Wararka Yurub

Ninkii Loohaystay Weerarkii Jarmalka Ka Dhacay oo Wax Dambi Ah Lagu Waayay.

Ninkii Loohaystay Weerarkii Jarmalka Ka Dhacay oo Wax Dambi Ah Lagu Waayay.

Sida ay sheegayaan warbaahinta dalka Jarmalku qofkii kaliya ahaa ee loo hayay weerarkii gaadhiga ee lagu qaaday suuq ku yaala Berlin, ayaa lasoo daayay, sida […]

 
 

Wasaarada Arimaha Dibada Ingiriiska oo Dadkooda Uga digtay Safarka Itoobiya.

Wasaarada Arimaha Dibada Ingiriiska oo Dadkooda Uga digtay Safarka Itoobiya.

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Wasaarada Arimaha Dibada ee wadanka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta ree Britan ayna usafri karin wadanka qalalaasuhu […]

 
 

Aftidii Dastuurka Kadib Ra’iisul-Wasaaraha Taliyaaniga oo Iscasilay.

Aftidii Dastuurka Kadib Ra’iisul-Wasaaraha Taliyaaniga oo Iscasilay.

Ra-iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Matteo Renzi ayaa ku dhawaaqey in uu iscasiley, isaga oo fariin soo mariyey bogga uu ku leeyahay Twitterka, waxaana uu si […]

 
 

Midawga Yurub oo Ku Heshiiyay In Ay Xoojiyaan Awoodooda Militari.

Midawga Yurub oo Ku Heshiiyay In Ay Xoojiyaan Awoodooda Militari.

Wadamada Midowga Yurub (EU) ayaa ku heshiiyey mashruuc cusub oo ay ku labo jibaarayaan awoodooda milatari, go’aankan oo ah fariin ku socota Maraykanka. Heshiiskan ayaa […]

 
 

Madaxweynaha Turkiga oo Digniin Culus U Diray Midawga Yurub.

Madaxweynaha Turkiga oo Digniin Culus U Diray Midawga Yurub.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay Midowga Yurub in haddii ay sii wadaan u hanjabaadda dalkiisa, inuu boqolaal kun oo muhaajiriin ah u […]

 
 

Dowlada Ingiriiska oo Markale Shacabkeeda Uga Digtay Socdaalka Itoobiya.

Dowlada Ingiriiska oo Markale Shacabkeeda Uga Digtay Socdaalka Itoobiya.

Wasaarada Arimaha Dibada ee wadanka Ingiriiska ayaa markale kucelisay digniintee shacabkeeda ay uga digaysay safarka wadanka Itoobiya waxayna wasaaradu bayaankeedii ugu dambeeyay soo saartay maalinimadii […]

 
 

DAAWO QAYB KAMID AH KHADBADII GUDOOMIYAHA JAALIYADDA SWEDEN MUDANE ABDIRAHMAN BASHIIR

DAAWO QAYB KAMID AH KHADBADII GUDOOMIYAHA JAALIYADDA SWEDEN MUDANE ABDIRAHMAN BASHIIR

Gudoomiyaha jaaliyadda Sweden mudane Abdirahman bashiir ayaa shir lagu qabtay Magalada Flen maalinkii sabtida 19/11/2016 mar labaad lagu doortay gudoomiyaha hogaamin doona jaaliyada Sweden muuqaal […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Sweden oo Lagu Qabtay Magaalada Flen +Sawiro.

Shirkii Jaaliyada Ogadenia ee Sweden oo Lagu Qabtay Magaalada Flen +Sawiro.

Shirkii sanadlah ahaa ee jaaliyada soomaalida ogadenia Sweden ayaa cawa ka qabsoomay magalada Flen shirka waxaa lagu bilaabay sidii cadada inoo aheed ayahada qur aanka […]

 
 

Dhageysi Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka UK oo Looga Hadlay Xuquuqul Insaanka Ogaden.

Dhageysi Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka UK oo Looga Hadlay Xuquuqul Insaanka Ogaden.

Shirkii lagu qabtay Guriga Baarlamaanka Dalka UK ayaa lagu qiimeeyay Xuquuqul Insaanka Dalka Ethiopia gaar ahaan Xad gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda aadanaha ee dadka […]

 
 

Wasiirkii Dhaqaalaha ee Dalka Ruushka Aleksej Uljukajev oo La Xidhay.

Wasiirkii Dhaqaalaha ee Dalka Ruushka Aleksej Uljukajev oo La Xidhay.

Wasiirkii Dhaqaalaha ee dalka Ruushka Aleksej Uljukajev ayaa la xirey kadib markii lagu eedeeyey in uu laaluush qaatey. Aleksej Uljukajev ayaa lagu tuhunsan yahay in […]

 
 

Ururka OYSU UK & Ururka BEMA ee Jaamacada Birmingham oo Shir Kuqabtay Jaamcada Birmingham.

Ururka OYSU UK & Ururka BEMA ee Jaamacada Birmingham oo Shir Kuqabtay Jaamcada Birmingham.

Ururka Ardeyda Madow iyo dadyowga laga tirada badanyahay ee Jaamacada Birmingham ayaa soo qaban qaabiyay shir looga hadlayay qadiyada Soomalida Ogaden. Waxaana Shirkan marti sharaf […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibbada ee Britain oo Diiday Inuu Ka Qayb Galo Shir Madaxda EU Ay Uga Arinsanayeen Donald Trump.

Wasiirka Arimaha Dibbada ee Britain oo Diiday Inuu Ka Qayb Galo Shir Madaxda EU Ay Uga Arinsanayeen Donald Trump.

Boris Johnson Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Britain, ayaa diiday inuu ka qeyb galo shir maanta Axadii shalay ahayd ay Wasiirada dalalka Midowga Yurub (EU) […]

 
 

Maxkamada Sare ee UK oo Diiday Habka Looga Baxayo Midawga Yurub.

A general view shows Court One during the opening of the Supreme Court of the United Kingdom in London, October 16, 2009.    REUTERS/Gareth Fuller/Pool

Warar ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in Maxkamad sare ee dalka Britain ay go’aan ku gaadhay in dowladda Britain ay hesho […]

 
 

Dhul-Gariir Culus oo Markale Ka Dhacay Badhtamaha Dalka Taliyaaniga.

Dhul-Gariir Culus oo Markale Ka Dhacay Badhtamaha Dalka Taliyaaniga.

Dhulgariir lagu qiyaasay awoodiis 6.6M ayaa markale ka dhacay subaxnimada Axadda badhtamaha dalka Taliyaaniga, kaas oo laga dareemay magaalo madaxda dalka ee Rome. Wararku waxay […]

 
 

Midowga Yurub oo Kawada Hadlaya Dhaqaalaha iyo Qaxootiga.

Midowga Yurub oo Kawada Hadlaya Dhaqaalaha iyo Qaxootiga.

Arrimaha qaxootiga, heshiiska ganacsiga ee Kanada iyo cunno-qabateynta Ruushka ayaa looga hadlayaa shirka Madaxda Midowga Yurub ee ka furmaya magaalada Brussles. Midowga Yurub ayaa ka […]

 
 

Cunsuriyiinta Bariga Jarmalka oo Jidh-Dil U Gaystay Caruurta Qaxootiga Suuriya.

Cunsuriyiinta Bariga Jarmalka oo Jidh-Dil U Gaystay Caruurta Qaxootiga Suuriya.

Kooxo cunsuriyiin ah oo ku sugan bariga wadanka Jarmalka ayaa weeraro la beegsaday caruur da’ayar ah oo kamid ah qaxootiga ka yimid dalka Suuriya. Caruurtan oo […]

 
 

Britain oo Gaashaanka Ku Dhufatay Qawaaniinta Xuquuqul Insaanka ee EU-da.

Britain oo Gaashaanka Ku Dhufatay Qawaaniinta Xuquuqul Insaanka ee EU-da.

Dowlada Britain ayaa wada qorshe ay askarteeda uga badbaadinayso in la horgeeyo maxkamadaha xaquuqul Insaanka ee Midowga Yurub (EU). Wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheegtay inay sare usii kaceyso tirada […]

 
 

Daawo: Kacdoonka Itoobiya Ka Socda oo Midowga Yurub Lagaga Hadlay.

Daawo: Kacdoonka Itoobiya Ka Socda oo Midowga Yurub Lagaga Hadlay.

Muuqaalkan hoose ayaa muujinaya dood adag oo ka dhalatay xasuuqa iyo dhibaatada Gumaysiga Itoobiya uu ku hayo shacabka kacdoonka wada. Doodan oo ka dhacday xarunta […]

 
 

Kal Fadhiga Barlamanka Dalka Sweden oo Su,aalo La Isku Waydiiyay Xaalada Qalafsan ee Ka Jirta Wadanka Itoobiya

Kal Fadhiga Barlamanka Dalka Sweden oo Su,aalo La Isku Waydiiyay Xaalada Qalafsan ee Ka Jirta Wadanka Itoobiya

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 30/10/2016 ayaa waxaa kal fadhiga baarlamanka dalka Sweden ee loo yaqaano Question and Answer lagaga hadlay xaalada xuquuqda aadanaha Ee […]

 
 

Masjid Wayn & Goob Shirarka Lagu Qabto oo La Qarxiyay Dalka Jarmalka.

Masjid Wayn & Goob Shirarka Lagu Qabto oo La Qarxiyay Dalka Jarmalka.

Nabad-sugida dalka Germany ayaa baadhitaan ku wada weerar bambaano oo lagu qaaday Masjid kuyaala magaalada Dresden iyo xarun ay ku shiri lahaayeen Jaaliyadda Muslimiinta ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay