Carabta

Ciidamada Israel oo Weerar Ka Gaystay Gudaha Marinka Gaza.

Ciidamada Israel oo Weerar Ka Gaystay Gudaha Marinka Gaza.

Koox ka tirsan ciidamada khaaska ah ee Israel oo watay gaadiid ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen 3km marinka Gaza iyagoo weerarkooda la […]

 
 

Dagaalyahanka Xuutiyiinta oo Goobo Muhiim Ah Laga Qabsaday.

Dagaalyahanka Xuutiyiinta oo Goobo Muhiim Ah Laga Qabsaday.

Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraatiga oo ay gacan siinayaan ciidamada taageersan dowlada Yemen ayaa sheegay inay guulo ka gaadheen dagaalka xoogan ee ka socda nawaaxiga magaalada […]

 
 

QM Oo Sheegtay In Daacish Ay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Badan.

QM Oo Sheegtay In Daacish Ay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Badan.

In kabadan 200 xabaal wadareedyo ah oo ay ku aasan yihiin kumanaan qof ayaa laga helay deeganno ay maamuli jireen kooxdii Daacish gudaha dalka Ciraaq. […]

 
 

Dagaal Ka Dhacay Magaalada Xudeydah ee Dalka Yamen.

Dagaal Ka Dhacay Magaalada Xudeydah ee Dalka Yamen.

Ila wareedyo dhanka caafimaadka ah oo ka imanaya magaalada Xudeydah ee dalka Yemen ayaa sheegaya in dad toboneeyo dhan oo ka tirsan Xuutiyiinta lagu dilay […]

 
 

Ciidanka Dalka Masar Ayaa Sheegay In Ay Dileen 19 Ka Tirsan Daacish.

Ciidanka Dalka Masar Ayaa Sheegay In Ay Dileen 19 Ka Tirsan Daacish.

Ciidamada dalka Masar ayaa sheegay in ay dileen 19 kamid ah islaamyiinta mayalka adag, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay in ay dileen 7 qof oo […]

 
 

Daacishta Masar oo Weerartay Ku Laysay Dad Kirishtaan Ah.

Daacishta Masar oo Weerartay Ku Laysay Dad Kirishtaan Ah.

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatay weerar shalay oo Jimce ah lagu qaaday gaadhi bas ah oo siday dad Kirishtaan ah oo booqanayey Kaniisad […]

 
 

Sacuudiga oo Sheegay Dilkii Khashoggi Lasii Qorsheeyay.

Sacuudiga oo Sheegay Dilkii Khashoggi Lasii Qorsheeyay.

Dowladda Sacuudiga ayaa mar kale beddeshay sharaxaadeeda dilka suxufi Jamal Khashoggi loogu gaystay gudaha qunsuliyadda Riyadh ee Istanbul, waxaana markan ay sheegtay in dilka uu […]

 
 

Bin Salman oo U Tacsiyeeyay Qoyskii Khaashuuqi uu Ka Geeriyooday.

Bin Salman oo U Tacsiyeeyay Qoyskii Khaashuuqi uu Ka Geeriyooday.

Saudi Arabia ayaa sheegtay in dhaxal-suge Maxamed Bin Salman uu Khadka taleefonka kula hadlay wiilka suxufiga la dilay ee Jamal Khashoggi, si uu uga tacsiyeeyo […]

 
 

Warbixintii Sacuudiga ee Ku Aadanayd Dilkii Khaashhuqi oo Gadmi Wayday.

Warbixintii Sacuudiga ee Ku Aadanayd Dilkii Khaashhuqi oo Gadmi Wayday.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa soo foodsaaray culays ku aaddan in ay faah faahin dheeri ah ka bixiso geeridii qoraagii dalkaas u dhashay Jamal Khashoggi. […]

 
 

Sacuudiga oo Qirtay Dilkii Suxufi Jamaal Khashgooji.

Sacuudiga oo Qirtay Dilkii Suxufi Jamaal Khashgooji.

Warbaahinta dowladda Sucuudiga waxay sheegtay in weriye Jamaal Khashgooji uu geeriyooday kaddib markii uu ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda gudaheeda xilli uu halkaasi joogay. […]

 
 

Saxafi U Dhashay Sacuudiga oo Turkiga Dhexdiisa Laga La’yahay.

Saxafi U Dhashay Sacuudiga oo Turkiga Dhexdiisa Laga La’yahay.

Suxufi u dhashay dalka Sacuudiga ayaan dib loo arag tan iyo markii uu gudaha u galay qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul, horraantii toddobaadkan. Jamal Khashoggi, […]

 
 

Barham Saalax oo Loo Doortay Madaxwaynaha Dalka Ciraaq.

Barham Saalax oo Loo Doortay Madaxwaynaha Dalka Ciraaq.

Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa Talaadadii ku guuleystay inuu doorto Madaxweynaha cusub kadib muddo bilo ah oo uu ismari waa ka dhex taagnaa axsaabta dalkaasi. Tan […]

 
 

Malaayiin Kamid Ah Caruurta Yemen oo Macaluul Ay Lasoo Daristay.

Malaayiin Kamid Ah Caruurta Yemen oo Macaluul Ay Lasoo Daristay.

Hay’adda samafalka ee Save The Children ayaa sheegaysa in hal milyan oo ka mid ah carruurta dalka Yemen ay halis ugu jiraan macaluul, xilli qoysas […]

 
 

Falastiin oo Xidhay Xafiiskii Ay Maraykanka Ku Lahaayeen.

Falastiin oo Xidhay Xafiiskii Ay Maraykanka Ku Lahaayeen.

Waxaa khamiistii si rasmi ah loo xidhay xafiiskii uu Maamulka Falastiin ku lahaa magaalada Washington DC ee caasimada Maraykanka, kadib amar todobaadkan kasoo baxay xukuumada […]

 
 

Sacuudiga oo Hub Casri Ah Ka Iibsanaya Spain.

Sacuudiga oo Hub Casri Ah Ka Iibsanaya Spain.

Dowlada Spain ayaa sheegtay in gantaalada Casriga ah oo gaaraya 400 ku wareejin doonto Boqontooyada Sacuudiga, todobaad kadib markii la hakiyey iibka hubka. Xukuumada Spain […]

 
 

Weerar Ismiidaamin Ah oo Lagu Qaaday Hay’ada Batroolka Liibiya.

Weerar Ismiidaamin Ah oo Lagu Qaaday Hay’ada Batroolka Liibiya.

Koox hubeysan ayaa Isniintii weerar ku qaaday xarunta dhexe ee hay’ada Batroolka ee wadanka Liibiya oo ku taal badhtamaha caasimada dalkaasi ee Tripoli. Weerarkan ayaa […]

 
 

Kacdoon Shacab oo Ka Socda Magaalada Basra ee Dalka Ciraaq.

Kacdoon Shacab oo Ka Socda Magaalada Basra ee Dalka Ciraaq.

Waxaa magaalaada Basra ee koonfurta dalka Ciraaq ka socda dibadbaxyo rabshado wata oo ay dadka kaga soo horjeedaan dowladda. Ayatollah Ali Sistani, oo ka mid […]

 
 

Madaxweynaha Masar oo saxiixay sharci lagu xakamaynayo Internet-ka.

Madaxweynaha Masar oo saxiixay sharci lagu xakamaynayo Internet-ka.

Madaxweynaha dalka Masar,Abdel Fattah al-Sisi, ayaa saxiixay sharci lagu adkeynayo xakamaynta adeegyada internetka dalkaasi. Xukuumadda dalkaasi ayaa sheegtay in tallaabooyiinkan looga gol leeyahay in lagu […]

 
 

QM oo Dalbaday Baadhitaan Ka Dhan Ah Duqayntii Carruurta Yaman.

QM oo Dalbaday Baadhitaan Ka Dhan Ah Duqayntii Carruurta Yaman.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dalbaday in baadhitaan madax bannaan oo lagu kalsoon yahay lagu sameeyo duqayntii diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sucuudigu ku dileen […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Dalka Yemen oo 29 Caruur Ay Ku Dhinteen.

Weerar Ka Dhacay Dalka Yemen oo 29 Caruur Ay Ku Dhinteen.

Hay’adda Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in ay dhinteen 29 carruur ah, halka 30 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii xulafada uu hogaamiyo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay