Carabta

Sacuudiga & Imaaraadka oo Weeraray Magaalada Xudayda ee Dalka Yemen.

Sacuudiga & Imaaraadka oo Weeraray Magaalada Xudayda ee Dalka Yemen.

Ciidamada Sacuudi iyo Imaaraadka ayaa weerar ku billaabay dekedda muhiimka ah ee Xudeyda, ka dib markii jabhadaha Xuutiyiinta ah ay iska dhago tireen wakhtigii kama […]

 
 

Hay’ada ICRC oo Dhakhaatiir Caafimaad U Diraysa Qaza.

Hay’ada ICRC oo Dhakhaatiir Caafimaad U Diraysa Qaza.

Hay’adda Laanqayrta Cas ee caalamiga ah (ICRC) ayaa Arbacadi ku dhawaaqday in ay magaalada Gaza ee dhulka Falastiin u direyso koox dhaqaatiir dhinaca qalliinka ah, […]

 
 

Dagaal-Yahanka Falastiiniyiinta oo Gantaalo Ku Weeraray Israa’iil.

Dagaal-Yahanka Falastiiniyiinta oo Gantaalo Ku Weeraray Israa’iil.

Koox Falastiiniyiin ah oo ku sugan Qaza ayaa dhowr madaafic ku weeraray Israa’iil dhacdadaasi oo noqotay weerarkii ugu waynaa sanado badan ka hor dhaca. Waxaa […]

 
 

Daacish oo Laga Daad-Guraynayo Duleedka Dimishiq.

Daacish oo Laga Daad-Guraynayo Duleedka Dimishiq.

Hay’ad la socota arrimaha dalka Syria ayaa sheegeysa in falaagada kooxda Daacish laga soo daadgureeynayo goobtii u dambeysay ee uu dagaalku ka dhacay ee magaalada […]

 
 

Xaalada Marinka Qaza ee Falastiin oo Meel Xun Maraysa.

Xaalada Marinka Qaza ee Falastiin oo Meel Xun Maraysa.

Waxaa magaalada Qaza lagu qabtay aas loo sameeyay 58 qof oo Isniintii dhintay ka dib markii ay ciidamada Israa’iil ku fureen rasaas dibadbaxayaal Falastiiniyiin ah. […]

 
 

Isbahaysiga Al-Sadr oo Ku Guulaystay Doorashadii Ciraaq.

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2018-03-24 19:19:09Z |  |

Isbaheysiga uu hogaamiyo wadaadka shiicada ah ee sida aadka ah uga soo horjeeda Mareykanka kaasi oo lagu magacaabo Muqtada al-Sadr ayaa ku guuleystay doorashooyinka baarlamaaniga […]

 
 

Falastiiniyiin La Xasuuqay & Safaaradii Maraykanka oo Qudus Laga Yagleelay.

Falastiiniyiin La Xasuuqay & Safaaradii Maraykanka oo Qudus Laga Yagleelay.

Sida ay kusoo waramayaan warbaahinta caalamiga ah, ugu yaraan 37 qof oo Falatiiniyiin ah ayay ciidammada Israa’iil ku toogteen marinka Qaza taas oo noqotay toddobaadkii […]

 
 

Imaaraadka oo Ciidamo Geeyay Jasiirada Suqadra.

Imaaraadka oo Ciidamo Geeyay Jasiirada Suqadra.

Shacabka ku dhaqan jasiirada Suqadra ee u dhaw Soomaaliya ayaa ka mudaaharaaday ciidamo boqolaal ah oo ka tirsan kuwa Imaaraadka oo halkaasi la geeyey xili […]

 
 

Morocco oo Xidhiidhka U Jartay Iran, Ogow Sababta.

Morocco oo Xidhiidhka U Jartay Iran, Ogow Sababta.

Boqortooyada Morocco ayaa ku eedaysay Dowlada Iran inay taageero militari siineyso Jabhada u dagaalameysa madax-banaanida dhulka Galbeedka Sahara. Morocco ayaa sheegtay in Tehran ay maalgeliso […]

 
 

Imaaraadka oo Soomaalida Ka Joojiyay Fiisooyinka.

Imaaraadka oo Soomaalida Ka Joojiyay Fiisooyinka.

Warar isa soo taraya iyo xogo lagu daabacay baraha bulshada ayaa tibaaxaya in dowladda isu tagga Imaaraatka Carabta ay joojisay bixinta fiisooyinka lasiiyo muwaadhiniinta Soomaaliya. […]

 
 

Duqayn Lala Beegsaday Xaflad Aroos Dalka Yemen.

Duqayn Lala Beegsaday Xaflad Aroos Dalka Yemen.

Masuuliinta caafimaadka Yemen ayaa sheegay in weerar dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen isbaheysiga uu Sacuudigu horkacayo lala beegsaday xaflad aroos oo ka socotay waqooyiga […]

 
 

Falastiiniyiin Lagu Dilay Xadka Gaza & Israa’iil.

Falastiiniyiin Lagu Dilay Xadka Gaza & Israa’iil.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee marinka Qaza ee Falastiin ayaa sheegay in afar qof oo Falastiniyiin ah oo uu kamid yahay ilma yar oo afar iyo toban […]

 
 

Khubarada Kiimikada Suuriya oo Loo Ogolaaday Inay Baadhitaan Sameeyaan.

Khubarada Kiimikada Suuriya oo Loo Ogolaaday Inay Baadhitaan Sameeyaan.

Khuburo dhanka kiimikooyinka ah ayaa loo ogolaan doonaa in ay booqdaan goobtii la sheegay in uu weerarka kiimikada ah ka dhacay Arbacadii, sida ay dawlada […]

 
 

UAE oo Cambaareeyay Lacagtoodii Muqdisho Lagu Qabtay.

UAE oo Cambaareeyay Lacagtoodii Muqdisho Lagu Qabtay.

Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa si adag u cambaareyey sida loola dhaqmay Saraakiisha dalkooda ka socday ee siday lacagtii loogu talo galay ciidamada Militariga dowlada Soomaaliya. […]

 
 

Al-Asad oo Sunta Kiimikada U Adeegsada Shacabka Suuriya.

Al-Asad oo Sunta Kiimikada U Adeegsada Shacabka Suuriya.

Waxaa isa soo tareysa cambaareynta Beesha Caalamka ee ku aadan maamulka Bashar Al Assad oo ciidamadiisa la sheegay inay hubka kiimikalka u adeegsadeen deegaanka Douma […]

 
 

Xasuuq Kiimiko Loo Adeegsaday oo Suuriya Ka Dhacay.

Xasuuq Kiimiko Loo Adeegsaday oo Suuriya Ka Dhacay.

Shaqaalaha gurmadka deg dega iyo howlwadeennada caafimaadka ayaa sheegaya in ugu yaraan 70 qof ay ku dhinteen weerrar looga shakisan yahay inuu kiimiko ahaa oo […]

 
 

Suuriya: Duuma oo Duqaymo Ay Kasocdaan Maalintii 2aad.

Suuriya: Duuma oo Duqaymo Ay Kasocdaan Maalintii 2aad.

Wararka Suuriya ka imanaya ayaa sheegaya in goob ay gacanta ku hayaan falaagadu oo u dhaw magaalada Dimishiq lagu weeraray hub kiimiko ah. Urur gargaarka […]

 
 

Kacdoonkii Ka Dhanka Ahaa Israa’iil oo Markale Ka Bilowday Falastiin.

Kacdoonkii Ka Dhanka Ahaa Israa’iil oo Markale Ka Bilowday Falastiin.

Waxaa mar kale bilowday banaanbax balaadhan oo ay samaynayaan shacabka reer Falastiin ee ku nool Marinka Gaza, kuwaasi oo doonaya in ay dib ugu noqdaan […]

 
 

Beesha Caalamka oo Labo Bilyan Yemen Ugu Deeqday.

Beesha Caalamka oo Labo Bilyan Yemen Ugu Deeqday.

Shir ay ka qeyb galeen in ka badan 40 wadan iyo hay’ado caalami ah oo Talaadadii ka dhacay magaalada Geneva ayaa dhaqaale badan oo gargaar […]

 
 

Bin Salman oo Yuhuuda Maraykanka Kulamo Layeeshay.

Bin Salman oo Yuhuuda Maraykanka Kulamo Layeeshay.

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo socdaal labo todobaad ah ku maraya wadanka Maraykanka ayaa la sheegay in uu kulan la yeeshay qaar kamid […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay