Wararka Yurub

Dab Qabsaday Suuq Ku Yaala Ruushka oo 64 Qof Ay Ku Dhinteen.

Dab Qabsaday Suuq Ku Yaala Ruushka oo 64 Qof Ay Ku Dhinteen.

Ruushka ayaa sheegay in ugu yaraan 64 qof ay naftooda ku waayeen, kadib markii suuq ku yaala magaalada Kemerovo uu dab ka kacay. Wali waxaan […]

 
 

Xiisadda Ruushka & Reer Galbeedka oo Cirka Isku Shareertay.

Xiisadda Ruushka & Reer Galbeedka oo Cirka Isku Shareertay.

Sida ay warbaahinta caalamku sheegayaan 18 waddan oo ay ku jiraan Maraykanka, Canada iyo waddamada Midowga Yurub (EU) ayaa sheegay in ay waddamadooda ka caydhiyaan […]

 
 

Puigdemont: Madaxwaynihii Hore ee Catalonia oo La Xidhay.

Puigdemont: Madaxwaynihii Hore ee Catalonia oo La Xidhay.

Hoggaamiyihii hore ee Catalonia, Carles Puigdemont, ayaa lagu xidhay dalka Jarmalka, sida uu qareenkiisu sheegay. Waxaa la qabtay xilli uu ka yimid Denmark, kuna sii […]

 
 

Booliiska Faransiiska oo Toogtay Nin Dad Shacab Ah Laayay.

Booliiska Faransiiska oo Toogtay Nin Dad Shacab Ah Laayay.

Boolis hubeysan ayaa dilay nin looga shakisan yahay inuu saddex qof ku toogtay koofurta dalka Faransiiska. Ninkan hubeysan ayaa afduubtay gaadhi, kaddibna ula dhaqaaqay supermarket […]

 
 

Xiisadii Ruushka & UK U Dhaxaysa oo Meel Halis Ah Maraysa.

Xiisadii Ruushka & UK U Dhaxaysa oo Meel Halis Ah Maraysa.

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Midowga Yurub ay wadaan olole ka dhan ah Ruushka taasi oo ay huriyeen Britain iyo Mareykanka. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee […]

 
 

Dooni Ay Saaraanaayeen Dad Muhaajiriin Ah oo Qallibmatay.

Dooni Ay Saaraanaayeen Dad Muhaajiriin Ah oo Qallibmatay.

Ilaalada xeebaha ee dalka Giriigga ayaa sheegaya in ugu yaraan 14 qof oo muhaajiriin ah oo ay ku jiraan afar caruur ah ay dhinteen kadib […]

 
 

Wasiir Jarmal Ah oo Si Qayaxan u Muujiyay Islaam Nacayb.

Wasiir Jarmal Ah oo Si Qayaxan u Muujiyay Islaam Nacayb.

Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha dalka Jarmalka Horst Seehofer ayaa laga soo xigtay hadal ah “islaamka boos ugama banaana Jarmalka”, hadalkaas oo la sheegay in […]

 
 

Holland oo Joojisay Tababaradii Ay Siin Jirtay Ciidanka Soomaaliya.

Holland oo Joojisay Tababaradii Ay Siin Jirtay Ciidanka Soomaaliya.

Wasaarada Difaaca ee dalka Holland ayaa sheegtay inay joojineyso mashruucii tababarada khaaska ah oo ay siin jireen saraakiisha ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya. Mashruucan oo qeyb […]

 
 

Jarmalka oo Dawlad-Wadaag Ah La Isku Afgartay.

Jarmalka oo Dawlad-Wadaag Ah La Isku Afgartay.

Xisbiyada Jarmalka ee ay wadahadalada dowlad-wadaag ah ay u socdeen ayaa ugu dambayn heshiis kaamil ah wadagaaray Xisbiga Angela Merkel ee CDU iyo xisbiga kale […]

 
 

Weerar Lala Beegsaday Dad Ajaanib Ah oo Taliyaaniga Ka Dhacay.

Weerar Lala Beegsaday Dad Ajaanib Ah oo Taliyaaniga Ka Dhacay.

6 qof oo ka tirsan muhaajirinta Afrikan-ka ah ee ku nool dalka Talyaaniga ayaa ku dhaawacmay rasaas uu ku furay nin Talyaani ah oo hubeysanaa. […]

 
 

Laba Helikobtar oo Militariga Faransiiska ay Leeyihiin oo Burburay.

Laba Helikobtar oo Militariga Faransiiska ay Leeyihiin oo Burburay.

Laba diyaaradood oo ah kuwa ciidamada ayaa ku burburay Koonfurta Fraansiiska halkaasi oo uu khasaaro ka dhashay. Shilkani diyaaradeed ayaa waxaa ku dhintay 5 qof […]

 
 

Hoggaamiyaha Catalonia oo Maxkamaddi Xukuntay Inuu Dalka Kusoo Laabto

Hoggaamiyaha Catalonia oo Maxkamaddi Xukuntay Inuu Dalka Kusoo Laabto

Maxkamadda Dastuuriga ee wadanka Spain ayaa u sheegtay hogaamiyaha gooni-goosadka ah ee Gobolka Catalan Carles Puigdemont, in loo dhaarin karo oo keliya xilka madaxweynaha Gobolkaasi […]

 
 

Shirkii Gudiga Fulinta ee JWXO oo Maalintiisii 2aad Galay

Shirkii Gudiga Fulinta ee JWXO oo Maalintiisii 2aad Galay

Shirka Gudiga Fulinta ee JWXO oo shalay ka bilaabmay magaalo madaxda wadanka Sweden ee Stockholm ayaa waxa u maanta galay maalitiisii 2aad.¬†Kulankan oo lagu falanqeeyay […]

 
 

Shirkii Gudiga Fulinta Ee JWXO oo Maanta ka Furmay Stockholm Sweden(Sawiro)

Shirkii Gudiga Fulinta Ee JWXO oo Maanta ka Furmay  Stockholm Sweden(Sawiro)

Gudiga Fulinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa¬† shir muhiim ah uu maanta uga furmay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm. Shirkan maanta Stockholm uga […]

 
 

Jarmalka oo Dhaqan Galinaya Sharciga Xakamaynta Nacaybka.

Kiev, Ukraine - October 17, 2012 - A logotype collection of well-known social media brand's printed on paper. Include Facebook, YouTube, Twitter, Google Plus, Instagram, Vimeo, Flickr, Myspace, Tumblr, Livejournal, Foursquare and more other logos.

Dawladda Jarmalka ayaa bilaabaysa dhaqangalinta sharciga baraha bulshada ka dalbanaya in ay si deg deg ah uga saaraan hadalada nacaybka, wararka been abuurka ah iyo […]

 
 

Bayaan Kasoo Baxay EU oo Wayaanaha Lagu Dhaliilay.

Bayaan Kasoo Baxay EU oo Wayaanaha Lagu Dhaliilay.

Bayaan kasoo baxay Ururka Midowga Yurub EU ayaa siwayn loogu dhaliilay siyaasadaha is khilaafsan ee taliska wayaanaha iyo guud ahaan khal Khalka kajira wadanka gumaysiga […]

 
 

UK oo Laga Cambaareeyey Muuqaalo uu Trump Faafiyay oo Muslim Nacayb Ah.

President Donald Trump yells to reporters as he walks to board Marine One on the South Lawn of the White House, Wednesday, Nov. 29, 2017, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

Masuuliin kamid ah sharci dajinta dalka Britain ayaa si cadho leh uga jawaabay dib u faafin uu madaxweyne Trump ku sameeyey muuqaalo muslim naceyb ah […]

 
 

Shirkii Halbeega xoriyada Ogaadeniya oo Sweden Hada ka furmay (Sawiro hordhac)

Shirkii Halbeega xoriyada Ogaadeniya oo Sweden Hada ka furmay (Sawiro hordhac)

Waxaa hada ka furmay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm Shirkii halbeega xoriyada ogadenia, shirka oo hada si habsami leh hada uga socda waxaaa shirka lagu […]

 
 

Wasiirad Katirsan Xukuumada UK oo Fadeexad Siyaasadeed Lasoo Daristay.

Wasiirad Katirsan Xukuumada UK oo Fadeexad Siyaasadeed Lasoo Daristay.

Wasiirada Horumarinta Caalamiga ee dalka UK Ms. Priti Patel ayaa laga cabsi qabaa inay xilkeeda ku weydo kulamo qarsood ah oo ay la yeelatay Madaxda […]

 
 

Hantida Boqoradda Ingiriiska oo Si Qarsoodi Ah Dibadda Loogu Maalgaliyay.

Hantida Boqoradda Ingiriiska oo Si Qarsoodi Ah Dibadda Loogu Maalgaliyay.

Warqado badan oo sir ah ayaa la dusiyay, waxayna shaaca ka qaadayaan sida dadka awoodda leh iyo hantiileyaasha ay si sir ah ugu maalgashadaan mashaariic […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay