Wararka Yurub

Ismariwaa Wali Ka Dhex Taagan Midowga Yurub & Britain.

Ismariwaa Wali Ka Dhex Taagan Midowga Yurub & Britain.

Baarlamaanka Midowga Yurub (EU) ayaa magaalada Strasbourg ugu codayn doonaa mooshin liddi ku ah qaabka ay UK u waddo wada xaajoodka ay uga baxayso Midowga […]

 
 

Shacabka Catalonia oo Taageeray Inay Ka Goostaan Dalka Spain.

People react as they gather at Plaza Catalunya after voting ended for the banned independence referendum, in Barcelona, Spain October 1, 2017. REUTERS/Susana Vera

Ismaamulka Catalonia ee Waqooyiga dalka Spain ayaa shaaciyey natiijada aftidii loo qaaday in dhulkaasi looga dhawaaqo Wadan Madax banaan. Aftidan oo ay Maxkamada Sare ee […]

 
 

Booliska & Shacabka Catalonia oo Gacanta Isula Tagay.

Booliska & Shacabka Catalonia oo Gacanta Isula Tagay.

Waxaa maanta oo Axad ah Ismaamulka Catalonia ee waqooyiga dalkaasi Spain ka bilowday afti ay doonayaan dadka dhulkaasi ku dhaqan inay ka go’aan dalka Spain. […]

 
 

Deg Deg: Aftidii Shacabka Catalonia ee Spain oo Bilaabatay.

Deg Deg: Aftidii Shacabka Catalonia ee Spain oo Bilaabatay.

Dadka gobolka Catalonia ayaa bilaabay in ay codkooda ka dhiibtaan aftida madaxbanaanida ee Muranka dhalisay. Aftidan ayaa waxa mamnuucay dowlada Spain iyo maxkamada Dastuurka ee […]

 
 

Booliska Spain oo Isku Gedaamay Goobo Loo Asteeyay Aftida Catalonia.

Police stand outside Real Madrid's Santiago Bernabeu stadium in Madrid, Spain, Saturday, Nov. 21, 2015.  Unprecedented security measures are in place for the first clasico of the season between Real Madrid and Barcelona, with nearly 3,000 policemen and private security officers dispatched to guarantee public safety at the Santiago Bernabeu stadium in Madrid. (AP Photo/Paul White)

Dowladda Dhexe ee dalka Spain ayaa sheegtay in ciidamada booliska ee dalkaasi ay isku gedaameen kun iyo seddex boqol oo xarumood, kuwaa oo loo asteeyay […]

 
 

Xisbiga Angela Markel oo Ku Guulaystay Doorashii Jarmalka.

Xisbiga Angela Markel oo Ku Guulaystay Doorashii Jarmalka.

Doorashadii shalay oo Axad ahayd ka dhacdey dalka Jarmalka ayaa waxaa kuraasta ugu badan helay Xisbiga CDU ee ay hoggaamiso Angela Markel oo markii 4aad […]

 
 

Ciidanka Amaanka UK oo Dad Kale U Soo Qabtay Qarixii London.

Ciidanka Amaanka UK oo Dad Kale U Soo Qabtay Qarixii London.

Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa sheegey in ay soo xidheen laba nin oo kale oo lala xidhiidhinayo weerarkii bombaano ee toddobaadkii hore ka dhacay xarunta […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Tareenka Dhulka Hoostiisa Mara Magaalada London.

Qarax Ka Dhacay Tareenka Dhulka Hoostiisa Mara Magaalada London.

Qarax ayaa ka dhacay tareen nooca dhulka hoostiisa mara ah ee loo yaqaan Underground Metro. Qaraxan ayaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmeen qaar kamid […]

 
 

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO ABDI KARIM QALBI DHAGAX

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO ABDI KARIM QALBI DHAGAX

OGAYSIIS OGAYSIIS DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED KA SOO QAYBGALA BANAANBAX LAGU TAAGEEERAYO WALAALKEN ABDI KARIIM SHEIKH MUSE QALBI DHAGAX OO KA DHICI DOONA SAAFARADA ETHIOPIA EE […]

 
 

Weeraro Ka Dhacay Britain & Belgium.

Weeraro Ka Dhacay Britain & Belgium.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa sheegaya in bartmaha magaalada lagu toogtay nin ka dib markii uu toori ku weeraray labo […]

 
 

Hordhac: Gudoomiyaha JWXO oo Shirkii Maamulka Qaarada Europe Ee OYSU ka Furay Swedan.

Hordhac: Gudoomiyaha JWXO oo Shirkii Maamulka Qaarada Europe Ee OYSU ka Furay Swedan.

Waxaa si rasmi ah ufurmay shirkii mamulka ururka dhalinyarada iyo ardeyda somalida Ogadenia . Waxaana shirka saacad ka hor furay gudoomiyaha jabhada wadaniga xoreynta ogadenia […]

 
 

Booliska Spain oo Toogtay Ninkii Gaystay Weerarkii Barcelona.

Booliska Spain oo Toogtay Ninkii Gaystay Weerarkii Barcelona.

Ciidamada Amaanka ee dalka Spain ayaa toogasho ku dilay ninkii ay maalmahan baadi goobayeen ee ahaa darawalkii gaadhigii gaystay weerarkii Khamiistii ka dhacay magaalada Barcelona […]

 
 

Booliska Spain oo Gacanta Ku Dhigay Bambaanooyin Cusub.

Booliska Spain oo Gacanta Ku Dhigay Bambaanooyin Cusub.

Nabad sugida dalka Spain ayaa weli wada baadi-goobka ay ugu jiraan nin lagu tuhunsan yahay inuu ka qeyb qaatay weerarkii khamiistii ka dhacay magaalada Barcelona […]

 
 

Weerar Mindiyeyn Ah oo Dad Lagu Dilay oo Finland Ka Dhacay.

Weerar Mindiyeyn Ah oo Dad Lagu Dilay oo Finland Ka Dhacay.

Booliska dalka Finland ayaa raadinaya dad lagu tuhunsan yahay in ay qaadeen weerar mindi loo adeegsaday oo hal qof lagu dilay, islamarkaana sideed kale lagu […]

 
 

Weerar Loo Adeegsaday Baabuur oo Kadhacay Barcelona-Spain.

Weerar Loo Adeegsaday Baabuur oo Kadhacay Barcelona-Spain.

Baabuur ayaa lagu dhuftay dad ku sugnaa badhtamaha magaalada Barcelona ee dalka Spain, halkaasi oo dhowr qof lagu dhaawacay, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta magaalada. Booliska […]

 
 

Shirkii Xubnaha jaaliyadda Somalida Ogadenia ee Sweden oo ka qabsoomay Stockkholm

Shirkii Xubnaha jaaliyadda Somalida Ogadenia ee Sweden oo ka qabsoomay Stockkholm

Shirkii Xubnaha jaaliyadda Somalida Ogadenia ee Sweden ayaa ka qabsoomay 12/08/2017 caasimada wadanka Sweden stockholm shirkan oo ah mid sadexdii bilood mar la qabto kuna […]

 
 

Ukun Sumaysan oo Yurub Ku Faaftay & Walaac Ka Dhashay.

Ukun Sumaysan oo Yurub Ku Faaftay & Walaac Ka Dhashay.

Gudiga Dambi baadheyaasha dalka Holland ayaa xidhay laba qof oo lagu tuhunsanyahay kiimikada laga helay ukunta suuqyada Yurub galay ee dalkaa laga dhoofiyey. Arrintani waxay […]

 
 

Cimilada Qaarada Yurub oo Aad Looga Dayrinayo Mustaqbalka.

Cimilada Qaarada Yurub oo Aad Looga Dayrinayo Mustaqbalka.

Cilmi baadhis cusub oo dhawaan soo baxday ayaa tilmaamaysa in wixii loo gaadho dhammaadka qarnigan, ay suuragal tahay in kuleyl ba’an uu sanadkiiba Yurub ku […]

 
 

Nin Jarmalka Toori Ku Weeraray Dad Shacab Ah oo KHasaare Gaystay.

Nin Jarmalka Toori Ku Weeraray Dad Shacab Ah oo KHasaare Gaystay.

Nin qofka ku dilay mindi (Toori) lixda kalena ku dhaawacay tukaanka ku yaala magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka ayaa boolisku sheegeen in uu ahaa “Islaami […]

 
 

Maxkamada Yurub oo Go’aan Cusub Ka Gaadhay Qaxootiga.

In this photo provided by UNHCR officials and taken on Thursday, Aug. 15, 2013. Syrian refugees cross the border toward Iraq at Peshkhabour border point at Dahuk, 260 miles (430 kilometers) northwest of Baghdad, Iraq.  The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) has set up an emergency transit camp in Irbil, where around 2,000 refugees are camping out and UNHCR officials say some thousands of refugees have been streaming into northern Iraq, many coming across a newly-constructed pontoon bridge over the Tigris River at Peshkhabour. (AP Photo/HO)

Maxkamadda caddaaladda ee Yurub ayaa xukuntay in dadka magangalyo doonka ah dacwadahooda laga xareeyo dalka ugu horreeya ee ka tirsan midowga Yurub ee ay iska […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay