Asia

Turkiga oo Qorshaynaya Duulan Ka Dhan Magaalada Idlib ee Dalka Suuriya.

Turkiga oo Qorshaynaya Duulan Ka Dhan Magaalada Idlib ee Dalka Suuriya.

Ciidamo ay taageerayaan dowladda Turkiga ayaa sii kordhiyey duullaan ay ku qaadeen kooxaha jihaad-doonka ah ee magaaladda Idlib haysta. Waxayna u muuqataa weerarkani mid lagu […]

 
 

Maxkamada Guud ee Turkiga oo Xukuntay Askartii Qorsheysay Dilka Erdogan.

Maxkamada Guud ee Turkiga oo Xukuntay Askartii Qorsheysay Dilka Erdogan.

Maxkamada guud ee dalka Turkiga ayaa xukun ku diray 34 askari oo lagu eedeeyey inay qorsheenayeen dilka Madaxweyne Erdogan xiligii uu socday Inqilaabkii militari ee […]

 
 

Kulan Dhexmaray Amiirka Qatar & Wasiirka Arimaha Dibada Iran.

Kulan Dhexmaray Amiirka Qatar & Wasiirka Arimaha Dibada Iran.

Wasiirka Arrimaha dibada ee Iran Maxamed Javad Zarif ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagay magaalada Doxa ee xarunta Qatar.  Waa markii ugu horeysay oo uu […]

 
 

Dalka Iran oo Tijaabiyay Gantaal Heerkiisu Meel Dhexaad Yahay.

Dalka Iran oo Tijaabiyay Gantaal Heerkiisu Meel Dhexaad Yahay.

Iran ayaa tijaabisey gantaal nooca ridada dhexe ah. Telefishanka Dowladda Iran leedahay ayaa muujiyey sawirada gantaalka la tijaabiyey. Gantaalkan ayaa lagu soo bandhigey maalintii Jimacada […]

 
 

Shiinaha oo Dhimaya Shidaalkii uu u Dhoofin Jiray Kuuriyada Waqooyi.

Shiinaha oo Dhimaya Shidaalkii uu u Dhoofin Jiray Kuuriyada Waqooyi.

Wadanka Shiinaha, ayaa sheegay in ay xaddidi doonaan batroolka ay u dhoofiyaan wadanka Kuuriyada Waqooyi, si ay ugu hoggaansanto cuna qabateyntii golaha ammaanka ee QM […]

 
 

Waqooyiga Kuuriya oo Sheegay Inaysan Cuna-Qabayn Waxba Yeelaynin.

Waqooyiga Kuuriya oo Sheegay Inaysan Cuna-Qabayn Waxba Yeelaynin.

Kuuriyada Woqooyi ayaa ku hanjabtay in cunna qabateyn kale iyo cadaadis dheeraad ah ay ka helayaan awood ay ku sii hormariyaan barnaamijka nukliyerka. War-saxaafadeed aad […]

 
 

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaal Kale Dul Marisey Hawada Japan.

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaal Kale Dul Marisey Hawada Japan.

Kuuriyada Waqooyi ayaa jawaab ka bixisey cunno qabetyntii lagu soo rogey todobaadkan. Gantaal laga ridey caasimadda dalkaas ee Pyongyang ayaa dul marey hawada sare ee […]

 
 

Waqooyi Kuuriyada oo Bam Haydarojiin Ah Tijaabisay.

Waqooyi Kuuriyada oo Bam Haydarojiin Ah Tijaabisay.

Waqooyi Kuuriyada ayaa xaqiijisey in ay tijaabiyeen Bam Haydarojiin ah, subaxnimadii hore ee Axadii. Fariinta Kuuriyada Waqooyi ku xaqiijisey tijaabadan cusub ee hubkan Nukliyeerka ah […]

 
 

Muslimiinta Rohinga oo Dhibaato Ba’an Ay Lasoo Daristay.

Muslimiinta Rohinga oo Dhibaato Ba’an Ay Lasoo Daristay.

Dad lagu qiyaasay 58600 oo qof oo qawmiyadda Rohinga ah ayaa ka gudbey xuduudka Bangaladesh todobaadkii u danbeeyey, sida laga soo xiganayo hay’adda UNCHR ee […]

 
 

Kumanaan Qof oo Muslimiinta Rohingya oo Kaqaxay Dalka Myanmar.

Kumanaan Qof oo Muslimiinta Rohingya oo Kaqaxay Dalka Myanmar.

Kumannaan qof ayaa isaga qaxay guryahooda kaddib laba maalmood oo ay qulqulato ka taagnayd gobolka Rakhine ee dalka Myanmar, gobolkaas oo dhibaatada ka taagan ay […]

 
 

Daacish oo Dad Ku Xasuuqday Caasimada Afqaanistaan ee Kabul.

Daacish oo Dad Ku Xasuuqday Caasimada Afqaanistaan ee Kabul.

Maleeshiyaadka Daacish ee Afghanistan ayaa weerar culus la beegsaday Masaajid ay ku cibaadeystaan dadka Shiicada ah oo ku yaal caasimada dalkaasi ee Kabul. Ugu yaraan […]

 
 

Israa’iil oo Albaabada Iskugu Dhufatay Xafiiskii Al-Jaziira TV.

Israa’iil oo Albaabada Iskugu Dhufatay Xafiiskii Al-Jaziira TV.

Dowlada Yuhuuda ayaa sheegtay inay dhulka ay ka taliso ka mamnuucday inay ka shaqeyso Warbaahinta Aljazeera ee laga leeyahay dalka Qatar. Go’aankan ay xukuumada Israel […]

 
 

Waqooyiga Kuuriya oo Gantaalkii 2aad Tijaabisay.

Waqooyiga Kuuriya oo Gantaalkii 2aad Tijaabisay.

Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegaya in Kuuriyada Woqooyi ay markii labaad tijaabisay gantaal dheereeya oo ah kuwa isaga kala goosha qaaradaha. Gantaalkaasi ayaa in […]

 
 

Ra’iisul-Wasaarihii Dalka Pakistan oo Xilkii Laga Qaaday.

Ra’iisul-Wasaarihii Dalka Pakistan oo Xilkii Laga Qaaday.

Maxkamadda sare ee dalka Pakistan ayaa ka mamnuucday Ra’iisul-Wasaare Nawaz Shariif inuu xafiis dadweyne qabto, kuna amartay inuu si deg deg ah isku casilo. Afhayeen […]

 
 

Qarax Khasaare Culus Gaystay oo Afqaanistaan Kadhacay.

Afghan security forces inspect the site of a Taliban-claimed deadly suicide attack in Kabul, Afghanistan, Tuesday, April 19, 2016. Armed militants in Afghanistan have staged a coordinated assault on a key government security agency in the capital Tuesday morning, killing many and wounding more than 320 people. (AP Photo/Rahmat Gul)

Qarax ismiidaamin baabuur ah oo ay kooxda Taliban fulisay ayaa ugu yaraan 24 qof ku dilay, islamarkaana 40 kale ku dhaawacay magaalada Kabul ee caasimadda […]

 
 

Safaarada Israa’iil Ee Urdun Ay Kuleedahay oo Laweeraray.

Safaarada Israa’iil Ee Urdun Ay Kuleedahay oo Laweeraray.

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Isra’el ayaa sheegtay in askari ilaalo ka ah safaaradda dalkaas ee Jordan (Urdun) uu toogasho ku dilay laba qof oo u […]

 
 

Erdogan oo Ku Baaqay In Laxaliyo Khilaafka Khaliijka.

Erdogan oo Ku Baaqay In Laxaliyo Khilaafka Khaliijka.

Recep Tayyip Erdogan, Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa sheegay in cidna aysan dan ugu jirin inay daba dheeraadaan xasaradaha u dhaxeeya Qadar iyo dalalka deriska la […]

 
 

Iran oo Sacuudiga Ku Eedaysay Inuu Jabsaday Barta Ay Twitter Ka Ku Leeyihiin.

Iran oo Sacuudiga Ku Eedaysay Inuu Jabsaday Barta Ay Twitter Ka Ku Leeyihiin.

Saxaafada dalka IRAN ee Carabiga ku baxda ee loo yaqaan Al Alam, ayaa ku eedaysay Boqortooyada Sacuudi Carabiya inay ka danbeysay kooxdii jabsatay bartooda ay […]

 
 

Madaxwaynaha Turkiga oo Khudbad Qiiro Leh Shacabka U Jeediyay.

Madaxwaynaha Turkiga oo Khudbad Qiiro Leh Shacabka U Jeediyay.

Racep Tayyip Erdogan, Madaxweynaha Turkiga, ayaa tobanaan kun oo qof u jeediyey khudbad qiiro leh, dadkaas oo iskugu soo baxay xuska sannad guuradii koobaad ee […]

 
 

Turkiga oo Laga Xusay Sanad-Guuradii 1aad ee Kasoo Wareegtay Afgambigii Fashilmay.

Turkiga oo Laga Xusay Sanad-Guuradii 1aad ee Kasoo Wareegtay Afgambigii Fashilmay.

Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqdey in 15 Luuliyo ay tahay maalin fasax qaran ah, waxaana dalkaas shalay laga xusay sanad kadib inqilaabkii fashilmey ee ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay