Wararka Yurub

Dad Cadhaysan oo Burburiyay Masjid Kuyaala Jaziirada Corsica ee Dalka Faransiiska.

Dad Cadhaysan oo Burburiyay Masjid Kuyaala Jaziirada Corsica ee Dalka Faransiiska.

Dad cadhaysan oo mudaharaadka ka dhigay jasiirada Corsica oo ka tirsan dalka Faransiiska ayaa burbur u gaystay Masjid jasiiradaasi kuyaala, falkan ayey dawlada Faransiisku cambaaraysay. […]

 
 

Faransiiska oo Sheegay Ineey Fashiliyeen Falal Argagixiso Ah oo Ladoonayay In Lafuliyo.

Faransiiska oo Sheegay Ineey Fashiliyeen Falal Argagixiso Ah oo Ladoonayay In Lafuliyo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Faransiis Bernard Cazeneuve ayaa shaaciyey in sirdoonka dalkooda uu ka warhelay koox qorshaynaysay ineey weeraro argagaxiso ka gaystaan gudaha wadanka […]

 
 

Qaarada Yurub oo 2015 Soo Galeen Qaaxootigii Ugu Tirada Badnaa.

In this photo provided by UNHCR officials and taken on Thursday, Aug. 15, 2013. Syrian refugees cross the border toward Iraq at Peshkhabour border point at Dahuk, 260 miles (430 kilometers) northwest of Baghdad, Iraq.  The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) has set up an emergency transit camp in Irbil, where around 2,000 refugees are camping out and UNHCR officials say some thousands of refugees have been streaming into northern Iraq, many coming across a newly-constructed pontoon bridge over the Tigris River at Peshkhabour. (AP Photo/HO)

Tirada qaxootiga soo gaadhay Yurub ee dhulka iyo badda kasoo galay sanadkan 2015-ka, ayaa dhaafay hal milyan oo muhaajir.Tiradii ugu dambaysay, ayaa muujinaysa in afar […]

 
 

Siyaasadda Spain oon Daganayn Kadib Doorashadii Dalka Ka Dhacday.

Siyaasadda Spain oon Daganayn Kadib Doorashadii Dalka Ka Dhacday.

Dalka Spain ayaa wajahaya siyaasad aan daganayn kaddib markii labo kacdoon oo cusub ay ku guulaysteen saddex meeloodaw meel kamid ah doorashadii dalkaasi ka dhacday. […]

 
 

Turkiga oo Dalka Qadar Saldhig Militari Kasamaysanaya.

epa00964835 Turkish army troops march during the ceremony before deploying to Kabul, Afghanistan for their duty on ISAF 'International Security Assitance Force' in Ankara, Turkey on Friday 23 March 2007.  EPA/STR

Dalka Turkiga ayaa qorshaynaya ineey saldhig Miltari ka samaystaan dalka  Qatar ee gacanka Khaliijka Carabta. Qorshahan ayaa lagu sheegay inuu yahay kahortaga cadowga labada dal […]

 
 

Ruushka oo Rasaaseeyay Markab uu Turkigu Leeyahay.

Ruushka oo Rasaaseeyay Markab uu Turkigu Leeyahay.

Wadanka Turkiga ayaa digniin culus kasoo saaray rasaas la sheegay in Maraakiibta dagaalka ee Ruushka kurideen Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo marayay badda Aegean, […]

 
 

Xisbiga Cunsuriga Ah ee Faransiiska oo Ku Guul Daraystay Doorashii Axadii Dalka Kadhacday.

Xisbiga Cunsuriga Ah ee Faransiiska oo Ku Guul Daraystay Doorashii Axadii Dalka Kadhacday.

Xisbiga xagjirka ah ee layidhaahdo Front National ee dalka Faransiiska ayaa guuldarro wayn ka raacday wejigii labaad ee doorashooyinka gobolada dalka Faransiiska,  ee dhacdey maalintii […]

 
 

Weerar Tooriyayn Ah oo Goob Tareemada Laga Raaco oo Kutaala London Kadhacay.

Weerar Tooriyayn Ah oo Goob Tareemada Laga Raaco oo Kutaala London Kadhacay.

Warar ONA soo gaadhay ayaa sheegaya fal tooriyayn ah oo ka dhacday goob tareemada laga raaco oo ku taala magaalada London ayaa booliska Ingiriisku ay […]

 
 

Faransiiska & Ruushka oo Ku Heshiiyay Ladagaalanka Kooxda ISIS (Daacish).

Faransiiska & Ruushka oo Ku Heshiiyay Ladagaalanka Kooxda ISIS (Daacish).

Madaxwayne François Hollande ee dalka Faransiiska ayaa Khamiistii shalay booqasho ku tagay magaalada Moscow ee caasimada wadanka Ruushka. Hollande oo la kulmay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin […]

 
 

Yurub & Africa oo Shir Tahriibka Kusaabsan Uga Furmay Magaalada Valletta ee Jasiirada Malta.

Yurub & Africa oo Shir Tahriibka Kusaabsan Uga Furmay Magaalada Valletta ee Jasiirada Malta.

Waxaa magaalada Valletta ee Jasiirada Malta ka furmay shir labo bari socon doono ooy kasoo qaybgaleen wufuud kala duwan oo kasocda qaaradaha Yurub & Africa. […]

 
 

Midawga Yurub & Turkiga oo Kuheshiiyay Qurshe Kusaabsan Qaxootiga Yurub Kusoo Qulqulaya.

Turkey's President Tayyip Erdogan talks to the media before a meeting with European Commission President Jean-Claude Juncker (not pictured) at the EU Commission headquarters in Brussels, Belgium, October 5, 2015. REUTERS/Francois Lenoir

Wadanka Turkiga iyo Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay heshiis qorshe wax looga qabanayo qaxootiga imanaya Qaarada Yurub, kuwaasoo in badan oo kamid ah ay xeebaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay