Wararka Yurub

Tartanka Doorashada Ra’iisal-Wasaaraha Cusub ee Dalka Britain (UK).

Tartanka Doorashada Ra’iisal-Wasaaraha Cusub ee Dalka Britain (UK).

Xildhibaanada xisbiga talada haya ee Muxaafidiinta (Conservative) ka ayaa u codeeyay xoghayaha arrimaha gudaha Theresa May iyo wasiirka tamarta, Andrea Leadsom, oo ah labada qof […]

 
 

Aftida Wadanka UK oo Lasaadaalinayo Inay Saamayn Kuyeelato Midawga Yurub.

Aftida Wadanka UK oo Lasaadaalinayo Inay Saamayn Kuyeelato Midawga Yurub.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sweden, ayaa sheegtay in codaynta Britain (Ingiriiska) ee la xidhiidha kasii mid ahaanshaha Midowga Yurub ay ugu dambeyn horseedayso in ay kala […]

 
 

Muuqaal qurux badan Heestii calanka Ogadenia Ee Shirkii Sweden magalada Kramfors

Muuqaal qurux badan Heestii calanka Ogadenia Ee Shirkii Sweden magalada Kramfors

By Heegan Sweden ONA

 
 

Khudbadii Dr Riyaale xaamud ahmed ee Shirkii Sweden magalada Kramfors

Khudbadii Dr Riyaale xaamud ahmed ee Shirkii Sweden magalada Kramfors
 
 

Shirkii xubnaha jaaliyada Sweden oo sii guul ah ugu soo dhamaaday magaalada Kramfors

Shirkii xubnaha jaaliyada Sweden oo sii guul ah ugu soo dhamaaday magaalada Kramfors

Shirkan oo ahaa shirkii caadiga ah ee xubnaha jaaaliyada isugu iman jireen sadexdii biloodba mar ayaa markan lagu qabtay waqooyinka Sweden magalada Kramfors waxaa ka […]

 
 

War hordhac ah Shirkii xubnaha jaaaliyada Ogadenia Ee Sweden oo goor dhaw ka furmay magalada Kramfors(sawiro hordhac ah)

War hordhac ah Shirkii xubnaha jaaaliyada Ogadenia Ee  Sweden  oo goor dhaw ka furmay magalada Kramfors(sawiro hordhac ah)

Shirka jaaliyada ogadenia ee Sweden ayaa hada ka furmay magalada Kramfors,shirka oo ku bilawday jawi aaad u wanaagsan waxaa ka soo qayb galay xubnaha jaaliyada […]

 
 

Wafti isugu jira xubno gudiga jaaliyada Sweden iyo Madaxda JWXO ayaa kormeer kutagay magalada FLEN iyo Hallstahammar

Wafti isugu jira xubno gudiga jaaliyada Sweden iyo Madaxda JWXO ayaa kormeer kutagay magalada FLEN iyo Hallstahammar

Waxaa maanto oo taariikhdu ku beegneed 15/05/2016 kormeer ku tagay magalada FLEN iyo Hallstahamar Gudiga jaaliyada Sweden iyo madaxda JWXO masuuliyiintan ayaa ugu horeen ku […]

 
 

Booliska Midawga Yurub (EUROPOL) oo Ciidamo Gaynaya Xeryaha Qaxootiga.

Booliska Midawga Yurub (EUROPOL) oo Ciidamo Gaynaya Xeryaha Qaxootiga.

Hay’ada amniga ee Midowga Yurub (EU) ee loo yaqaan EUROPOL ama booliiska Midowga Yurub ayaa sheegay inay wadaan qorshe ah in askar ladagaalanta kooxaha argagaxisada […]

 
 

Dawlada Ingiriiska oo Somaliya Ciidamo u Dirtay Si Ay Gacan Usiiyaan Ciidamada AMISOM.

Dawlada Ingiriiska oo Somaliya Ciidamo u Dirtay Si Ay Gacan Usiiyaan Ciidamada AMISOM.

Qayb  hordhac ah oo ka tirsan ciidamo Ingiriis (British) ah ayaa la sheegayaa in lageeyey dalka Soomaliya. Ciidankan ayaa taageeri doona sida laga soo xigtay dawlada […]

 
 

Shirkii Jaaliyaada wadanka Sweden iyo Hogaanka arimaha dibada JWXO Dr Abdirahman maadeey oo jawi farxadleh ku soo dhamaaday.

Shirkii Jaaliyaada wadanka Sweden iyo Hogaanka arimaha dibada JWXO  Dr Abdirahman maadeey oo jawi farxadleh ku soo dhamaaday.

Waxaa maalmahan arimo shaqo ku joogay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm hogaanka arimaha dibade ee jabhada wadaniga xoreynta ogadenia mudane abdirahman sheik mahdi. Hogaanka ayaa […]

 
 

War deg deg ah Shirkii xubnaha jaaliyada Ogadenia Ee Sweden iyo Hogaanka arimaha dibada Dr Madeey oo furmay

War deg deg ah Shirkii xubnaha jaaliyada Ogadenia Ee Sweden iyo Hogaanka arimaha dibada Dr Madeey oo furmay

Warbixin iyo sawiro hordhac u ah shirkii Hogaanka arimaha dibada ONLF iyo Xubnaha jaaliyada ogadenia oo furmay ugu horeen waxaa sidii caadaad inoo aheed lagu […]

 
 

Wadanka Norway oo Ku Dhawaaqay Inay Qaxootiga Aan Daganaanshaha Haysanin Dib U Celin Doonto.

Wadanka Norway oo Ku Dhawaaqay Inay Qaxootiga Aan Daganaanshaha Haysanin Dib U Celin Doonto.

Horaantii bishan April, 2016 ayaa Wasiirada Arimaha Soogalootiga wadanka Norwey haweenayda lagu magaacabo Sylvi Listhaug soo rogtay go’aan cusub oo ah in dadka qaxootiga ah ee magangalyada […]

 
 

Duqa Magaalada London oo Cambaarayn Kulul Kala Dul Dhacay Madaxwayne Barack Obama.

Duqa Magaalada London oo Cambaarayn Kulul Kala Dul Dhacay Madaxwayne Barack Obama.

Duqa magaalada London Boris Johnson ayaa cambaareeyay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo booqasho ku jooga wadanka Ingiriiska inuu cadaawad gaar ah u hayo shacabka UK. Mr. […]

 
 

Shir lagu xoojinayo hawlaha Halganka oo Mamulki iyo ururada bulshada ku qabteen Stockholm Sweden

Shir lagu xoojinayo hawlaha Halganka oo Mamulki iyo ururada bulshada ku qabteen Stockholm Sweden

Shir muhiim ah oo lagu dardargalinyo hawlaha halganka ayaa maalintii shalay lagu qabtay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm Shirkan waxaa soo abaabulay maamulka sare ee […]

 
 

Midawga Yurub oo Kashiraya Wixii Laga Yeeli Lahaa Canshuur Labaxsadka.

Midawga Yurub oo Kashiraya Wixii Laga Yeeli Lahaa Canshuur Labaxsadka.

5-wadan ee ugu dhaqaalaha badan Midowga Yurub (EU) waxay ogolaadeen inay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan ladagaallanka dadka aan doonaynin inay canshuuraha bixiyaan ee […]

 
 

Garoonka Diraadaha ee Amsterdam ee Dalka Hollanda oo Qaybo Kamid Ah Laxidhay.

Garoonka Diraadaha ee Amsterdam ee Dalka Hollanda oo Qaybo Kamid Ah Laxidhay.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Amsterdam ee dalka Holland ee loo yaqaano Schiphol Airport ayaa habeen hore muddo saacado ah la xidhay qaybo kamid ah kadib […]

 
 

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo Qirtay Inuu Khaldamay Fadeexada Kusaabsan Warqadaha Panama.

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo Qirtay Inuu Khaldamay Fadeexada Kusaabsan Warqadaha Panama.

Rai’sal wasaaraha Ingiriiska, David Cameron ayaa sheegay in ay ahayd in uu si wanaagsan u maareeyo arrimahiisa la xidhiidha dhaqaalihiisa gaar ah. Wuunna qirtay in todabaadkan […]

 
 

Garoonka Brussels ee Looyaqaano ”Zeventem” oo Dib Loofuray.

Garoonka Brussels ee Looyaqaano ”Zeventem” oo Dib Loofuray.

Masuuliyiinta garoonka Brussels waxay sheegeen in saddex diyaaradood ay ka kici doonaan garoonka ooy aadi doonaan saddex goobood oo qaaradda Yurub ku yaala. Garoonka Zeventem […]

 
 

Eedaymo Loosoo Jeediyay Ciidanka Faransiiska ee Nabad Ilaalinta U Jooga Dalka Afrikada Dhexe.

Eedaymo Loosoo Jeediyay Ciidanka Faransiiska ee Nabad Ilaalinta U Jooga Dalka Afrikada Dhexe.

Wadanka Faransiiska ayaa ballan qaaday inay faah faahin buuxda ka bixiso eedaymaha loosoo jeediyay ciidamada nabad ilaalinta ee ka jooga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe in ay […]

 
 

Wasiirada Arimaha Gudaha & Cadaalada ee Yurub oo Kashiray Argagixisada.

Wasiirada Arimaha Gudaha & Cadaalada ee Yurub oo Kashiray Argagixisada.

Weerarkii Brussels kabacdi, wasiirada arrimaha gudaha iyo cadaalada ee waddamada Yurub ayaa shir deg deg ah ku qabtay magaalada Brussels. Waxay ka hadleen sidii looga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay