Asia

Waqooyiga Kuuriya oo Gantaal Cusub Tijaabisay.

Waqooyiga Kuuriya oo Gantaal Cusub Tijaabisay.

Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisey gantaal nooca balaastikada ah ee ridada dheer ee isaga talaaba qaaradaha adduunka. Gantaalkan cusub  ayaa la sheegayaa in uu gaari karo […]

 
 

Qarax Shidaal oo Khasaare Balaadhan Ka Gaystay Dalka Pakistan.

Qarax Shidaal oo Khasaare Balaadhan Ka Gaystay Dalka Pakistan.

Ugu yaraan 140 qof ayaa ku dhintay dab ka dhashay booyad shidaal siday oo ku gadoontay duleedka magaalada Bahawalpur ee gobalka Punjab. Dadka ku dhintay […]

 
 

Qarax Khasaare Balaadhan Gaystay oo Afqaanistan Ka Dhacay.

Qarax Khasaare Balaadhan Gaystay oo Afqaanistan Ka Dhacay.

Wararka Wakaalada Wararka Ogadenya (ONA) soo gaadhaya ayaa sheegaya in ugu yaraan 80 qof ay ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay caasimadda wadanka […]

 
 

Dagaal Culus oo Dhexmaray Daacish & Militariga Filibiin.

Dagaal Culus oo Dhexmaray Daacish & Militariga Filibiin.

Waxaa sii kordheysa tiradda dadka ku dhintay dagaalka ka socda magaalada Marawi ee koonfurta dalka Filibiin. Deegaankaasi oo ay qabsatay koox taageersan maleeshiyada Daacish. Madaxweynaha […]

 
 

Turkiga oo Soomaaliya U Diraya Khubaro & Saraakiil Ciidan.

Turkiga oo Soomaaliya U Diraya Khubaro & Saraakiil Ciidan.

Xukuumada Turkiga ayaa shaacisay in 300 askari oo ka tirsan ciidanka oo isugu jira tababarayaal iyo ciidamo si gaar ah u tababaran ay u soo dirayaan […]

 
 

Weeraro Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Dalka Indonesia.

Weeraro Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Dalka Indonesia.

Sida ay kusoo waramayaan Wakaaladaha wararka ee caalamka ayaa sheegaya in qaraxyo lala beegsaday Arbacadii goob basaska laga raaco oo ku taala magaalada Jakarta ee […]

 
 

Hindia oo Doonaysa Inay Xidho Daaciga Caanka ah Ee Dr. Zakir Naik.

Hindia oo Doonaysa Inay Xidho Daaciga Caanka ah Ee Dr. Zakir Naik.

Booliiska dalka India ayaa ka codsaday Hay’ada Amniga dunnida ee Interpol in loo soo gacan geliyo Wadaadka Muslimka ah ee Caanka ah Dr. Zakir Naik […]

 
 

Xasan Ruuxaani oo Ku Guulaystay Doorashadii Iran Ka Dhacday.

(FILES) A picture taken on June 17, 2013 shows Iranian president-elect Hassan Rowhani waving as he attends a press conference in Tehran. Rowhani, the cleric and reputed moderate who is to be sworn in as Iran's president on August 3, has vowed to engage more with world powers in hopes of easing economic sanctions. AFP PHOTO/BEHROUZ MEHRI        (Photo credit should read BEHROUZ MEHRI/AFP/Getty Images)

Madaxweynaha IRAN, Hassan Rouhani ayaa markale ku guuleystay doorashada Madaxweynaha, tartanka sanadkan ayaa ahaa mid aad u adag oo dhex maray Rouhani iyo Murashaxa labaad […]

 
 

Kuuriyada Woqooyi oo Gantaal Dheereeya Tijaabisay.

Kuuriyada Woqooyi oo Gantaal Dheereeya Tijaabisay.

Kuuriyada Waqooyi ayaa shalay oo Axad ahayd tijaabisay gantaal kuwa riddada dheer ah oo gaadhi kayara ilaa 4,500 kiilo-mitir. Aqalka Cad ee looga taliyo dalka […]

 
 

Maraakiibta Dagaalka ee Shiinaha oo Gaadhay Dalka Philippines.

Maraakiibta Dagaalka ee Shiinaha oo Gaadhay Dalka Philippines.

Maraakiibta dagaalka Shiinaha ayaa gaadhay dalka Philippine markii ugu horraysay muddo todoba sanadood ah, iyadoo dalka Philippine damacsanyahay in uu hagaajiyo xidhiidhka uu la leeyahay […]

 
 

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaalo ay tuureen Hawada ku Qarxay.

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaalo ay tuureen Hawada ku Qarxay.

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa markale tijaabisay mid kamid ah Gantaaladeeda ridada dheer balse waxaa lagu soo warmayaa in gantaalkaasi uu hawada ku qarxay daqiiqado kadib […]

 
 

Diyaaradaha Yuhuuda oo Duqeeyay Sal-Dhig Ciidan oo Dimishiq Kuyaala.

Diyaaradaha Yuhuuda oo Duqeeyay Sal-Dhig Ciidan oo Dimishiq Kuyaala.

Madaafiic ay Israa’iil ridday ayaa qaraxo waa wayn iyo holac ka kiciyay xarun ciidan oo u dhaw garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee magaalada Dimishiq, […]

 
 

Weerar Lagu Dilay 140 Askari oo Ka Dhacay Wadanka Afghanstan.

Weerar Lagu Dilay 140 Askari oo Ka Dhacay Wadanka Afghanstan.

In ka badan 140 ruux ayaa geeriyootay kadib marki ay kooxda Taliban Jumcihii weerartay saldhig ciidan oo ay leeyihiin ciidamada dowlada Afqaanistaan oo ku taalla […]

 
 

Ahmeddinejad oo Iclaamiyay In Uu U Tartamayo Doorashada Madaxtinimada Iran.

Ahmeddinejad oo Iclaamiyay In Uu U Tartamayo Doorashada Madaxtinimada Iran.

Sida laga soo xigtay Warbaahinta caalamka, Madaxweynihii hore ee dalka Iran Ahmedinajad oo dunida si weyn looga yaqaano ayaa si rasmi ah u iclaamiyay in […]

 
 

Daawo: Japan oo Markale Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Xeebaha Soomaaliya.

Daawo: Japan oo Markale Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Xeebaha Soomaaliya.

Dawlada Japan ayaa xeebaha dalka Soomaaliya usoo dirtay maraakiib dagaal. Hawlagaladan ayaa qeyb ka ah mashruuca la dagaalanka Budhcad badeedka Soomaaliya, todobaadyadii lasoo dhaafay ayaa […]

 
 

Xeer Ilaaliyaha Kuuriyada Koonfureed oo Amray In La Xidho Madaxwaynihii Hore.

Xeer Ilaaliyaha Kuuriyada Koonfureed oo Amray In La Xidho Madaxwaynihii Hore.

Wararka ka imaanaya Koonfurta Kuuriya ayaa sheegaya in Xeer illaalinta dalka amar ku bixisay in lasoo xidho haweenayda Madaxweynihii hore ahayd ee Park Geun-hye oo […]

 
 

Madaxwaynihii Koonfurta Kuuriya oo Xilkii Laga Qaaday.

Madaxwaynihii Koonfurta Kuuriya oo Xilkii Laga Qaaday.

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Park Geun-Hye ayaa shaqada laga joojiyey, waxaana lagu dhawaaqey in dalku gelayo doorasho Madaxweyne muddo laba bilood gudaheed ah. Maxkamadda sare ayaa […]

 
 

Ciidanka Dalka Iraq oo Qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee Muusil.

Ciidanka Dalka Iraq oo Qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee Muusil.

Masuuliinta Ciidanka Iraq ayaa sheegay in ciidamadooda uu Mareykanka taageero ay qabsadeen garoonka diyaaradaha magaalada Mosul oo ay kooxda Daacish (ISIS) maamuleysay tan iyo sanaddii […]

 
 

Qaramada Midoobay oo NATO Ku Eedaysay In Ay Xasuuq Ka Gaysteen Dalka Afghanistaan.

Qaramada Midoobay oo NATO Ku Eedaysay In Ay Xasuuq Ka Gaysteen Dalka Afghanistaan.

Sida ay Wakaaladaha wararka ee caalamiga ah kusoo waramayaan duqaymo ay diyaaradaha dagaalka ee Mareykanku ka fuliyeen Wadanka Afghanistan ayay ku dileen Tobaneeyo qof oo […]

 
 

The Growing Regional Clout of the UAE

The Growing Regional Clout of the UAE

Many in the Arab world and elsewhere now understand that the UAE has the power to influence the direction taken by regional developments. United Arab […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay