Sadex xildhibaan oo ka tirsanaa xisbiga Raysalwasaare Theresa May ee Conservative Party ayaa Arbacadii shalay isaga baxay xisbigaasi iyagoo sheegay inay ka gadoodeen qaabka ay […]
Golaha Midowga Yurub (EU) ayaa sheegay inaysan diyaar u ahayn in wadahadal cusub ay la galaan dalka UK, kadib markii Baarlamaanka UK codsaday in wax […]
Dowlada Holland ayaa sheegtay inaysan qaabili doonin 47 Tahriibayaal ah oo todobaadkii hore laga soo badbaadiyey bada dalka Liibiya, kuwaasi oo loo diiday inay kusoo […]
Caasimada dalka Faransiiska ee Paris ayey shalay markale ka dhaceen mudaharaadyo rabshado wata oo khasaaro soo gaadhsiiyey qaybo kamid ah suuqyada caanka ah ee magaaladaasi. […]
Muuqaal laga soo duubay arday ay booliska ka hor tagga rabshadaha ee Faransiiska ku khasbeen iney jilbaha dhulka dhigtaan iyagoo gacmahooda qadaadka ku haya ayaa […]
Madaxweynaha dalka Ukrain Petro Poroshenko ayaa weydiistay Isbaheysiga NATO in ay u soo diraan maraakiib dagaal si ay uga caawiyaan dalkiisa ammaanka badda Azov. Hadalka […]
Dowlada Ukraine ayaa ku eedaysay in ciidamada Badda ee Ruushka weerar ku qaadeen maraakiibtooda dagaalka, iska hor imaadkaasi oo ka dhacay bada Madow ee jasiirada […]
Raysalwasaaraha UK Theresa May ayaa Khamiistii soo bandhigtay qorshaheeda cusub ee qaabka uu dalkaasi uga bixi doono Midowga Yurub, gorgortankaasi oo muddo dheer soo socday […]
Wasiirkii Britain u qaabilsanaa ka bixitaanka Midawga Yurub ayaa is casilay wuxuuna sheegay “in isaga oo ay wanaag ka tahay uusan taageeri karin” heshiiskan ka […]
Dawladda Talyaaniga ayaa diiday dalab uga yimid guddiga Yurub ee magaciisa loo soo gaabiyo EC, waxayna ku adkaysatay in ay ku taagnaanayso qorshe miisaaniyadeedkeeda. Ra’iisulwasaare […]
Hoggaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel ayaa galabta ku dhawaaqday in ay ka degi doonto xilka marka la gaaro sannadka 2021, kaddib marki uu xisbigeeda ku guuldarreystay […]
War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Paris ay ka soo jorjeedo qorshe ku adan in xayiraada lagu […]