Asia

Jabhada Rohingya oo Weerartay Ciidanka Myanmar .

FILE PHOTO - A Myanmar soldier (C) and a policeman patrol a road in Maungdaw, Myanmar, August 31, 2017. REUTERS/Soe Zeya Tun/File Photo

Jabhada u dagaalanta xuquuqda muslimiinta Rohingya ee dalka Burma ayaa weerar ku qaaday ciidamada dowlada ee ku sugan Gobalka Rakhine. Weerarkan oo ahaa mid jidgooyo […]

 
 

Kacdoonkii Shacabka Iiraan oo Sii Socda Maalintii 6aad.

Kacdoonkii Shacabka Iiraan oo Sii Socda Maalintii 6aad.

Waxaa wali dalka Iran ka socda banaanbaxyada looga soo horjeedo dowlada, waxaana sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay mudaharaadyada rabshadaha wata. In ka badan 20 […]

 
 

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Maraykanka U Hanjabay.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Maraykanka U Hanjabay.

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa sheegey in Mareykanka ay tahay in uu aqoonsado in barnaamijka Nugleerka ee dalkaasi uu yahay mid dhab ah. […]

 
 

Dibad-Baxyo Balaadhan oo Dalka Iiraan Ka Socda.

Dibad-Baxyo Balaadhan oo Dalka Iiraan Ka Socda.

Waxaa sii kordhaya isku dhacyada booliiska iyo dibadbaxayaasha dalkaasi Iiraan. Muqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya ugu yaraan 2 qof oo lagu toogtay magaalada […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Dalka Afgaanistaan oo Khasaare Gaystay.

Qarax Ka Dhacay Dalka Afgaanistaan oo Khasaare Gaystay.

Madaxda dalka Afgaanistaan ayaa sheegay in weerar ismiidaamin ah uu Isniintii lasoo dhaafay diley afar qof oo shacab ah iyo labo askarta sirdoonka kamid ah, […]

 
 

Xarunta Nabadsugida Dalka Afghanistan oo La Weeraray.

Xarunta Nabadsugida Dalka Afghanistan oo La Weeraray.

Waxaa shalay Isniintii uu iska hor imaad ka dhacay magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistan, kadib markii ay kooxo hubeysan weerar ku qaadeen xarunta lagu […]

 
 

Turkiga oo Safaarad Ka Furanaya Bariga Magaalada Qudus.

Turkiga oo Safaarad Ka Furanaya Bariga Magaalada Qudus.

Madaxwaynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadii shalay ahayd sheegay in Dowladiisu ay rajeyneyso in ay safaarad ka furato caasimada Falastiin ee Bariga Qusus, […]

 
 

Koox Naftood-Haligeyaal Ah oo Qarax Culus Ka Gaystay Pakistan.

Koox Naftood-Haligeyaal Ah oo Qarax Culus Ka Gaystay Pakistan.

Koox naftood-haligeyaal ah oo ka kooban afar qof ayaa weerar ku qaaday jaamacad ku taalla waqooyi galbeed ee dalka Pakistan, halkaasi oo ay ku dileen […]

 
 

Daalibaan & Daacish oo Dagaalo Ku Dhexmaray Afqaanistaan.

Daalibaan & Daacish oo Dagaalo Ku Dhexmaray Afqaanistaan.

Dagaalo xooggan oo dhawr bari socday ayaa ku dhex maray kooxaha Daalibaan iyo Daacish ee dalka Afghanistan, iyagoo lagu soo waramayo in labada dhinacba ay […]

 
 

Waqooyi Kuuriya oo Tijaabisay Gantalkoodii Ugu Tayada Sareeyay.

Waqooyi Kuuriya oo Tijaabisay Gantalkoodii Ugu Tayada Sareeyay.

Kuuriyada Waqooyi ayaa ku guulaysatay tijaabinta gantaalkoodii ugu tayada sareeyay oo xambaari kara bambaanada Nukliyeerka. Gantaalkan ayaa hawada Sare u galay illaa 4500 km, midaasi […]

 
 

Jasiirada Bali ee Induniisaya oo Halis Ugu Jirta Folkaanada Buurta Agung.

Jasiirada Bali ee Induniisaya oo Halis Ugu Jirta Folkaanada Buurta Agung.

Madaxda dalka Induniisiya ayaa feejignaantii ugu sareysay galiyay jasiiradda loo dalxiiska tago ee Bali sababo la xidhiidha cabsi laga qabo in folkaana (Burkaano) uu halkaasi […]

 
 

Qarax Shiinaha Ka Dhacay oo Khasaare Gaystay.

Qarax Shiinaha Ka Dhacay oo Khasaare Gaystay.

Qarax ka dhacay magaalo xeebeedka Ningbo ee Bariga dalka Shiinaha ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan laba ruux, halka ay ku dhaawacmeen tobaneeyo kale. Qaraxan […]

 
 

Isra’iil oo Sacuudiga Ka Caawinaysa La Dagaalanka Iiraan.

Isra’iil oo Sacuudiga Ka Caawinaysa La Dagaalanka Iiraan.

Abaanduulaha Ciidamada Isra’iil (Yuhuuda) General Gadi Eisenkot ayaa wareysi uu bixiyey ku sheegay in Ciidanka Isra’iil ay diyaar u yihiin inay xogta iyo sirta la […]

 
 

Dhulgariir Culus oo Ku Dhuftay Dalalka Ciiraaq & Iiraan.

Dhulgariir Culus oo Ku Dhuftay Dalalka Ciiraaq & Iiraan.

Dhulgariir axaddii ku dhuftay xuduudda u dhaxaysa dalalka Ciraaq iyo Iiran ayaa dilay in ka badan 300 oo qof, ayada oo 2,500 qof kale ay […]

 
 

Hamid Karzai oo Maraykanka Ku Eedeeyay Samaynta Daacishta Afqanistan.

Hamid Karzai oo Maraykanka Ku Eedeeyay Samaynta Daacishta Afqanistan.

Hamid Karzai, Madaxweynihii hore ee dalkaasi Afghanistan ayaa waraysi uu siiyay Talafeeshinka Aljazeera ku sheegay in dowlada Maraykanka ay wax ka ogeyd kooxda Daacish ee […]

 
 

Iiraan oo Digniin Culus Udirtay Dalka Maraykanka.

Iiraan oo Digniin Culus Udirtay Dalka Maraykanka.

Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan Ruhani ayaa sheegay in dalkiisu uu sameysan doono hub kastaa oo muhiim u ah in uu iska difaaco weerar lagu soo […]

 
 

Israa’iil oo Weerartay Xarumaha War-Baahinta Falastiiniyiinta.

Israeli security forces gather at the scene where a female Palestinian was shot dead by Israeli troops at the entrance to Kiryat Arba near the West Bank city of Hebron June 24, 2016. REUTERS/Mussa Qawasma    - RTX2I08I

Militariga Israel ayaa weerar ku qaaday xarumaha shirkadaha warbaahinta Falastiiniyiinta ee Daanta Galbeed, taasi oo ay ku sheegeen howlgal looga jawaabayo hurinta rabashado ka dhan […]

 
 

Militariga Turkiga oo Gudaha U Galay Dalka Suuriya.

Militariga Turkiga oo Gudaha U Galay Dalka Suuriya.

Askarta wadanka Turkiga oo wata gaadiidka qafilan ayaa ka gudbay xudduudda Suuriya, waxayna Anqara sheegtay inay arrintaas qayb ka tahay hawlgal looga gol leeyahay in […]

 
 

Turkiga oo Qorshaynaya Duulan Ka Dhan Magaalada Idlib ee Dalka Suuriya.

Turkiga oo Qorshaynaya Duulan Ka Dhan Magaalada Idlib ee Dalka Suuriya.

Ciidamo ay taageerayaan dowladda Turkiga ayaa sii kordhiyey duullaan ay ku qaadeen kooxaha jihaad-doonka ah ee magaaladda Idlib haysta. Waxayna u muuqataa weerarkani mid lagu […]

 
 

Maxkamada Guud ee Turkiga oo Xukuntay Askartii Qorsheysay Dilka Erdogan.

Maxkamada Guud ee Turkiga oo Xukuntay Askartii Qorsheysay Dilka Erdogan.

Maxkamada guud ee dalka Turkiga ayaa xukun ku diray 34 askari oo lagu eedeeyey inay qorsheenayeen dilka Madaxweyne Erdogan xiligii uu socday Inqilaabkii militari ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay