Carabta

Isbahaysiga Sacuudiga oo Qadar Hordhigay Shuruudo Adag.

Isbahaysiga Sacuudiga oo Qadar Hordhigay Shuruudo Adag.

Saudi Arabia iyo dalalka kale ee gacanka Khaliijka ee Qadar xidhiidhka ugu jaray tuhunada ku saabsan inay taageerto argagixisada, ayaa soo bandhigay liis ay ku […]

 
 

Daacish oo Burburisay Masjidkii Ugu Qadiimsanaa Muusil.

FILE - In this Monday, June 8, 2009 file photo, residents walk past the tilted minaret of al-Nuri mosque in busy market area in Mosul, Iraq. A resident in the Islamic State-held Old City in Mosul says militants have blocked the area around a highly symbolic al-Nuri mosque where the group's leader made his first and only public appearance. (AP Photo/Maya Alleruzzo, File)

Masjidkii caanka ahaa ee Al-Nuri iyo minaaraddiisii dhinaca u janjeedhay ee al-Hadba ee magaalada Muusil ee dalka Ciraaq, ayaan hadda kadib jiri doonin, kadib markii […]

 
 

Bin Salmaan oo Loo Magacaabay Dhaxal-Sugaha Sacuudiga.

Bin Salmaan oo Loo Magacaabay Dhaxal-Sugaha Sacuudiga.

Boqorka Sacuudiga Salman ayaa wiilkiisa Mohamed bin Salman u magacaabay in uu noqdo Dhaxal-sugaha xilka kala wareegi doona. Mohamed bin Salman oo hada ah wasiirka […]

 
 

Maxkamad ku Taala Dalka Masar oo Dil Toogasho ku Xukuntay 30-qof.

Maxkamad ku Taala Dalka Masar oo Dil Toogasho ku Xukuntay 30-qof.

Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa soo jeedisay in xukun dil ah lagu xukumo 30 qof oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahayeen dilka […]

 
 

Twitter-ka Al-jazeera oo Xayiraadii Laga Qaaday.

Twitter-ka Al-jazeera oo Xayiraadii Laga Qaaday.

Twitter-ka Telefeshinka Al-jazeera qeyb-ta luuqada Af-Carabiga ayaa xayiraadii laga qaaday, kadib markii muddo kooban uu hawadda ka maqnaa. TV-gga fadhigiisa dhexe uu ku yaallo magaalladda […]

 
 

Tahriibayaal Laga Soo Badbaadiyay Xeebaha Liibiya.

Tahriibayaal Laga Soo Badbaadiyay Xeebaha Liibiya.

Sida Wakaaladaha Wararka ee caalamu sheegayaan Maraakiibta badbaadada ee ka howl gala xeebta dalka Liibiya ayaa soo badbaadiyay in ka badan 10000 muhaajiriin ah. Warkan […]

 
 

Dawlada Qadar oo Sheegtay Inaysan Xidhaynin Al-Jazeera TV.

Qatar's Foreign Minister Mohammed Bin Abdulrahman Bin Jassim Al-Thani gives a lecture in Singapore October 5, 2016. REUTERS/Edgar Su

Dowlada Qatar ayaa bilowday dadaalo ay ku dooneyso in xal loogu helo xayiraada ay kusoo rogeen qaar kamid ah dalalka Khaliijka. Wasiirka Arrimaha Dibada ee […]

 
 

Wasiiru-Dowlaha Arimaha Dibada ee Qatar oo Muqdisho Gaadhay.

Wasiiru-Dowlaha Arimaha Dibada ee Qatar oo Muqdisho Gaadhay.

Waxaa magaalada Muqdisho tagay wafdi sare oo ka socday dawladda Qatar kaasi oo madaxda dawladda Soomaaliya la kulmay. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in […]

 
 

Trump oo Sheegtay Inuu Isagu Ka Dambeeyay Go’doominta Qadar.

Trump oo Sheegtay Inuu Isagu Ka Dambeeyay Go’doominta Qadar.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donalda Trump ayaa sheegtay in kuu ka dambeeyay caddaadiska ay dalalka Khaliijku saareen dawladda Qadar. Trump ayaa sheegay in markii uu dhawaaan […]

 
 

Qatar oo Jawaab Adag Ka Bixisey Dalalka Carbeed ee Go’doomiyey.

Qatar oo Jawaab Adag Ka Bixisey Dalalka Carbeed ee Go’doomiyey.

Qatar ayaa sheegtey in aysan jirin wax qiil ah oo ku xanbaari kara dalalka xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray. Masar, Sucuudiga, Imaaraadka, Baxreyn, Yemen iyo weliba […]

 
 

Jabhadda SDF oo ku Siqeysa Magaalada Raqqa Ee Wadanka Syria.

This frame grab from a video provided by the Syria Democratic Forces (SDF), fighters from the Syria Democratic Forces opens fire on an Islamic State group's position, in Raqqa's eastern countryside, Syria, Monday, March 6, 2017. U.S.-backed Syrian fighters have cut the main road between the northern Syrian city of Raqqa, which is controlled by the Islamic State group, and the eastern city of Deir el-Zour, which is partially controlled by IS. (Syria Democratic Forces, via AP)

Saraakiisha milatariga Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada uu Mareykanku taageero ee Suuriya ee la magac baxay xooggaga Dimuquraadiyiinta Syria ay ilaa iyo sadex kilomitir ay […]

 
 

Cudurka Daacuunka oo Boqolaal Dad Ah Ku Dilay Dalka Yemen.

Cudurka Daacuunka oo Boqolaal Dad Ah Ku Dilay Dalka Yemen.

Sida ay tabinayaan wakaaladaha wararka ee caalamiga ah ayaa sheegaya in tirada dhimashada dadka u dhintay cudurka daacuun caloolaha ama shuban biyoodka ee ka dilaacay […]

 
 

Masar oo Weerar Aargoosi ah ka Fulisey Gudaha Liibiya.

Masar oo Weerar Aargoosi ah ka Fulisey Gudaha Liibiya.

Diyaaradaha dagaalka ee dalka Masar ayaa weerar ku qaadey Bariga dalka Libya, kadib markii koox hubeysan ay weerar ku qaadey bas ay la socdeen dad […]

 
 

Bas Siday Dad Kasoo Jeeda Masiixida Masar oo La Weeraray.

Bas Siday Dad Kasoo Jeeda Masiixida Masar oo La Weeraray.

Koox aan haybtooda la garanaynin oo hubeysan ayaa weerar ku qaaday bas ay saarnaayeen Masiixiyiinta Qibdiga ah oo marayay gobol ku yaalla badhtamaha dalka Masar […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Dalka Liibiya oo 60 Qof Ay Ku Dhinteen.

Weerar Ka Dhacay Dalka Liibiya oo 60 Qof Ay Ku Dhinteen.

Xukuumada uu caaalamku taageero ee dalka Liibiya ayaa shaqada ka joojisay wasiirka gashaandhigga si baaritaan loogu sameeyo weerar lagu qaaday saldhig milateri oo ku yaal […]

 
 

Xamaas oo Gacanta Ku Dhintay Jawaasiis Yuhuuda U Shaqaysa.

Xamaas oo Gacanta Ku Dhintay Jawaasiis Yuhuuda U Shaqaysa.

Maamulka Falastiiniyiinta ee urur Xamas ee ka taliya Marinka Gaza ayaa soo bandhigay xogta koox gaadheysa 45 qof oo Falastiiniyiin ah oo u adeegayey Israel […]

 
 

Ismaaciil Haniya oo Loo Doortay Inuu Noqdo Hogaamiyaha Ururka Xamaas.

Ismaaciil Haniya oo Loo Doortay Inuu Noqdo Hogaamiyaha Ururka Xamaas.

Ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta ayaa shaaca ka qaaday in Ismaaciil Haniya loo doortay hogaamiyaha guud ee dhaqdhaqaaqaasi. Waxa uu xilka kala wareegayaa Khaalid Mishcal oo […]

 
 

Diyaaradaha Yuhuuda oo Duqeeyay Sal-Dhig Ciidan oo Dimishiq Kuyaala.

Diyaaradaha Yuhuuda oo Duqeeyay Sal-Dhig Ciidan oo Dimishiq Kuyaala.

Madaafiic ay Israa’iil ridday ayaa qaraxo waa wayn iyo holac ka kiciyay xarun ciidan oo u dhaw garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee magaalada Dimishiq, […]

 
 

Daawo: ” Dhab Ka Hadal” & Dood Ku Saabsan Arimaha Carabta.

Daawo: ” Dhab Ka Hadal” & Dood Ku Saabsan Arimaha Carabta.
 
 

Bam Ay Ku Dhinteen Ugu Yaraan 126 Qof Dalka Suuriya.

Bam Ay Ku Dhinteen Ugu Yaraan 126 Qof Dalka Suuriya.

Sida ay tabinayaan warbaahinta caalamiga ah ayaa sheegaya in ugu yaraan 68 carruur ah ay ka mid ahaayeen 126 ruux oo ku dhintay qarax bam […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay