Carabta

Daacish oo Laga Saaray Magaaladii Caasimada u Ahayd Ee Raqa.

Daacish oo Laga Saaray Magaaladii Caasimada u Ahayd Ee Raqa.

Warbixino soo baxay ayaa sheegay in magaalada Raqqa laga sifeeyey Malayshiyaadka Daacish ee muddada dheer halkaas u ahayd xarunta ama caasimadoodi maamulkii ay dhisteen ee […]

 
 

Ciidanka Kurdiyiinta Ciraaq oo Heegan Lagaliyay.

Ciidanka Kurdiyiinta Ciraaq oo Heegan Lagaliyay.

Ismaamulka Kurdida ee waqooyiga dalka Ciraaq ayaa heegan sare galiyey ciidamadooda kadib markii ciidamada dowlada dhexe ee Ciraaq ay soo buuxiyeen xuduuda ay wadaagaan ee […]

 
 

Labada Urur Fatax & Xamaas ee Falastiin oo Heshiiyay.

GAZA CITY, GAZA STRIP - MARCH 18:  Prime Minister Ismail Haniya and Palestinian President Mahmoud Abbas chair the first meeting of the new Palestinian unity government, bringing together the rival factions of Hamas and Fatah, on March 18, 2007 in Gaza City, Gaza Strip. Israel have refused to recognise the government but the EU said it would work with the coalition administration if it renounced violence and recognised Israel's right to exist. (Photo by Abid Katib/Getty Images)

Ururada Fatax iyo Xamaas ee kala maamula dhulka Falastiin ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis ku gaadheen wadahadalkii uga socday magaalada Qaahira ee dalka Masar. […]

 
 

Turkiga oo Qorshaynaya Duulan Ka Dhan Magaalada Idlib ee Dalka Suuriya.

Turkiga oo Qorshaynaya Duulan Ka Dhan Magaalada Idlib ee Dalka Suuriya.

Ciidamo ay taageerayaan dowladda Turkiga ayaa sii kordhiyey duullaan ay ku qaadeen kooxaha jihaad-doonka ah ee magaaladda Idlib haysta. Waxayna u muuqataa weerarkani mid lagu […]

 
 

Qadar & Turkiga oo Kawada Hadlay Sidii Khilaafka Khaliijka Loo Soo afjari Lahaa.

Qadar & Turkiga oo Kawada Hadlay Sidii Khilaafka Khaliijka Loo Soo afjari Lahaa.

Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ka wadahadalay xaalada weli taagan ee khilaafka dalalka Khaliijka […]

 
 

Madaxa Dalka Ciraaq oo Codsaday In Aftida Kurdistan Lajoojiyo.

Madaxa Dalka Ciraaq oo Codsaday In Aftida Kurdistan Lajoojiyo.

Xaydar Al-Cabadi, Ra’iisul Wasaaraha dalka Ciraaq ayaa si rasmi ah u codsaday in ismaamulka Kurdistan ay joojiyaan gabi ahaanba aftida la qorsheynayo in la qabto […]

 
 

Baarlamaanka Ciraaq oo Diiday In Afti Laga Qaado Go’itaanka Kurdida.

Baarlamaanka Ciraaq oo Diiday In Afti Laga Qaado Go’itaanka Kurdida.

Golaha baarlamanka dalka Ciraaq ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday in afti loo qaado madaxbannaanida gobolka Kurdistan ee la filayey in ay dhacdo 25 Sebtember. […]

 
 

Ciidamada Suuriya oo Qabsaday Saldhiga Ciidanka Cirka ee Deir Al-Zour.

Ciidamada Suuriya oo Qabsaday Saldhiga Ciidanka Cirka ee Deir Al-Zour.

Ciidamada dowladda Suuriya ayaa saacadihii lasoo dhaafay dib ula wareegay gacan ku heynta saldhig ay lahayeen ciidamada cirka ee dalkaasi oo ku yaalla dulleedka Magaalladda […]

 
 

Xizbullah & Daacish oo Heshiis Dhex Maray.

Xizbullah & Daacish oo Heshiis Dhex Maray.

Hoggaamiyaha kooxda Hezbollah ayaa sheegay inuu la kulmay madaxweynaha Suuriya Bashar Al-Assad, si uu ugala xaajoodo heshiis boqolaal ka tirsan maleeshiyada Daacish looga daad gureeyey […]

 
 

Xulafada Maraykanka oo Duqeeyay Kolonyo Daacish Leedahay.

Xulafada Maraykanka oo Duqeeyay Kolonyo Daacish Leedahay.

Diyaaradaha huwanta Maraykanku hormuudka u yahay ayaa weerarro cirka ah ku qaaday kolonyo baabuur ah oo ay leedahay kooxda la baxday Dawladda Islaamka oo Marayey […]

 
 

Ciidamada Israa’iil oo Qafaashay 800 oo Dhalaan Falastiiniyiin Ah.

Ciidamada Israa’iil oo Qafaashay 800 oo Dhalaan Falastiiniyiin Ah.

Madaxa hay’adda arrimaha maxaabiista Falastiin Ciisa Qaraaqic, ayaa sheegay in Israa’iil ay bilawgii sanadkan ilaa hadda ay xoog ku qafaasheen  caruur tiradoodu dhan tahay  800. […]

 
 

Duqayn Dalka Yemen Ka Dhacday oo 35 Qof Lagu Dilay.

Duqayn Dalka Yemen Ka Dhacday oo 35 Qof Lagu Dilay.

Ugu yaraan 35 qof ayaa lagu dilay caasimadda dalka Yemen ee Sanca, kadib markii diyaaradaha dagaalku ay duqeeyeen. Dadka geeriyooday ayaa u badan dad rayid […]

 
 

Boqortooyada Sacuudiga oo Xadka U Furtay Xujayda Qadar.

Boqortooyada Sacuudiga oo Xadka U Furtay Xujayda Qadar.

Warbaahinta Sacuudiga ayaa sheegtay in boqor Salmaan uu ansixiyey in la furo xuduudda dalkaas uu la wadaago dalka Qadar, si loogu ogolaado xujayda dalkaas inay […]

 
 

Imaaraadka & Baxrayn oo u Ogolaaday Diyaaradaha Qadar Hawadooda.

Imaaraadka & Baxrayn oo u Ogolaaday Diyaaradaha Qadar Hawadooda.

Dalalka Imaaraatiga iyo Baxreyn ayaa sheegay in diyaaradaha laga leeyahay dalka Qatar loo fasixi doono qeybo kamid ah hawadooda inay maraan. Go’aankan ayaa kasoo baxay […]

 
 

Wadanka Qadar oo Cabasho Ka Gudbisay Xulafada Sacuudiga.

Wadanka Qadar oo Cabasho Ka Gudbisay Xulafada Sacuudiga.

Dalka Qatar ayaa ururka ganacsiga adduunka ee WTO u gudbisay ashtako ka dhan ah saddex ka mid ah afarta dal ee Carbeed ee dalkaas xiriirka […]

 
 

Xulafada Sacuudiga oo weli ku Adkeysanaya Xayiraada Qatar.

Xulafada Sacuudiga oo weli ku Adkeysanaya Xayiraada Qatar.

Wadamada Xulafada Sacuudiga ee Xayiraada kusoo rogay dalka Qatar ayaa kulankoodii ay shalay ku yeesheen dalka Baxreyn markale kasoo saaray war ay ku xoojinayaan go’aankoodii […]

 
 

Kacdoonkii Ka Dhashay Masjidka Al-Aqsa oo La Xaliyay.

Kacdoonkii Ka Dhashay Masjidka Al-Aqsa oo La Xaliyay.

Hogaamiyayaasha muslimiinta ee magaalada Qudus ayaa fasaxay in dib loo galo Xaramul Shariif-ka ee masjidka Al-Aqsa uu ku dhex yaallo kadib markii Israel ay ka […]

 
 

Falastiin oo Ku Gacansaydhay Qorshaha Israel ee Masjidka Al-Aqsa.

Falastiin oo Ku Gacansaydhay Qorshaha Israel ee Masjidka Al-Aqsa.

Maamulka Falastiin ayaa gabi ahaanba diiday qorshaha Israel ay ku dooneyso in ay ku faro galiso maamulida Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa ee magaalada Al-Qudus taas […]

 
 

Erdogan oo Doonaya Inuu Wada Hadal Siiyo Sacuudiga & Qadar.

Erdogan oo Doonaya Inuu Wada Hadal Siiyo Sacuudiga & Qadar.

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan oo maalmahan socdaal ku marayay dalalka Khaliijka ayaa kulan dheer la qaatay Amiirka dalka Qatar. Racep Erdogan iyo Amiirka dowladda Qatar […]

 
 

Isbahaysiga Sacuudiga oo oo Kasoo Dabcay Mawqifkoodii Ka Dhanka Ahaa Qadar.

Isbahaysiga Sacuudiga oo oo Kasoo Dabcay Mawqifkoodii Ka Dhanka Ahaa Qadar.

Isbahaysiga Carbeed ee hormuudka u ahaa go’doominta Qatar ayaa ka soo debcay halkii ay taagnaayeen oo haatan kuma adkaysanayaan in Qatar saddex iyo tobankii qodob […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay