Asia

Weerarkii Bangaladheesh oo Lasoo Afjaray & 20-Qof oo Ku Dhimatay.

Weerarkii Bangaladheesh oo Lasoo Afjaray & 20-Qof oo Ku Dhimatay.

Ciidanka Militariga ee dalka Bangladesh ayaa sheegay in 20-qof ay ku dhinteen weerarkii ka dhacay makhaayad ku taalla caasimadda dalkaas ee Dhaka. Milateriga ayaa intaa raaciyay in […]

 
 

Afar Qof oo Maleeshiyaan Ah oo Dabley Hubaysan Ay Qafaasheen.

Afar Qof oo Maleeshiyaan Ah oo Dabley Hubaysan Ay Qafaasheen.

4-qof oo u dhashay dalka Maleeshiya ayaa laga qafaashay biyaha u dhaxeeya Maleeshiya iyo Filibiin, halkaasoo caan ku ah hawlgalalda kooxo islaamiyiin ah. Dadkani ayaa lagu […]

 
 

Dagaal Dhexmaray Ciidanka Azerbayjan & Dagaal Yahanka Nagorno Karabakh.

Dagaal Dhexmaray Ciidanka Azerbayjan & Dagaal Yahanka Nagorno Karabakh.

Dagaal culus ayaa dhex maray ciidammada waddanka Azerbayjan iyo kuwa gooni u goosadka ee gobolka Nagorno Karabakh. Azerbayjan ayaa sheegtay in ciidammadeeda qalabka sida ay […]

 
 

Daawo: Filimkii Argagaxa Casaa Ee laga Mataley Xasuuqa ka Dhaca Ethiopia..

Daawo: Filimkii Argagaxa Casaa Ee laga Mataley Xasuuqa ka Dhaca Ethiopia..
 
 

Ururka Dhaalibaan oo Duqeeyay Dhismaha Baarlamaanka Afqaanistaan ee Magaalada Kabul.

Ururka Dhaalibaan oo Duqeeyay Dhismaha Baarlamaanka Afqaanistaan ee Magaalada Kabul.

Ururka Dhaalibaan ee dalka Afghanistan ayaa gantaallo ku garaacday dhismaha cusub ee baarlamaanka magaalada kabul ayagoo qarxiyey daaqadaha mid ka mid ah dhismaha, Saraakiishu waxay sheegeen […]

 
 

UN: Kumannaan Ayaa Ku Dhimatay Xasilooni Daridda Afghanistan Kajirta.

UN: Kumannaan Ayaa Ku Dhimatay Xasilooni Daridda Afghanistan Kajirta.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tirada shacabka ku waxyeeloobay colaadda Afghanistan ee sanadkii 2015-ka ay gaadhay heerkii ugu sareeyay. Tiradaasi ayaa boqolkiiba 4 ka sareysa tii […]

 
 

Madaxwaynaha Iran Xassan Ruuxaani oo Booqanaya Dalka Faransiiska.

Madaxwaynaha Iran Xassan Ruuxaani oo Booqanaya Dalka Faransiiska.

Madaxwaynaha dalka Iran Xasan Ruxaani ayaa booqanaya dalka Faransiiska kadib saddex maalmood oo uu joogay wadanka Talyaaniga. Mr. Ruuxaani ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiisyo ganacsi […]

 
 

Iran oo Cunaqabatayntii Saarayd Si Rasmi Ah Looga Qaaday.

US Secretary of State John Kerry (R) and Iranian Foreign Minister Javad Zarif (L) shake hands as Omani Minister Responsible for Foreign Affairs Yussef bin Alawi (2nd R) and former EU top diplomat Catherine Ashton watch in Muscat on November 9, 2014. Kerry will seek a breakthrough in nuclear talks with Iran, with domestic pressures in both countries now weighing heavily on hopes for a deal. Kerry and Zarif will seek to close substantial gaps that in recent months have blocked efforts to turn an interim agreement into a comprehensive settlement.    AFP PHOTO/NICHOLAS KAMM/POOL        (Photo credit should read NICHOLAS KAMM/AFP/Getty Images)

Wadanka Iran ayaa Sabtidii si rasmi ah looga qaaday cunaqabatayntii saarnayd dalkaasi kadib markii ay kasoo baxday shuruudihii ku qornaa heshiiskii Xakamaynta Barnaamijka Nukliyeerka ee […]

 
 

Dawlada Iiraan oo Shaacisay Inay Dacwad Kadhan Ah Sacuudiga U Gudbin Doonto Qaramada Midoobay.

Dawlada Iiraan oo Shaacisay Inay Dacwad Kadhan Ah Sacuudiga U Gudbin Doonto Qaramada Midoobay.

Wadanka Iiran ayaa lagu wadaa inay dacwad u gudbiso Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay iyadoo uga dacwooneysa Duqayntii ay diyaaradaha Sucuudiga la beegsadeen Safaarada Iran […]

 
 

Iiraan oo Ugu Baaqday Sacuudiga Inay Xaliyaan Xurgufta Siyaasadeed ee U Dhaxaysa

Iiraan oo Ugu Baaqday Sacuudiga Inay Xaliyaan Xurgufta Siyaasadeed ee U Dhaxaysa

Xukuumada Iran ayaa markii ugu horaysay sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal la xadhiidha xal u raadinta xiisada ka dhex aloosantay Boqortooyada Sucuudiga iyo Iran. […]

 
 

Shirwaynaha Midaynta Wadamada Islaamka oo Tehran Ka Furmay.

Shirwaynaha Midaynta Wadamada Islaamka oo Tehran Ka Furmay.

Waxaa caasimada Iran ee Tehran ka furmay shirwaynaha midaynta dalalka Islaamka oo lagu soo beegay Todobaadka xuska dhalashada Nebi Maxamed SCW. Furitaankii shirkaasi ayuu khudbad […]

 
 

Ra’iisul Wasaaraha India oo Booqasho Kadis Ah Kutagay Dalka Pakistan.

Ra’iisul Wasaaraha India oo Booqasho Kadis Ah Kutagay Dalka Pakistan.

Raiisul Wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa socdaal kutagay wadanka Pakistan markii ugu horraysay tan iyo markii uu xafiiska qabtay sanadkii hore. Narendra Modi ayaa […]

 
 

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay dab ka dhacay Taywan

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay dab ka dhacay Taywan

In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay markii uu dab ka dhex kacay dad isugu soo baxay xaflad lagu qabanayay fagaare loo damaashaad […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay