay Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Dawlada Iran.

Warbaahinta dowlada Iiraan ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday in tiro dad ah ay ku dhaawacmeen dibad baxyo balaadhan oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay […]

 
 

Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Afqaanistaan.

Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Afqaanistaan.

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Jalalabad ee bariga dalka Afqaanistaan. Qaraxan oo ka […]

 
 

Diyaaradaha Israa’iil oo Duqeeyay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.

Diyaaradaha Israa’iil oo Duqeeyay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.

Warbaahinta dalka Suuriya ayaa sheegtay in laba gantaal oo Israel ay soo tuurtay ay ku dhaceen bartilmaameedyo ku yaalla meel u dhow garoonka diyaaradaha caalamiga […]

 
 

Erdogan oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada.

Erdogan oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada.

Tayyib Erdogan, Madaxwaynaha Turkiga iyo xisbigiisa ayaa guul weyn ka gaadhay doorashadii guud ee Axadii ka dhacday dalkaasi oo markii ugu horaysay shacabka halmar u […]

 
 

Shiinaha & Hindiya oo Canshuur Culus Kusoo Rogay Ganacsiga Maraykanka.

Shiinaha & Hindiya oo Canshuur Culus Kusoo Rogay Ganacsiga Maraykanka.

Dawlada Shiinaha ayaa shaacisay jawaab ku socota canshuurta iyo tarifada Maraykanka uu dul saaray birta iyo aluminium laga keeno dalkaasi. Xukuumada Shiinaha oo sheegtay in […]

 
 

Hogaamiyihii Talibanka-Pakistan oo Duqeyn Lagu Dilay.

Hogaamiyihii Talibanka-Pakistan oo Duqeyn Lagu Dilay.

Hogaamiyihii kooxda Talibanka Pakistan Mullah Fazlullah ayaa la sheegay in lagu dilay duqeyn ay gaysteen diyaaradaha Maraykanka. Mullah Fazlullah ayaa la sheegay in uu ku […]

 
 

Shacabka Ree Kashmiir oo Kacdoon Hindiya Ka Dhan Ah Bilaabay.

Shacabka Ree Kashmiir oo Kacdoon Hindiya Ka Dhan Ah Bilaabay.

Kocdoon looga soo horjeeda maamulka Hindiya ee kashmiir ayaa sii xoogaystay kadib markii mid ka mid ah laba dibedbaxayaal ah oo gaari jiiray uu dhintay. […]

 
 

Hogaaminta Laba Kuuriya oo Kulan Lama Filaan Ah Yeeshay.

Hogaaminta Laba Kuuriya oo Kulan Lama Filaan Ah Yeeshay.

Madaxda labada kuuriya ayaa shalay oo sabti ahayd kulan aan horey loo shaacinin ku yeeshay xuduuda u dhaxeysa labadaasi wadan. Kim Jong-un iyo Moon Jae-in […]

 
 

Shiinaha oo Soomaaliya Deeq Lacageed Gudoonsiiyay.

Shiinaha oo Soomaaliya Deeq Lacageed Gudoonsiiyay.

Shiinaha ayaa Soomaaliya gudoonsiisay lacag gaadhay 1.5 milyan oo doller maraykanka ah taasi oo loogu gurmanayo dadka ay fatahaadu ku saamaysan dalka. Wasiirka Arrimaha Dibbada […]

 
 

Isra’iil oo Duqaysay Saldhigyo Ay Iran Ku Leedahay Suuriya.

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2017-04-23 17:25:26Z |  |

Israel ayaa shalay sheegtay in diyaaradaheeda dagaalku ay duqeeyeen saldhigyo milatariga Iran ay ku leeyihiin gudaha dalka Syria, ayaga oo ka jawaabaya gantaaallo Iran ay […]

 
 

Taliban oo Nabad Ugu Baaqday Dawlada Afghanistan.

It goes with the story of Afghanistan-Taliban Relocation, By MIRWAIS KHAN and LYNNE O’DONNELL
FILE - In this May 27, 2016 file photo, Taliban fighters react to a speech by their senior leader in the Shindand district of Herat province, Afghanistan. (AP Photos/Allauddin Khan, File)

Hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Taliban ayaa ku baaqay nabad ka dhacda dalka Afghanistan. Baaqa kasoo yeedhay madaxa caddaaladda Taliban, Mawlawi Abdul Hokom ayaa […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Masjid Afghanistan Ku Yaala oo Khasaare Gaystay.

Weerar Ka Dhacay Masjid Afghanistan Ku Yaala oo Khasaare Gaystay.

Wakaaladaha wararka ee aduunka ayaa sheegaya in ugu yaraan 14 qof ay ku dhinteen weerar ismiidaamin ah oo Axadii lala beegsaday masaajid ku yaala dalka […]

 
 

Iran oo Maraykanku Uga Digtay Ka Bixitaanka Heshiiskii Nukleerka.

Iran oo Maraykanku Uga Digtay Ka Bixitaanka Heshiiskii Nukleerka.

Xassan Rooxaani, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegay in Maraykanku ka qoomameyn doono haddii uu ka baxo heshiiskii Nukliyeerka ee Iran uu la […]

 
 

Hindiya: Dufaano Boodh Wata oo 100 Qof Dilay.

Hindiya: Dufaano Boodh Wata oo 100 Qof Dilay.

Ugu yaraan 95 qof ayaa ku dhimatay dad badan waa ay ku dhaawacmeen duufaanno xoog badan oo boodh wata marki ay ku dhufteen Paradesh iyo […]

 
 

Khamenei oo Sheegay Maraykanku oo Duulan Kusoo Yahay Iran.

Khamenei oo Sheegay Maraykanku oo Duulan Kusoo Yahay Iran.

Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa Isniintii war laga baahiyey telefishinka dowladaasi ku sheegay in Maraykanka wado ollole iyo duulaan ka dhanka wadankooda, […]

 
 

25 Qof oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Afghanistan.

25 Qof oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Afghanistan.

Ugu yaraan 25 ruux ayaa ku dhimatay labo qarax oo ka dhacay caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, waxaana ka mid ah sawir qaade ka tirsan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay