Carabta

Ciidanka Amniga Masar oo Labo Nin oo Ikhwaanul-Muslimiin Ah Toogasho Ku Dilay.

Ciidanka Amniga Masar oo Labo Nin oo Ikhwaanul-Muslimiin Ah Toogasho Ku Dilay.

Booliska dalka Masar ayaa toogasho ku diley laba ay sheegeen in ay ka tirsanayeen Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee wadanka laga mamnuucay kadib afgambigii ay sameeyeen […]

 
 

Wadamada Khaliijka Carabta oo Qaramada Midoobay Ugu Baaqay Inay Faro-Galiso Colaada Suuriya.

Wadamada Khaliijka Carabta oo Qaramada Midoobay Ugu Baaqay Inay Faro-Galiso Colaada Suuriya.

Wadamada Khaliijka Carabta ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay (QM) inay soo farageliso Suuriya si loo joojiyo duqaynta cirka ah ee lagu hayo magaalada Xalab oo Golahani […]

 
 

Boqortooyada Sacuudiga oo Maraykanka Uga Digtay Dacwada Weerarkii 9/11, 2001.

Boqortooyada Sacuudiga oo Maraykanka Uga Digtay Dacwada Weerarkii 9/11, 2001.

Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa ugu baaqday aqalka Congress-ka Mareykanka in uusan u ogolaan elehada dadkii ku dhintay weerarkii 11-kii September 2001-dii in ay qaadaan tallaabo […]

 
 

Ku dhawaad Boqol Carruur Ah oo Lagu Dilay Bariga Xalab Tan & Jumcihii Tagay.

Ku dhawaad Boqol Carruur Ah oo Lagu Dilay Bariga Xalab Tan & Jumcihii Tagay.

Sida ay wararku sheegayaan dagaalka loogu jiro qabsashada bariga magaalada Xalab waxaa uu magaaladaas ka dhigay mid ka liidata kawaan xoolaha lagu qalo, ayuu sheegay […]

 
 

Dagaal Culus oo Ciidanka Turkiga & Daacish Dhex-maray oo Khasaare Gaystay.

Dagaal Culus oo Ciidanka Turkiga & Daacish Dhex-maray oo Khasaare Gaystay.

Ciidanka Turkiga ayaa sheegay in khasaaro ciidankooda kasoo gaadhay dagaalo ay la galeen xoogaga Daacish ee ku sugan waqooyiga dalka Suuriya. Dagaalkan ayaa ka dhacay duleedka koonfureed […]

 
 

Afhayeenkii Ururka Daacish oo Duqayn Dhanka Cirka Ah Lagu Dilay.

Afhayeenkii Ururka Daacish oo Duqayn Dhanka Cirka Ah Lagu Dilay.

Wararka kasoo baxaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in duqeyn dhanka cirka ah lagu dilay afhayeenkii kooxda Daacish (ISIS) ee ka dagaalanta wadamada Ciraaq iyo Suuriya […]

 
 

Isbahaysiga La Dagaalamaya Xuutiyiinta oo Duqaymo La Beegsaday Shacabka.

Isbahaysiga La Dagaalamaya Xuutiyiinta oo Duqaymo La Beegsaday Shacabka.

Sida ay wararku sheegayaa kummanaan kun qof oo muddaaharadayaal ah ayaa isugu soo baxay caasimadda wadanka Yemen ee Sanca iyagoo kuwaasoo ka cabanayay duqaymaha ay […]

 
 

Jaliyada S.Ogadenia Ee Sucuudiga Oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Jaliyada S.Ogadenia Ee Sucuudiga Oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Maanta oo Jimce ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 5/8/16 waxaa magaalada Riyaad ee Caasimada Wadanka Boqortooyada Sucuudiga ka qabsoomay shirkii Jaaliyada S.ogadenia ee wadanka sucuudiga […]

 
 

Daawo: Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Diyaaradaha ee Emirates oo Dab Qabsaday.

Daawo: Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Diyaaradaha ee Emirates oo Dab Qabsaday.

Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Emirates ayaa si deg-deg ah ugu degtey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Dubai ee dalka Isku-Taga Imaaraadka Carabta (UAE) […]

 
 

Daawo: Baarlamanka Tuunis oo Kalsoonidii Kala Laabtay Xukuumada.

Daawo: Baarlamanka Tuunis oo Kalsoonidii Kala Laabtay Xukuumada.

Ra’iisul-Wasaaraha dalka Tuuniisiya Xabiib Essid ayaa waayey codka kalsoonida ee Baarlamaanka dalkaasi u qaadey maalintii Sabtida. Baarlamaanka Tuurniisiya oo ka kooban 217 Xildhibaan ayaa 118 kamid ah […]

 
 

Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad oo 90 Qof Ku Dhinteen.

Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad oo 90 Qof Ku Dhinteen.

Ku Dhawaad 90 qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ka dhacay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad, waxaana ku dhaawacmay dad ka badan 170 kale. […]

 
 

Xizbullah oo Kooxaha Suniyiinta Ah ee Suuriya Ka Dalaama Ku Eedeeyay Inay Dileen Masuul Sare oo Ururkooda Katirsan.

Xizbullah oo Kooxaha Suniyiinta Ah ee Suuriya Ka Dalaama Ku Eedeeyay Inay Dileen Masuul Sare oo Ururkooda Katirsan.

Ururka hubaysan ee Xisbullaah ee Lubnaan ayaa sheegaya in kooxaha xagjirka ah ee Sunniyiinta ah ay mas’uul ka yihiin dilka Jumcihii loo gaystay hogaamiyihii ugu […]

 
 

Ciidanka Amniga ee Dalka Ciraaq Ayaa Lawareegay Xarunta Baarlamaanku uu Ku Leeyahay Magaalada Baqdaad.

Ciidanka Amniga ee Dalka Ciraaq Ayaa Lawareegay Xarunta Baarlamaanku uu Ku Leeyahay Magaalada Baqdaad.

Ciidanka Amaanka ee wadanka Ciraaq ayaa lawareegay Xarunta Baarlamaanka ooy Sabtidii xoog ku galeen kumanaan taageerayaasha Wadaadka Shiicada ah ee Muqtada Al-Sadar kuwaasi oo muddo […]

 
 

Obama oo Booqasho Kutagay Sacuudiga Kulanna Layeeshay Boqor Salmaan.

Obama oo Booqasho Kutagay Sacuudiga Kulanna Layeeshay Boqor Salmaan.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa gaadhay dalka Saudi Arabia, isagoo boqor Salmaan kala hadlo arrimo dhowr ah oo muhiim ah. Waxyaabaha ugu weyn ee diiraadda lagu […]

 
 

Ciidanka Cirka ee Suuriya oo Duqeeyay Xarumaha Mucaaridku Ay Ku Leeyihiin Gobolka Idlib.

Ciidanka Cirka ee Suuriya oo Duqeeyay Xarumaha Mucaaridku Ay Ku Leeyihiin Gobolka Idlib.

Ciidanka Cirka ee Suuriya ayaa duqeyn culus la beegsaday deegaanka ay mucaaridka gacanta ku hayaan ee gobalka Idlib. Duqeyntan ayaa la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan […]

 
 

Dagaalo Khasaare Baladhan Gaystay oo Kasocda Magaalada Xallab ee Dalka Suuriya.

Dagaalo Khasaare Baladhan Gaystay oo Kasocda Magaalada Xallab ee Dalka Suuriya.

Dagaal aad u culus ayaa kasocda nawaaxiga magaalada istiraatiijiga ah ee Xalab ee dalka Suuriya, kaasoo dhabar jab weyn ku ah wadahadallada nabadda ee dib […]

 
 

Xukuumadii Liibaya oo Awooda Ku Wareejisay Dowlada Cusub ee Midnimo Qaran.

Xukuumadii Liibaya oo Awooda Ku Wareejisay Dowlada Cusub ee Midnimo Qaran.

Xukuumadii ka talineysay caasimada dalka Liibiya ee Tripoli ee la baxday Dowlada Badbaado Qaran ayaa shalay sheegtay inay xilka ku wareejin doonto dowlada ay Qaramada […]

 
 

Human Rights Watch oo Suuriya Ku Cambeeraysay Inay U Diiday Gargaar Lagaadhsiin Lahaa Dadka Tabaalaysan

Human Rights Watch oo Suuriya Ku Cambeeraysay Inay U Diiday Gargaar Lagaadhsiin Lahaa Dadka Tabaalaysan

Hay’adda xuquuqda aadamaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawladda Suuriya aysan ka dhabaynin ballanqaadkeedii ahaa inay ogolaan doonto in gargaraka Qaramada Midoobay […]

 
 

Maxkamada Sare ee Masar oo 32-Garsoore Xilka Ka Qaatay Kadib Taageero Ay Mursi U Muujiyeen.

Maxkamada Sare ee Masar oo 32-Garsoore Xilka Ka Qaatay Kadib Taageero Ay Mursi U Muujiyeen.

Maxkamada Sare ee dalka Masar ayaa Isniintii soo saartay qoraal lagu sheegayo in shaqadii laga fadhiisiyey 32 Garsoore oo kamid ahaa kuwii ka horyimid inqilaabkii […]

 
 

TV Ga Aljazeera oo Sheegay Inay Dhimayaan Shaqaalaha TV-ga.

TV Ga Aljazeera oo Sheegay Inay Dhimayaan Shaqaalaha TV-ga.

Wuxuu sheegay dhimista shaqada inay saamaynayso shaqaalahooda kala jooga adduunka, laakiin inteeda badan waxay saamaynaysaa shaqaalaha jooga Qadar. Ku simaha agaasimaha guud Mostefa Souag, ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay