Wararka Yurub

Maxkamada Yurub oo Go’aan Cusub Ka Gaadhay Qaxootiga.

In this photo provided by UNHCR officials and taken on Thursday, Aug. 15, 2013. Syrian refugees cross the border toward Iraq at Peshkhabour border point at Dahuk, 260 miles (430 kilometers) northwest of Baghdad, Iraq.  The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) has set up an emergency transit camp in Irbil, where around 2,000 refugees are camping out and UNHCR officials say some thousands of refugees have been streaming into northern Iraq, many coming across a newly-constructed pontoon bridge over the Tigris River at Peshkhabour. (AP Photo/HO)

Maxkamadda caddaaladda ee Yurub ayaa xukuntay in dadka magangalyo doonka ah dacwadahooda laga xareeyo dalka ugu horreeya ee ka tirsan midowga Yurub ee ay iska […]

 
 

EUCAP oo Booliska Soomaaliya Ugu Deeqay Qalab Isgaadhsiineed.

EUCAP oo Booliska Soomaaliya Ugu Deeqay Qalab Isgaadhsiineed.

Hawlgalka EUCAP ee Midowga Yurub ee tayaynta awooda hawlgalka Soomaaliya ayaa ku wareejiyay Booliska Soomaaliya agab isgaadhsiineed oo ka kooban, Baabuur, qalabka GPS ee meeleeyaha, […]

 
 

Wasiir Katirsan Dowlada Turkiga oo Loo Diiday Inuu Galo Austria.

Wasiir Katirsan Dowlada Turkiga oo Loo Diiday Inuu Galo Austria.

Dowladda Austria ayaa Wasiirka dhaqaalaha Turkiga ka mamnuucday inuu dalkaas soo galo, si uu uga qeyb-galo dibadbax lagu xusayo sanadguuradii koowaad ee kasoo wareegtay afgambigii […]

 
 

38 Kamid Ah Baarlamaanka Midowga Yurub oo Sixiixay Go’aan Kadhan Ah Wayaanaha.

38 Kamid Ah Baarlamaanka Midowga Yurub oo Sixiixay Go’aan Kadhan Ah Wayaanaha.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in culayskii ugu waynaa ee dhinaca siyaasada ah uu soowajahay kooxda TPLF ee […]

 
 

Maxkamada Sare ee Britain oo Ka Go’aan Qaadanaysa Hubka Sacuudiga Laga Iibiyay.

Maxkamada Sare ee Britain oo Ka Go’aan Qaadanaysa Hubka Sacuudiga Laga Iibiyay.

Maxkamadda sare ee dalka Britain (UK) ayaa go’aan ka gaadhaysa sharcinimada in dawladdu ay hub ka iibiso Boqortooyada Sacuudiga. Maxkamadda ayaa go’aamin doonta bal in […]

 
 

Mudaaharaad Balaadhan oo Ka Dhacay Turkiga.

Mudaaharaad Balaadhan oo Ka Dhacay Turkiga.

Dalka Turkiga in ka badan boqol kun oo dibadbaxayal ah ayaa isugu soo baxay magaalada Istanbul kadib markii ay maqleen codsiga hogaamiyaha mucaaradka ee dalkaasi […]

 
 

Weerar Toogasho Ah oo Ka Dhacay Masjid Faransiiska Kuyaala.

Weerar Toogasho Ah oo Ka Dhacay Masjid Faransiiska Kuyaala.

Laba nin oo wejiga maro ku qarsadey ayaa rasaas ku furay Masjid ku yaala magaalada Avignon ee Koonfurta dalka Faransiiska, fiidnimadii Axaddii lasoo dhaafay. Ugu […]

 
 

Marine Le Pen oo Lagu Eedeyay Inay Hanti Lunsatay & Baadhitaan ku socda.

Marine Le Pen oo Lagu Eedeyay Inay Hanti Lunsatay & Baadhitaan ku socda.

Haweeneyda Hogaamisa Xisbiga Midig ee National Front ee dalka Faransiiska, Marine Le Pen ayaa waxaa ku socda baadhitaan ah in ay lunsatay lacag uu siiyay […]

 
 

Muslimiin Lagu Midab-Takooray Wadanka Poland.

Muslimiin Lagu Midab-Takooray Wadanka Poland.

Gabdho Muslimiin Germany ah oo ciyaal iskuul ahaa oo dalka Poland u tagay si ay u booqdaan goobtii uu ka dhacay xasuuqii Holocaust ee Yuhuuda […]

 
 

Xuquuqda Muwaadiniinta Yurub ee UK Ku Nool & Saamaynta Briexit.

Xuquuqda Muwaadiniinta Yurub ee UK Ku Nool & Saamaynta Briexit.

Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska, Theresa May ayaa sheegtay mar ay saxaafada waraysi siisay inay dooneyso in saddex milyan iyo badh muwaadiniin ah oo ka soo […]

 
 

Baabuur Jiidhay Dad Salaadii Ciida Kasoo Baxay Wadanka UK.

Baabuur Jiidhay Dad Salaadii Ciida Kasoo Baxay Wadanka UK.

Ugu yaraan 6 qof oo ay ku jiraan saddex caruur ahi ayaa dhaawacmay ka dib markii baabuur jiidhay dad badan oo ka soo baxayey garoon […]

 
 

Guddiga Doorashada Ruushka oo Ka Horjoogsadey Navalny in uu isu sharaxo Madaxweyne.

Guddiga Doorashada Ruushka oo Ka Horjoogsadey Navalny in uu isu sharaxo Madaxweyne.

Ninka ugu codka dheer mucaaradka dalka Ruushka Aleksej Navalnyj ayaa loo diidey in uu isu sharaxo xilka Madaxweynaha Ruushka doorashada sanadka danbe 2018, kadib markii […]

 
 

Weerar Ismiidaamin Ahaa oo Booliska Belgium uu Fashiliyay.

Weerar Ismiidaamin Ahaa oo Booliska Belgium uu Fashiliyay.

Ciidamada Amniga ayaa toogasho ku dilay nin la sheegay in uu doonayay in uu qarxiyo xarunta ugu weyn ee tareenada laga raaco caasimada dalka Belguim. […]

 
 

Dhimishada Dadkii Ku Dhintay Dabkii London oo Korodhay.

Dhimishada Dadkii Ku Dhintay Dabkii London oo Korodhay.

Booliska UK ayaa sheegay in 17 qof ay ku dhinteen dhisme dheer oo dab qabsaday oo ku yaal galbeedka magaalada London, waxayna ka digeen in […]

 
 

Ra’iisul-Wasaaraha UK oo Isku Shaandhaysa Golaha Wasiirada.

Ra’iisul-Wasaaraha UK oo Isku Shaandhaysa Golaha Wasiirada.

Ra’iisul-wasaaraha UK, Theresa May ayaa kadib waji gabaxii ka raacay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday khamiistii lasoo dhaafay ayaa sameysay isku shaandheyntii ugu horeysay […]

 
 

Theresa May oo Shaacisay In Ay Xukuumad Soo Dhisayso.

Theresa May oo Shaacisay In Ay Xukuumad Soo Dhisayso.

Theresa May, Ra’iisul wasaaraha UK, ayaa soo dhisaysa xukuumad cusub, kadib markii ay ogolaansho ka heshay boqorada dalka Britain, xilli xisbigeeda uu hoos u dhac […]

 
 

Britain oo Shaacisay Dadkii Weerarka London Fuliyay.

Britain oo Shaacisay Dadkii Weerarka London Fuliyay.

Booliiska dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday magacyada nimankii geystay weerarkii habeenkii Axada soo galeysay ka dhacay badhtamaha caasimada UK ee London. ┬áLabo kamid ah […]

 
 

Dad Loo Qabqabtay Qaraxii London Kadhacay Sabtidii.

Dad Loo Qabqabtay Qaraxii London Kadhacay Sabtidii.

Booliska dalka Ingriiska ayaa weli wada baadhitaan ku aadan weerarkii argagixisada ahaa ee habeenkii Sabtida ka dhacay badhtamaha magaalada London, kadib markii saddex nin oo […]

 
 

Weerar London Ka Dhacay oo Khasaare Balaadhan Gaystay.

Weerar London Ka Dhacay oo Khasaare Balaadhan Gaystay.

Saddex qof ayaa weerar ka gaystay bartamaha London ee dalka UK, waxay dileen ugu yaraan 7 qof, ka hor inta aan Boolisku toogan iyaga. Weerarka […]

 
 

Angela Merkel oo Sheegtay Inay Yurub Isku Tashato.

Angela Merkel oo Sheegtay Inay Yurub Isku Tashato.

Angela Merkel, Haweenayda Hogaamisa dalka Germany ayaa sheegtay in la gaadhay xiligii ay isku tashan lahayd qaarada Yurub, kadib shirkii G7 ee kusoo dhamaaday fashilka. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay