Carabta

Daawo: Afhayeenka Xulafada Sacuudiga oo Lagu Weeraray London.

Daawo: Afhayeenka Xulafada Sacuudiga oo Lagu Weeraray London.

Masuulka lagu magacaabo Gen. Axmed Al-Casiiri oo ah Afhayeenka ciidamada Sacuudiga iyo xulafadooda oo booqasho ku yimid dalka Ingiriiska ayey mudaharaadayaal ku weerareen magaalada London. […]

 
 

HRW oo Ku Tilmaantay Duqayntii Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Loogaystay Dambi Dagaal.

HRW oo Ku Tilmaantay Duqayntii Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Loogaystay Dambi Dagaal.

Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Right Watch (HRW)  ayaa sheegtay in weerarkii ay xulafada uu Sacuudigu hogaaminayo ku qaaday doon dad rayid ah oo Soomaali ah […]

 
 

Ciidanka Maraykan oo Baadhaya Duqayn Ay Ku Dhinteen 100 Qof.

Ciidanka Maraykan oo Baadhaya Duqayn Ay Ku Dhinteen 100 Qof.

Ciidanka Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in uu furay baadhitaan balaadhan oo ku saabsan dad rayid ah oo ku dhintay 17-kii bishan Maarso weerar ay diyaaradaha […]

 
 

Madaxweynihii Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarak oo Lasii Daayay.

Madaxweynihii Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarak oo Lasii Daayay.

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa xabsiga laga sii daayay, kaddib markii lagu waayay dacwadihii lagu soo oogay. Go’aanka sii deyntiisa ayaa yimid […]

 
 

Dagaalo Culus oo Ka Qarxay Caasimada Dalka Suuriya ee Dimishiq.

Dagaalo Culus oo Ka Qarxay Caasimada Dalka Suuriya ee Dimishiq.

Sida ay soo tabinayaa Wakaaladaha wararka ee aduunka, dagaalo culus ayaa xoogaga mucaaradka ah iyo ciidamada dowlada ku dhexmaray bariga magaalada Dimishiq Axadii lasoo dhaafay. […]

 
 

Sucuudiga oo Dib U Bilaabay Shidaalkii Masar Uusiin Jiray.

Sucuudiga oo Dib U Bilaabay Shidaalkii Masar Uusiin Jiray.

Dawlada Masar ayaa sheegtay in ay soo gaadhay shixnaddii ugu horraysay ee shidaal ah oo ka timid Sucuudiga ka dib muddo dhawr bilood ah oo […]

 
 

Maraykanka oo Duqayn Ku Dilay Dad Shacab Ah oo Kujiray Masjid Dalka Suuriya.

Maraykanka oo Duqayn Ku Dilay Dad Shacab Ah oo Kujiray Masjid Dalka Suuriya.

Wakaaladaha wararka ee caalamka ayaa sheegaya in ka badan 42 qof in ay naftoooda ku waayeen weerar lagu qaadey Masjid ku yaala magaalo ay maamulaan […]

 
 

Daawo: Masar oo Dhoolatus Ciidan Soo Bandhigtay & Itoobiya oo Farta Wadnaha Ku Haysa.

SINAI, EGYPT - OCTOBER 27: Military vehicles and soldiers of Egyptian Armed Forces are seen as Egypt reinforces its 2. and 3. armies in the Sinai Peninsula, Egypt on October 27, 2014.  (Pool / Egyptian Armed Forces - Anadolu Agency)

Dawlada Masar ayaa dhoolatus Ciidan soo bandhigtay kaasoo cabsi iyo walwal kuriday xukumada TPLF ee ku amarkutaaglaysa shucuubta dulman. Dalka Masar iyo Xukumada TPLF ayaa […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibada Sucuudiga oo Booqasho Lama Filaana ku tagay Baqdaad.

Wasiirka Arimaha Dibada Sucuudiga oo Booqasho Lama Filaana ku tagay Baqdaad.

Wasiirka arimaha dibadda Sucuudiga, Caadil Al-Jubayr, ayaa booqasho lama filaana ku tagey magaalo madaxda Ciraaq ee Baqdaad, taas oo noqonaysa booqashadii ugu horraysay ee uu […]

 
 

Ciidanka Dalka Iraq oo Qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee Muusil.

Ciidanka Dalka Iraq oo Qabsaday Garoonka Diyaaradaha ee Muusil.

Masuuliinta Ciidanka Iraq ayaa sheegay in ciidamadooda uu Mareykanka taageero ay qabsadeen garoonka diyaaradaha magaalada Mosul oo ay kooxda Daacish (ISIS) maamuleysay tan iyo sanaddii […]

 
 

74 Mayd oo Laga Helay Xeebaha Dalka Liibiya.

74 Mayd oo Laga Helay Xeebaha Dalka Liibiya.

Meydadka lagu qiyaasay 74 qof oo la aaminsan yahay in ay ahaayeen tahriibayaal ayaa laga helay xeebta magaalada al-Zawiya ee galbeedka dalka Libya, sida ay […]

 
 

Amnesty: 13,000 Suuriyaan Ah Ayaa Lagu Jidh-Dilay Xabsiyo Qarsoodi Ah.

Amnesty: 13,000 Suuriyaan Ah Ayaa Lagu Jidh-Dilay Xabsiyo Qarsoodi Ah.

Hay’ada Amnesty International ayaa sheegtay in ugu yaraan 13 000 oo qof lagu del-delay xabsiga ku yaala dalka Suuriya tan iyo sanadkii 2011. Amnesty ayaa […]

 
 

Dhinacyada Ku Dagaalamaya Wadanka Suuriya oo Shir Uga Furmay Wadanka Kazakhstan.

Dhinacyada Ku Dagaalamaya Wadanka Suuriya oo Shir Uga Furmay Wadanka Kazakhstan.

Magaalada Astana ee dalka Kazakhstan ayaa waxaa ka furmay wadahadalka Mucaaridka iyo dowlada Suuriya oo muddo sanad ah dhex dhexaadintoodu hakad ku timid. Maalintii 1aad […]

 
 

Daad-Gurayntii Dadka Rayadka Ah Ee Magaalada Xalab Ee Dalka Suuriya oo La Hakiyay.

Daad-Gurayntii Dadka Rayadka Ah Ee Magaalada Xalab Ee Dalka Suuriya oo La Hakiyay.

Dhaawaca iyo shacabka laga daad-gureynayo magaalada dagaaladu naafeeyay ee Xalab ee dalka Suuriya ayaa la hakiyey. Warbixino ka soo baxay magaalada Xalab ayaa sheegaya in […]

 
 

Xagay Maraysaa Xaalada Magalaada Xalab ee Dalka Suuriya?

Xagay Maraysaa Xaalada Magalaada Xalab ee Dalka Suuriya?

Sida ay soo tabinayaan wakaaladaha wararka ee caalamiga ah, waxaa qaybihii ugu danbeeyey ee xaafadaha ay gacanta ku hayaan mucaaridka hubaysan ee magaalada Xalab (Aleppo) […]

 
 

Masuul Ka Tirsanaa Safaarada Imaaraadka Carabta (UAE) ee Muqdisho oo Qarax Ku Dhintay.

Masuul Ka Tirsanaa Safaarada Imaaraadka Carabta (UAE) ee Muqdisho oo Qarax Ku Dhintay.

Masuul sare oo ka tirsanaa illaalada safaaradda Isku-taga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya ayaa shalay lagu diley qarax la gula beegsaday gaadhi uu watay magaalada […]

 
 

Maxkamada Sare ee Dalka Masar oo Laashay Xukunkii Xabsi Daa’imka Ahaa ee Madaxweyne Mursi

Maxkamada Sare ee Dalka Masar oo Laashay Xukunkii Xabsi Daa’imka Ahaa ee Madaxweyne Mursi

Sida ay sheegayaan Wakaaladaha wararka ee caalamiga ah sida Al-Jazeera iyo kuwo kale, Maxkamadda sare ee Dalka Masar ayaa markii 2aad u ka fadhiisatay xukun […]

 
 

Sacuudiga & Masar oo Xiisad Siyaasadeed Ay Ka Dhex Qarxeen.

Sacuudiga & Masar oo Xiisad Siyaasadeed Ay Ka Dhex Qarxeen.

Boqortooyada Sacuudiga oo horey taageero dhaqaale iyo mid militari u siin jirtay dalka Masar ayaa si weyn uga cadhaysan go’aanka Xukuumada Masar ku taageertay qorshaha […]

 
 

Dalka Yemen oo Xabad Joojin Lagaga Dhawaaqay.

Dalka Yemen oo Xabad Joojin Lagaga Dhawaaqay.

Qaybaha ku dagaalamaya dalka yemen ayaa ku heshiiyey xabbad joojin qaadan doonta 72 saacadood, oo ka bilaameysa saqda dhexe Arbacada saacaddu markey tahay 23:59, sidaas […]

 
 

Dagaal Culus oo Kasocda Duleedka Magaalada Muusil ee Dalka Ciraaq.

Dagaal Culus oo Kasocda Duleedka Magaalada Muusil ee Dalka Ciraaq.

Magaalo madaxda labaad ee dalka Ciraaq Muusil (Mosul) oo ah mida ugu weyn marka laga reebo Baqdaad ayaa waxaa hada ka bilowday hawlgalo la doonayo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay