Carabta

Maxkamada Sare ee Masar oo 32-Garsoore Xilka Ka Qaatay Kadib Taageero Ay Mursi U Muujiyeen.

Maxkamada Sare ee Masar oo 32-Garsoore Xilka Ka Qaatay Kadib Taageero Ay Mursi U Muujiyeen.

Maxkamada Sare ee dalka Masar ayaa Isniintii soo saartay qoraal lagu sheegayo in shaqadii laga fadhiisiyey 32 Garsoore oo kamid ahaa kuwii ka horyimid inqilaabkii […]

 
 

TV Ga Aljazeera oo Sheegay Inay Dhimayaan Shaqaalaha TV-ga.

TV Ga Aljazeera oo Sheegay Inay Dhimayaan Shaqaalaha TV-ga.

Wuxuu sheegay dhimista shaqada inay saamaynayso shaqaalahooda kala jooga adduunka, laakiin inteeda badan waxay saamaynaysaa shaqaalaha jooga Qadar. Ku simaha agaasimaha guud Mostefa Souag, ayaa […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inay Dileen Wasiirkii Dhaqaalaha ee Daacish.

Maraykanka oo Sheegay Inay Dileen Wasiirkii Dhaqaalaha ee Daacish.

Wasaarada Difaaca ee Maraykanka ayaa xaqiijisay in ladilay Wasiirkii Maaliyada ee ISIS / Daacish. Ninkan ayaa lagu magacaabo Cabdiraxmaan Musdhafa Al-Qaduuli, wuxuu  horay uga soo mid ahaan […]

 
 

Dawlada Ciraaq oo Ciidamo Badan Soo Dhoobtay Duleedka Magaalada Musil.

Dawlada Ciraaq oo Ciidamo Badan Soo Dhoobtay Duleedka Magaalada Musil.

Magaalada Musil ayey gacanta ku dhigtay Kooxda Daacish sanadkii 2014, magaaladaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaaraya 2 milyan oo qof ayaa ah magaalada ugu […]

 
 

Wadanka Ruushka Ayaa Kadigay Hadii Xabad-joojinta Suuriya La Ixtiraami Waayo.

Wadanka Ruushka Ayaa Kadigay Hadii Xabad-joojinta Suuriya La Ixtiraami Waayo.

Wadanka Ruushka ayaa sheegay inay xoog u adeegsan doonaan dhinacyada jabiya xabad joojinta Suuriya, hadii uusan Maraykanka ogolaan wixii lagu heshiiyay. Wasaarada Gaashaandhiga ee Ruushka […]

 
 

Dawlada Suuriya oo Shaaca Kaqaaday Inay Kaqayb Galayso Shirka Geneva.

Dawlada Suuriya oo Shaaca Kaqaaday Inay Kaqayb Galayso Shirka Geneva.

Wasiirka Arrimha Dibadda ee Suuriya Walid Mucallim ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka qayb galayso shirka nabadda ee Geneva ka dhacaya, wafuudda dowladda mataleysana ay […]

 
 

Daawo: Jaaliyada Sacuudiga Carabiya oo Kulantay Baaqna U Diraysa Dawlada Jabuuti.

Daawo: Jaaliyada Sacuudiga Carabiya oo Kulantay Baaqna U Diraysa Dawlada Jabuuti.

Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan muhiim ah iskugu timid. Hawl-wadeenka Jaaliyada ayaa baaq muhiim ah waxay u dirayaan Maamulka […]

 
 

Wadanka Suuriya oo Gargaar Banii’aadminimo La Gaadhsiinayo.

Wadanka Suuriya oo Gargaar Banii’aadminimo La Gaadhsiinayo.

Qaramada Midoobeey (QM) waxay sheegeysaa in diyaaradeheeda ay ballaadhinayaan gaadhsiinta gargaarka ee dadka ku go’doonsan magaalooyiin kala duwan oo wadanka Suuriya katirsan.  QM iyo hay’adaha […]

 
 

Dalka Suuriya oo Xabad-Joojintii Ugu Horaysay Ay Ka Hir-Gashay.

Dalka Suuriya oo Xabad-Joojintii Ugu Horaysay Ay Ka Hir-Gashay.

Wadanka Suuriya ayay ka dhaqangashay xabbad joojintii ugu weynayd ee ugu horreysay oo ku meel gaadh ah oo halkaasi ka dhacda shantii sano ee uu […]

 
 

Masar oo Sheegtay In Diyaaradii Ruushka Lariday.

Masar oo Sheegtay In Diyaaradii Ruushka Lariday.

Madaxwaynaha Masar Cabdulfataax Al-Siisii ayaa markii ugu horaysay sheegay in diyaaradii Ruushka ee ku dhacday gacanka Siinay ay soo rideen kooxda Muslimiinta mayalka adag ee […]

 
 

Xabad-Joojin Lafilayo Inay Ka Dhaqan Gasho Wadanka Suuriya.

Xabad-Joojin Lafilayo Inay Ka Dhaqan Gasho Wadanka Suuriya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegaya inuu aaminsan yahay in heshiis hordhac ah laga gaadhay xal u raadinta colaadda dalka Suuriya. John Kerry ayaa hadalkaasi […]

 
 

50 Qof oo Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Isbitaal Kuyaala Wadanka Suuriya.

50 Qof oo Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Isbitaal Kuyaala Wadanka Suuriya.

Qaramada Midoobay ayaa cambaaraysay Isniintii dhowr weerar cirka ah oo lagu qaaday isbitaalo iyo iskuulo waqooyiga Suuriya iyadoo sheegtay inay dishay ku dhawaad konton qof. […]

 
 

Qax Hor Leh oo Dalka Suuriya Ka Bilowday.

Qax Hor Leh oo Dalka Suuriya Ka Bilowday.

Ahmet Davutoglu, Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga, ayaa waxa uu sheegay in 15 kun oo qof ay hadda iskugu tageen xuduudda dalkaasi, kuwaasoo ka soo qaxaya […]

 
 

Xarun Lagu Sameeyo Korontada Qoraxda Laga Dhaliyo oo Marrocco Laga Furay.

Xarun Lagu Sameeyo Korontada Qoraxda Laga Dhaliyo oo Marrocco Laga Furay.

Xarun lagu sameeyo korontada qoraxda ee adduunka ugu wayn ayaa si rasmi ah looga furay wadanka Maqrib (Morocco). Munaasabada furitaanka Xruntan ayaa waxaa xadhiga ka […]

 
 

Qarax Sacuudiga Kadhacay oo Dhimasho Gaystay. .

Qarax Sacuudiga Kadhacay oo Dhimasho Gaystay. .

Sacuudiga ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof lagu dilay weerar salaadii jimcaha ka dhacay masjid shiico ay leeyihiin oo ku yaala magaalada bariga ku […]

 
 

Shirkii Dib-Uheshiisiinta ee Dalka Suuriya oo Dib U Dhacay Markale.

Shirkii Dib-Uheshiisiinta ee Dalka Suuriya oo Dib U Dhacay Markale.

Waxaa dib u dhacay shirkii ay waday ha’ayada Qaramada Midoobay ee UN oo lagu waday inay dhacaan horaanta bishan sii dhamaanaysa een kujirno sidana waxaa […]

 
 

Amniga Wadanka Masar oo La Adkeeyay & Cabsi Laga Qabo In Kacdoon uu Ka Qarxo.

Amniga Wadanka Masar oo La Adkeeyay & Cabsi Laga Qabo In Kacdoon uu Ka Qarxo.

Waxaa jidadka magaalooyinka waa wayn ee dalka Masar jooga ciidan iyo boliis badan, si looga hortago in la sameeyo mudaaharaadyo lagu xusayo shan guuradii kasoo […]

 
 

Dalka Tuunis oo Bandow Lagaga Dhawaaqay & Xiisado Ka Aloosan Wadanka.

Dalka Tuunis oo Bandow Lagaga Dhawaaqay & Xiisado Ka Aloosan Wadanka.

Dalka Tuunis waxaa lagaga dhawaaqay xukun bandow ah oo waqtiga habeenimada ah dalka oo dhan laga dhaqan gelinayo kaddib afar maalmood ooy magaalooyiinka dalkaas ka […]

 
 

Sadex Qof oo Wadanka Maraykanka U Dhalatay oo Koonfurta Ciraaq Lagu Afduubay.

Sadex Qof oo Wadanka Maraykanka U Dhalatay oo Koonfurta Ciraaq Lagu Afduubay.

Warar laga soo xigtay saxaafada aduunka ayaa sheegaya in Safaaradda dalka Maraykanka ee Ciraaq ayxaqiijisay in saddex muwaadin oo u dhashay dalka Maraykanka lagu afduubay […]

 
 

Weerar Lagu Qaaday Hoteel Ku Yaala Dalka Masar.

Weerar Lagu Qaaday Hoteel Ku Yaala Dalka Masar.

Niman hubaysan oo lala xidhiidhinayo ineey ka tirsan yihiin Ururka ISIS, ayaa weerar ku qaadeen Hotel ku yaala magaaladda loo dalaxiiska tago ee Hurghada ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay