Wararka Yurub

Austria oo Xidhay Masaajid & Imaamyo Latarxiiley.

Austria oo Xidhay Masaajid & Imaamyo Latarxiiley.

Dalka Austria oo ka tirsan Midowga Yurub (EU) ayaa albaabada u laabey ugu yaraan todoba masaajid oo muslimiinta dalkaasi ku cibaadeysan jireen, waxaana ay dalkeeda […]

 
 

Sacuudiga & Imaaraadka oo Ku Lug Yeeshay Fadeexadii Doorashada Maraykanka 2016 kii.

Sacuudiga & Imaaraadka oo Ku Lug Yeeshay Fadeexadii Doorashada Maraykanka 2016 kii.

Donlad Trump Jr oo ah wiilka ugu wayn caruurta uu dhalay Trump ayaa bishii Agoosto 2016 la kulmey ergay ka socotay dalalka Imaraadka carabta iyo […]

 
 

EU oo Sheegtay Inay Iska Difaaci Doonaan Xayiraada Maraykanka.

EU oo Sheegtay Inay Iska Difaaci Doonaan Xayiraada Maraykanka.

Midowga Yurub (EU) oo soo gaba gabeeyey kulan ay ku lahaayeen magaalada Sofia ee dalka Bulgaria ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan cunaqabateynta Maraykanku (USA) […]

 
 

Doctor Fikru Maru oo Jeelka Gumaysiga Itoobiya Laga Siidaayay.

Doctor Fikru Maru oo Jeelka Gumaysiga Itoobiya Laga Siidaayay.

Gar-yaqaanka Docrot Fikru Maru ayaa laanta wararka Sweden ee loosoo gaabiyo Ekot u caddeeyay in laga sii daayay xabsiga dhakhtarka oo mudo u xidhnaa taliska […]

 
 

Weerar Toori Loo Adeegsaday oo Paris Ka Dhacay.

Weerar Toori Loo Adeegsaday oo Paris Ka Dhacay.

Warar aan ka helay Wakaaladaha Wararka ee caalamiga ah ayaa tibaaxaya in Boosliiska Faransiiska laga soo xigtay in nin toori sitay uu dhowr qof oo […]

 
 

Madaxwaynihii Catalonia oo Nin Kale Madaxtinimada Dalka Usharaxay.

Madaxwaynihii Catalonia oo Nin Kale Madaxtinimada Dalka Usharaxay.

Hoggaamiyihii hore ee Gobolka Catalonia Carlos Puigdemont ayaa soo magacaabay nin siyaasadda ku cusub oo u tartami doono doorashada madaxtinimo ee Gobolkaasi. Muuqaal uu shaaca […]

 
 

Yurub oo Sheegtay Inuusan Dhimanin Heshiiskii Iran.

Yurub oo Sheegtay Inuusan Dhimanin Heshiiskii Iran.

Dowladaha ugu waaweyn Midawga Yurub (EU) ayaa ballanqaaday inay sii joogteyn doonaan Heshiiska Nukliyeerka ee kala dhaxeeya Iran, inkastoo Mareykanka uu ka baxay . Britain, […]

 
 

Shirkii Xubnaha Jaaliyada Ogadeeniya ee Sweden oo Guul kusoo dhamaaday.

Shirkii Xubnaha Jaaliyada Ogadeeniya ee Sweden oo Guul kusoo dhamaaday.

Shirkii bilaha ahaa ee xubanaha jaaliyada Ogaadeniya wuxuu ka dhacay wadanka swedan shirkaas ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha jaaliyada Ogaadeniya ee Swedan shirkan […]

 
 

Shirkii Jaaliyadda Somalida ogadenia Ee Sweden oo ka Furmay Magalada Eskiltuna(Sawiro+hordhac)

Shirkii Jaaliyadda Somalida ogadenia Ee Sweden oo ka Furmay Magalada Eskiltuna(Sawiro+hordhac)

Shirkii sadex bilood laha ahaa ee Jaaliayada Somalida Ogadenia ee Sweden oo hada ka furmay magalada eskilstuna shirka waxaa sidii caadada inoo aheed ayado Qur […]

 
 

Hogaamiyihii Catalonia oo Spain Ugu Baaqay Wadahal.

Hogaamiyihii Catalonia oo Spain Ugu Baaqay Wadahal.

Maalin kaddib markii laga sii daayay xabsi ku yaalla Jarmalka, hoggaamiyihii hore ee Catalonia Carles Puigdemont, ayaa ugu baaqay Spain in ay bilowdo wada hadal […]

 
 

Ruushka oo Diblomaasiyiin British Ah Masaafuriyay.

Ruushka oo Diblomaasiyiin British Ah Masaafuriyay.

Ruushka ayaa ku wargeliyay wadanka Britain in wadar ahaan in ka badan 50 kamid ah diblomaasiyiintooda ay tahay inay ka baxaan dalka ruushka, iyadoo uu […]

 
 

Dab Qabsaday Suuq Ku Yaala Ruushka oo 64 Qof Ay Ku Dhinteen.

Dab Qabsaday Suuq Ku Yaala Ruushka oo 64 Qof Ay Ku Dhinteen.

Ruushka ayaa sheegay in ugu yaraan 64 qof ay naftooda ku waayeen, kadib markii suuq ku yaala magaalada Kemerovo uu dab ka kacay. Wali waxaan […]

 
 

Xiisadda Ruushka & Reer Galbeedka oo Cirka Isku Shareertay.

Xiisadda Ruushka & Reer Galbeedka oo Cirka Isku Shareertay.

Sida ay warbaahinta caalamku sheegayaan 18 waddan oo ay ku jiraan Maraykanka, Canada iyo waddamada Midowga Yurub (EU) ayaa sheegay in ay waddamadooda ka caydhiyaan […]

 
 

Puigdemont: Madaxwaynihii Hore ee Catalonia oo La Xidhay.

Puigdemont: Madaxwaynihii Hore ee Catalonia oo La Xidhay.

Hoggaamiyihii hore ee Catalonia, Carles Puigdemont, ayaa lagu xidhay dalka Jarmalka, sida uu qareenkiisu sheegay. Waxaa la qabtay xilli uu ka yimid Denmark, kuna sii […]

 
 

Booliiska Faransiiska oo Toogtay Nin Dad Shacab Ah Laayay.

Booliiska Faransiiska oo Toogtay Nin Dad Shacab Ah Laayay.

Boolis hubeysan ayaa dilay nin looga shakisan yahay inuu saddex qof ku toogtay koofurta dalka Faransiiska. Ninkan hubeysan ayaa afduubtay gaadhi, kaddibna ula dhaqaaqay supermarket […]

 
 

Xiisadii Ruushka & UK U Dhaxaysa oo Meel Halis Ah Maraysa.

Xiisadii Ruushka & UK U Dhaxaysa oo Meel Halis Ah Maraysa.

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Midowga Yurub ay wadaan olole ka dhan ah Ruushka taasi oo ay huriyeen Britain iyo Mareykanka. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee […]

 
 

Dooni Ay Saaraanaayeen Dad Muhaajiriin Ah oo Qallibmatay.

Dooni Ay Saaraanaayeen Dad Muhaajiriin Ah oo Qallibmatay.

Ilaalada xeebaha ee dalka Giriigga ayaa sheegaya in ugu yaraan 14 qof oo muhaajiriin ah oo ay ku jiraan afar caruur ah ay dhinteen kadib […]

 
 

Wasiir Jarmal Ah oo Si Qayaxan u Muujiyay Islaam Nacayb.

Wasiir Jarmal Ah oo Si Qayaxan u Muujiyay Islaam Nacayb.

Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha dalka Jarmalka Horst Seehofer ayaa laga soo xigtay hadal ah “islaamka boos ugama banaana Jarmalka”, hadalkaas oo la sheegay in […]

 
 

Holland oo Joojisay Tababaradii Ay Siin Jirtay Ciidanka Soomaaliya.

Holland oo Joojisay Tababaradii Ay Siin Jirtay Ciidanka Soomaaliya.

Wasaarada Difaaca ee dalka Holland ayaa sheegtay inay joojineyso mashruucii tababarada khaaska ah oo ay siin jireen saraakiisha ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya. Mashruucan oo qeyb […]

 
 

Jarmalka oo Dawlad-Wadaag Ah La Isku Afgartay.

Jarmalka oo Dawlad-Wadaag Ah La Isku Afgartay.

Xisbiyada Jarmalka ee ay wadahadalada dowlad-wadaag ah ay u socdeen ayaa ugu dambayn heshiis kaamil ah wadagaaray Xisbiga Angela Merkel ee CDU iyo xisbiga kale […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay