Wararka Yurub

Dawlada Taliyaanaga oo Cadaadis Kusoo Rogtay Qaxootiga.

Dawlada Taliyaanaga oo Cadaadis Kusoo Rogtay Qaxootiga.

Golaha Wasiirada ee Talyaaniga ayaa Isniintii shalay ahayd ansixiyey Sharci cusub oo ku wajahan qaabka loola dhaqmayo dadka qaxootiga ah ee wadankaasi lagu qaabilo. Sharcigan […]

 
 

Faransiiska oo Qirtay Dambiyadii uu Ka Gaystay Al-Jeeriya.

Faransiiska oo Qirtay Dambiyadii uu Ka Gaystay Al-Jeeriya.

Madaxweynaha dalka France Emmanuel Macron ayaa markii ugu horeysay qiray danbiyadii uu gumeystihii Faransiiska ka geystay dalka Aljeeriya xiligii uu socday dagaalkii gobanimo doonka. Dagaalka […]

 
 

Sacuudiga oo Hub Casri Ah Ka Iibsanaya Spain.

Sacuudiga oo Hub Casri Ah Ka Iibsanaya Spain.

Dowlada Spain ayaa sheegtay in gantaalada Casriga ah oo gaaraya 400 ku wareejin doonto Boqontooyada Sacuudiga, todobaad kadib markii la hakiyey iibka hubka. Xukuumada Spain […]

 
 

Tooriyayn Balaadhan oo Ka Dhacday Magaalada Paris.

Tooriyayn Balaadhan oo Ka Dhacday Magaalada Paris.

Toddobo ruux ayaa dhaawacantay, afar ka mid ahna xaaladdoodu way liidataa ka dib markii nin mindi wata uu weerar ka gaystay magaalada Paris, sida ay […]

 
 

Dhimashada Tahriibayaasha Yurub oo Sara U Kacay.

June 7, 2014 - Mediterranean Sea / Italy: Italian navy rescues asylum seekers traveling by boat off the coast of Africa. More than 2,000 migrants jammed in 25 boats arrived in Italy June 12, ending an international operation to rescue asylum seekers traveling from Libya. They were taken to three Italian ports and likely to be transferred to refugee centers inland. Hundreds of women and dozens of babies, were rescued by the frigate FREMM Bergamini as part of the Italian navy's "Mare Nostrum" operation, launched last year after two boats sank and more than 400 drowned. Favorable weather is encouraging thousands of migrants from Syria, Eritrea and other sub-Saharan countries to arrive on the Italian coast in the coming days. Cost of passage is in the 2,500 Euros range for Africans and 3,500 for Middle Easterners, per person. Over 50,000 migrants have landed Italy in 2014. Many thousands are in Libya waiting to make the crossing. (Massimo Sestini/Polaris)

Tirada tahriibayasha imanaya qaaradda Yurub ayaa hoos u dhacday, hase yeeshee heerka dhimashada ayaa si aad ah sare ugu kacay, sida lagu sheegay warbixin ay […]

 
 

Booliska Holland oo Toogtay Nin Mindi Ku Hubaysan.

Booliska Holland oo Toogtay Nin Mindi Ku Hubaysan.

Ciidamada Booliska magaalada Amsterdam dalka Holland ayaa toogtay oo dhaawacay nin ku hubeysan mindi oo labo ruux ku weeraray xarun laga raaco tareenada. Illaa hadda […]

 
 

Taliyaaniga Dad Ku Dhintay Buundo Duntay.

Taliyaaniga Dad Ku Dhintay Buundo Duntay.

Masuuliyiinta dalka Talyaaniga ayaa sheegay shalay in ugu yaraan 37 qof ay ku dhinteen buundo wayn oo ay baabuurtu maraan oo ku taalla magaalada Genoa. […]

 
 

Toogasho Ka Dhacaday Magaalada Manchester Dalka UK.

Toogasho Ka Dhacaday Magaalada Manchester Dalka UK.

Laba caruur ayaa ka mid ah dadkii ku dhawaacmay weerarka toogashada ee ka dhacay agagaarka Moss Side ee magaalada Manchester, booliska ayaa sidaasi sheegay. Booliska […]

 
 

70 Qof oo Ku Dhimatay Dab Qabsaday Kaymaha Dalka Giriiga.

70 Qof oo Ku Dhimatay Dab Qabsaday Kaymaha Dalka Giriiga.

Ugu yaraan inta la xaqiijiyay 70 qof ayaa dhintay, tiro kalena wa aay dhaawacmeen kadib dab xoogan oo ka kacay agagaarka keymo ku yaala tuulooyin […]

 
 

Turkiga & Holand oo Ku Heshiiyay Soo Celinta Xidhiidhkii Siyaasadeed.

Turkiga & Holand oo Ku Heshiiyay Soo Celinta Xidhiidhkii Siyaasadeed.

Dowladaha Turkey-ga iyo Netherlands ayaa ku heshiiyay in ay dib u soo celiyaan xidhiidhkii wanaagsanaa ee u dhaxeeyay ee labada Dowladood kadib khilaaf soo kala […]

 
 

Malta & Taliyaaniga oo Isku Khilaafsan Dooni Tahriibayaal Sida.

Malta & Taliyaaniga oo Isku Khilaafsan Dooni Tahriibayaal Sida.

Dawlada Talyaaniga iyo Malta ayaa muran cusubi ka dhex aloosmay, kaas oo ay isku maan dhaafsanyihiin dalka ay tahay masuuliyadiisa in uu qaabilo muhaajiriinta saaran […]

 
 

Britain oo Xoghaye Cusub oo Arimaha Dibada Yeelatay.

Britain oo Xoghaye Cusub oo Arimaha Dibada Yeelatay.

Xoghayihii caafimmaadka ee dalka Britain ninka lagu magacaabo, Jeremy Hunt ayaa loo magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Britain, kadib markii uu xilkaasi iska casilay […]

 
 

Boris Johnson Xoghayihii Arimaha Dibada ee Britain oo Iscasilay.

Boris Johnson Xoghayihii Arimaha Dibada ee Britain oo Iscasilay.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Britain Boris Johnson  ayaa iscasilay iyadoo arrintana ay dhabar jab ku noqonayso dowlada ay madaxda ka tahay Theresa May iyadoo […]

 
 

Midowga Yurub oo Eedayn Culus Usoo Jeediyay Soomaaliya.

Midowga Yurub oo Eedayn Culus Usoo Jeediyay Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa in ay ku xad gudubtay Xuquuqda Aadanaha, islamarkaana mudaddii ay jirtay  geysatay Xadgudubyo badan oo ka dhan ah Xuuquuqda Aadanaha. […]

 
 

Midawga Yurub oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Qaxootiga.

Midawga Yurub oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Qaxootiga.

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub (EU) ayaa shalay heshiis ka gaadhay arimaha dadka usoo tahriibaya ee qaaradda Yurub kusoo qulqulaya. Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in […]

 
 

Madaxda Yurub oo Isku Khilaafsan Qaabilaada Qaxootiga.

Madaxda Yurub oo Isku Khilaafsan Qaabilaada Qaxootiga.

Madaxda 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub (EU) oo Axadii ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga badan […]

 
 

Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.

Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.

Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo badbaadiyay ,kuwaas oo saaran Markab taagan xeebaha dalkaasi. Dadkan muhaajiriinta ah […]

 
 

Hungary oo Mamnuucaysa Muhaajiriinta Magangeliyo Doonka Ah.

Hungary oo Mamnuucaysa Muhaajiriinta Magangeliyo Doonka Ah.

Baarlamaanka dalka Hungary ayaa meel mariyay sharciyo la doonayo in lagu xakameeyo dadka soo galootiga ah ee dalkaasi magangelyada u raadsanaya. Sharciyadan ayaa waxaana ku […]

 
 

UK oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Soomaaliya U Safraan.

UK oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Soomaaliya U Safraan.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain ayaa uga digtay muwaadiniinta u dhashay Britain in ay u safraan Soomaaliya, oo ay ku jirto Somaliland, marka laga reebo magaalooyinka […]

 
 

Taliyaaniga oo Diiday In Uu Qaabilo Dooni Siday Tahriibayaal.

Taliyaaniga oo Diiday In Uu Qaabilo Dooni Siday Tahriibayaal.

Dowlada Takiyaaniga ayaa diiday in dekaddaheeda ay ku soo xidhao dooni sida boqolaal qaxooti ah oo laga soo badbaadiyey badda dalka Liibiya. Hay’ada gurmadka ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay