Wararka Yurub

Madaxda Yurub oo Ka Shiraya Xaalada Murugsan ee Qaxootiga.

Madaxda Yurub oo Ka Shiraya Xaalada Murugsan ee Qaxootiga.

Madaxda dalalka badhtamaha Qaarada Yurub iyo Balkan-ka oo ku shiraya magaalo madaxda dalka Austria ee Vienna, ayaa isku dayay inay la yimaadaan qorshe mideysan, oo lagu xakamaynayo muhaajiriinta […]

 
 

Mudaaharaad Ka Dhan Ah Cunsuriyada & Midab-Takoorka oo Lagu Qabtay Finland.

Mudaaharaad Ka Dhan Ah Cunsuriyada & Midab-Takoorka oo Lagu Qabtay Finland.

Qiyaastii 15,000 oo qof ayaa isugu soo baxay magaalada Helsinki caasimada dalka Finland kuwaas oo ka soo horjeeda cunsurinimada, kala sooca dadka iyo gacan ka hadalka, […]

 
 

Dalka Britain oo Sheegay Inay Ciidamo Dheeraad Ah U Diri Doonaan Soomaaliya.

Dalka Britain oo Sheegay Inay Ciidamo Dheeraad Ah U Diri Doonaan Soomaaliya.

Haweenayd lagu magacaabo Theresa May, Ra’iisul wasaaraha Britain ayaa sheegtay in dowladeedu ay ciidammo dheeraad ah u diri doonto dalka Soomaaliya. May, oo khudbadeedii ugu horraysay […]

 
 

Ra’iisul-wasaaraha Ingiriiska oo Xaqiijisay Xilliga uu Kabixitaanka UK Midawga Yurub Bilaabmi Doono.

Ra’iisul-wasaaraha Ingiriiska oo Xaqiijisay Xilliga uu Kabixitaanka UK Midawga Yurub Bilaabmi Doono.

Ra’iisul-wasaaraha Britian Theresa May ayaa sheegtey in geediga Britain uga baxayso Midowga Yurub uu bilaabanayo sanadka dambe bisha Feberaayo (2aad), sida laga soo xiganayo, guddoomiyaha […]

 
 

Dalka Jarmalka oo Qaabilaya Qaxootigii Ugu Badnaa Taariikhda Casriga Ah.

Dalka Jarmalka oo Qaabilaya Qaxootigii Ugu Badnaa Taariikhda Casriga Ah.

Wadanka Jarmalka ayaa lagu wadaa in ay qaabilaan qaxooti gaadhaya 300.000 kun oo qof, oo ah qaybtii 2aad sanadkan 2016. Sanadkii hore 2015 ayaa Jarmalku […]

 
 

Dhul-Gariir Culus oo Ku Dhuftay Badhtamaha Wadanka Taliyaaniga.

Dhul-Gariir Culus oo Ku Dhuftay Badhtamaha Wadanka Taliyaaniga.

Dhulgariir xooggan ayaa ruxay bartamaha dalka Talyaaniga, kaasi oo sababay khasaare xooggan islamarkaana dilay ugu yaraan 120 qof sida ay sheegayaan warar hor dhac oo saxaafadu […]

 
 

Daawo qayb kamid ah mudaharaadki jaaliyadda Sweden

Daawo qayb kamid ah mudaharaadki jaaliyadda Sweden

Mudaharaad lagaga soo horjeedo gumaysigana daalan wakhtigiisu dhamaaday ee tigreega ayaaa lagu qabtay caasimada wadanka Sweden banaanbaxan waxaaa soo abaabulay jaaliyaddaha Ogadenia /oromia iyo ahmaaro […]

 
 

Daawo soo dhaweyntii Gudoomiyaha Jabhadda wadaniga xoreynta ogadenia ee Sweden

Daawo soo dhaweyntii Gudoomiyaha Jabhadda wadaniga xoreynta ogadenia ee Sweden

Waxaa wadanka Sweden soo dhaweyn wayn lagu sameeyay  Gudoomiyaha Jabhadda ONLF  soo dhaweynta waxaa ka  qayb qaatay xildhibaanada jabhhada masuuliyiinta jaliyaadda iyo xubno kale muuqaalka […]

 
 

Midawga Yurub oo Isku Khilaafsan Wixii Laga Yeeli Lahaa Xidhiidhka U Dhexeeya Turkiga.

Ministers from German-speaking European countries take part in a news conference after a meeting in Balzers, Liechtenstein, August 5, 2016. Pictured are (L-R): Swiss Foreign Minister Didier Burkhalter, Luxembourg's Foreign Minister Jean Asselborn, Liechtenstein's Foreign Minister Aurelia Frick, German Foreign Minister Frank-Walter Steinmeier and Austrian Foreign Minister Sebastian Kurz. REUTERS/Roland Korner/Pool

Midowga Yurub ayaa weli isku khilaafsan in dib loo bilaabo wadahadalka u dhaxeeyey dalalka EU-da iyo Wadanka Turkiga kadib inqilaabkii fashilay ee Turkiga oo saamayn […]

 
 

Nin Somali Ah oo Weerar Ka Gaystay Badhtamaha Magaalada London.

Nin Somali Ah oo Weerar Ka Gaystay Badhtamaha Magaalada London.

Sida ay sheegayso warbaahinta dalka Britain nin Somali ah ayaa laxidhay iyadoo lagu tuhunsan yahay inuu dilay qof dumar ah shan kalena uu dhaawacay, kadib […]

 
 

Afgambigii Dhicisoobay Kabacdi Wafti Kasocda Midawga Yurub oo Booqday Turkiga.

Afgambigii Dhicisoobay Kabacdi Wafti Kasocda Midawga Yurub oo Booqday Turkiga.

Afgambigii dhicisoobay kabacdi dowladda Turkigu ayaa ku dhawaaqday 3-bilood oo xukun deg degga ah, talaabadaas oo si toos ah u joojisay ku dhaqanka heshiiskii xuquuqda […]

 
 

Dawlada Faransiiska oo Sheegtay Inay Xidhay Masaajido Badan.

Dawlada Faransiiska oo Sheegtay Inay Xidhay Masaajido Badan.

Sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee AFP, Wasiirka Ariimaha Gudaha ee dalka Faransiiska Bernard Cazeneuve ayaa sheegay in xukuumaddu ay xidhay ilaa labaatan Masjid bilihii u […]

 
 

Daawo: Turkida Jarmalka oo Banaanbax Balaadhan oo Erdogan Lagu Taageerayo Ka Dhigay Magaalada Cologne.

Daawo: Turkida Jarmalka oo Banaanbax Balaadhan oo Erdogan Lagu Taageerayo Ka Dhigay Magaalada Cologne.

Shacab aad u tiro badan oo Turkida ku nool dalka Jarmalka ah ayaa banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ku qabtay magaalada Cologne. Banaanbaxan ayaa ahaa […]

 
 

Wadanka Taliyaaniga oo Bilaabay Olole Lagaga Hortagayo Tahriibka.

Wadanka Taliyaaniga oo Bilaabay Olole Lagaga Hortagayo Tahriibka.

Xukkumada Talyaaniga ayaa bilawday olole ay uga hortagayso dadka ka soo haajiraya waqooyiga iyo galbeedka Afrika ee isku dayaya inay doon ku imaadaan badda si […]

 
 

Booliska Faransiiska Ayaa Toogtay Labo Nin oo Dad Ku Qafaashay Kaniisad Ku Taala Magaalada Rouen.

Booliska Faransiiska Ayaa Toogtay Labo Nin oo Dad Ku Qafaashay Kaniisad Ku Taala Magaalada Rouen.

Ciidanka Amaanka ee ka hawlgala Waqooyiga Dalka Faransiiska waxa ay toogteen laba qof oo hubeysnaa oo dhowr qof ku qafaashay Kaniisad ku taalla magaalada Rouen. Wararka waxa […]

 
 

Daawo:Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay

Daawo:Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay

Sheekh Hassan oo wareysigaga hadlay falkii xumaa ee gudaha soomaaliya madaxda jabhadda lagu gaystay sheikh ayaa baaq u jeediyay shacabwaynaha soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka

Daawo: Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka

Gudoomiyaha Jaaliyaada Sweden Mudane Abdirahman bashir oo fariin adag u diray Soomali ismoodka dhanka kalena baaq u diray shacabka ogadenia uguna baaqay halgan iyo inay […]

 
 

Daawo: Wareysi Muhiim Ah oo Lala Yeeshay Xildhibaan Riyaale Xaamud Axmed.

Daawo: Wareysi Muhiim Ah oo Lala Yeeshay Xildhibaan Riyaale Xaamud Axmed.

Xildhibaan Riyaale xaamud ahmed ayaaa baaaq iyo cambaareyn isugu jira u diray shacabka soomaaliyeed  iyo shacabka Somalida Ogadenia uguna baaqaya halgan iyo adkaysi buuxa. Dhanka […]

 
 

Faah Faahin Kusaabsan Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Faah Faahin Kusaabsan Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka.

Booliska gobolka Bavarian ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in wiilkii 18 jirka ahaa ee weeraray goobta laga dukaamaysto isla markaana ku dilay sagaalka qof, inaanay […]

 
 

Cadaymo Muujinaya In Dhaqaalaha Dalka Britain (UK) uu Hoos U Dhacay.

Cadaymo Muujinaya In Dhaqaalaha Dalka Britain (UK) uu Hoos U Dhacay.

Daraasaad muhiim u ah dhaqaalaha dalka Britain (UK) ayaa lagu ogaaday in uu jiro hoos u dhac laxidhiidha dhaqaalaha dalkaasi tan iyo markii shacabku Ingiriisku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay