Carabta

Suuriya: Duuma oo Duqaymo Ay Kasocdaan Maalintii 2aad.

Suuriya: Duuma oo Duqaymo Ay Kasocdaan Maalintii 2aad.

Wararka Suuriya ka imanaya ayaa sheegaya in goob ay gacanta ku hayaan falaagadu oo u dhaw magaalada Dimishiq lagu weeraray hub kiimiko ah. Urur gargaarka […]

 
 

Kacdoonkii Ka Dhanka Ahaa Israa’iil oo Markale Ka Bilowday Falastiin.

Kacdoonkii Ka Dhanka Ahaa Israa’iil oo Markale Ka Bilowday Falastiin.

Waxaa mar kale bilowday banaanbax balaadhan oo ay samaynayaan shacabka reer Falastiin ee ku nool Marinka Gaza, kuwaasi oo doonaya in ay dib ugu noqdaan […]

 
 

Beesha Caalamka oo Labo Bilyan Yemen Ugu Deeqday.

Beesha Caalamka oo Labo Bilyan Yemen Ugu Deeqday.

Shir ay ka qeyb galeen in ka badan 40 wadan iyo hay’ado caalami ah oo Talaadadii ka dhacay magaalada Geneva ayaa dhaqaale badan oo gargaar […]

 
 

Bin Salman oo Yuhuuda Maraykanka Kulamo Layeeshay.

Bin Salman oo Yuhuuda Maraykanka Kulamo Layeeshay.

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo socdaal labo todobaad ah ku maraya wadanka Maraykanka ayaa la sheegay in uu kulan la yeeshay qaar kamid […]

 
 

Israa’iil oo Xasuuqday Shacab Falastiiniyiin Ah.

Israa’iil oo Xasuuqday Shacab Falastiiniyiin Ah.

Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in ciidammada Israel ay dileen 15 qof oo dibadbax ka dhigayay xadka israel, halka kun qof oo kalena ay […]

 
 

Imaaraadka oo Qadar Ku Eedeeyay In Ay Diyaaradahooda Cabsi Galiyeen.

Imaaraadka oo Qadar Ku Eedeeyay In Ay Diyaaradahooda Cabsi Galiyeen.

Dowlada Imaaraatika ayaa mar kale soo saartay digniin ku socotay dowlada Qatar oo ay ku eedeysay in khal khal ku heyso duulimaadka shirkadaha diyaaradaha ee […]

 
 

Kumanaan kale oo ka qaxaya bariga Ghouta ee Dalka Suuriya.

Kumanaan kale oo ka qaxaya bariga Ghouta ee Dalka Suuriya.

Kumanaan kamid ah shacabka Suuriya ayaa isu diyaarinaya inay ka ambabaxaan qeyb kale oo kamid ah goobaha ay maamulaan mucaaradka ee bariga Ghouta. Magaalooyinka Zamalka, […]

 
 

Sacuudiga oo Doonaya In Hubka Nukleerka Ah uu Samaystaan.

Sacuudiga oo Doonaya In Hubka Nukleerka Ah uu Samaystaan.

Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa ku goodiday in ay samaysan doonto hub nukliyeer ah haddii Iiraan oo ay gobolka isku hayaan ay samaysato hubkaas. Dhaxal sugaha […]

 
 

Ra’iisul-Wasaaraha Falastiin oo Qarax Lala Beegsaday Ka Badbaaday.

Palestinian Prime Minister Rami Hamdullah speaks during a press conference in Gaza City on March 25, 2015 during a visit in the Gaza Strip. AFP PHOTO / MOHAMMED ABED

Rami Hamdallah, Ra’iisul-wasaaraha Falastiin ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday, kolonyo uu la socday oo booqasho ku tagay deegaanka Marinka Gaza. Qaraxan ayaa waxa uu […]

 
 

Dhibaato Lasoo Daristay Shacabka Ghouta ee Suuriya.

Dhibaato Lasoo Daristay Shacabka Ghouta ee Suuriya.

Guddiga caalamiga ah ee laanqayrta cas (ICRC) ayaa waxay sheegeen in dadka ku nool magaaladda Douma ee Bariga Ghouta ay xaalad xun ku sugan yihiin […]

 
 

Ciidanka Suuriya oo U Diiday In Gargaar La Gaadhsiiyo Bariga-Quta.

Ciidanka Suuriya oo U Diiday In Gargaar La Gaadhsiiyo Bariga-Quta.

Ciidamada dowlada Suuriya ayaa la sheegay in ay duqeyn la beegsadeen Kolonyo gaadiid ah oo gargaar u siday deegaanka go’doonka ku jira ee bariga Quta, […]

 
 

Imaaraatka oo Lawareegay Dekada Gaaska Laga Dhoofiyo ee Dalka Yemen.

Imaaraatka oo Lawareegay Dekada Gaaska Laga Dhoofiyo ee Dalka Yemen.

Wasiirka Gaadiidka ee dalka Yemen ayaa ku eedeeyey in dowlada Imaaraatka ciidamadeeda xoog kula wareegeen Dekada laga dhoofiyo Gaaska Yemen ee laga dhisay magaalada Balhaf […]

 
 

Xasuuq Wali Ka Socda Suuriy Iyadoo Golaha Ammaanku uu Xabad-joojin Ansixiyay.

Xasuuq Wali Ka Socda Suuriy Iyadoo Golaha Ammaanku uu Xabad-joojin Ansixiyay.

Duqaymaha ay dowladda Suuriya ku hayso goobaha ay mucaaradka haystaan ayaa wali sii socota, iyada oo ay jirto in golaha ammaanka ay ansixiyeen xabad joojin […]

 
 

15 Dumar Turki Ah oo Dil Lagu Xukumay Dalka Ciraaq.

15 Dumar Turki Ah oo Dil Lagu Xukumay Dalka Ciraaq.

Maxkamad ku taala Ciraaq ayaa dil ku xukuntay shan iyo toban dumar ah oo Turki ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsanyihiin kooxda la […]

 
 

Imaaraadka oo Muwaadiniin tooda Uga Digay Inay U Safraan Itoobiya.

Imaaraadka oo Muwaadiniin tooda Uga Digay Inay U Safraan Itoobiya.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Imaaradka Carabta (UAE) ayaa waxaa looga digay  muwaadiniinta Imaaradka carabta in aysan u safrin Itoobiya […]

 
 

Ciidamada Dowlada Bashar Al-Ssad oo Xasuuq Ka Wada Bariga Quta.

EDITORS NOTE: Graphic content / Smoke rises from buildings following bombardment on the village of Mesraba in the rebel-held besieged Eastern Ghouta region on the outskirts of the capital Damascus, on February 19, 2018.
Heavy Syrian bombardment killed dozens of civilians in rebel-held Eastern Ghouta, as regime forces appeared to prepare for an imminent ground assault. / AFP PHOTO / Hamza Al-Ajweh        (Photo credit should read HAMZA AL-AJWEH/AFP/Getty Images)

Diyaaradaha dagaalka ee dowlada Bashar Al Assad oo sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay duqeyn ku wada deegaanka bariga Quta ee duleedka caasimada Dimishiq ayaa la […]

 
 

Daacishta Ciraaq oo 30 Maleeshiyada Shiicada Laysay.

Daacishta Ciraaq oo 30 Maleeshiyada Shiicada Laysay.

Kooxda Daacish ayaa sheegatay weerar lagu dilay 30 kamid ah maleeshiyaadka shiicada ee taageersan dowlada Ciraaq, weerarkaasi oo ka dhacay Gobalka Kirkuk ee waqooyiga dalkaasi. […]

 
 

Militariga Masar oo Weerar Ku Qaaday Kooxaha Ku Sugan Sinaay.

Militariga Masar oo Weerar Ku Qaaday Kooxaha Ku Sugan Sinaay.

Dowlada Masar oo Jimcihii lasoo dhaafay bilowday duulaan cir, dhul iyo bad ah oo ay ku qaaday waqooyiga Gobalka Sinay si ay halkaasi uga saarto […]

 
 

Masar oo Billowdey Weeraro ka Dhan ah Kooxaha Hubaysan.

Masar oo Billowdey Weeraro ka Dhan ah Kooxaha Hubaysan.

Militariga dalka Masar oo ay ku jiraan cutubyada ciidanka Lugta, kuwa cirka, badda, iyo booliska ayaa billaabay howl-gallo baahsan oo dalkaasi oo dhan ah oo […]

 
 

Sacuudiga: $100 bilyan oo Amiirada Laga Qaaday & Sharciga cusub ee Shaqada.

Sacuudiga: $100 bilyan oo Amiirada Laga Qaaday & Sharciga cusub ee Shaqada.

Boqor-Tooyada Sacuudiga ayaa xabsiga kasii deysay Amiiradii tujaarta ahaa ee la xidhay labo bilood kahor iyadoo la sheegay in dowlada ay dib usoo ceshatay lacag […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay