Boqolaal ka tirsan dagaal yahanka Daacish ee ka dagaalamayey Suuriya ayaa isu dhiibay xoogaga Kurdida ee SDF oo hada ku hareeraysan tuuladii ugu danbeysay ee […]
Dabley hubeysan oo aan haybtooda la garanaynin ayaa weerar ku qaaday dhismaha wasaaradda arrimaha dibadda Libya ee ku taalla magaalada caasimadda ah ee Tripoli. Illo […]
Heshiiskii xabad joojinta ahaa ee ay kala saxiixdeen dhinacyada ku dagaallamaya dalka Yemen ayaa burburay daqiiqado un ka hor inta aanan la gaadhin wakhtigii kama […]
Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga Adel al-Jubeir ayaa gaashaanka ku dhuftay codsi ay dowladda Turkiga Sacuudiga uga dalbatay in ay ugu soo gacan geliso laba sarkaal […]
Hay’ada Sirdoonka Maraykanka ee CIA ayaa shalay u gudbisay Trump, xogta ay hay’adaasi ka diyaarisay dilkii Suxufi Jamal Khashoggi ee ka dhacay Qunsuliyada Sacuudiga ku […]
Dacwad oogaha guud ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa codsaday in ciqaab dil lagu xukumo shan qof oo la sheegay in lagu tuhmayo dilka suxufi Jamaal Khaashuqji. […]
Ila wareedyo dhanka caafimaadka ah oo ka imanaya magaalada Xudeydah ee dalka Yemen ayaa sheegaya in dad toboneeyo dhan oo ka tirsan Xuutiyiinta lagu dilay […]