Wararka Yurub

Theresa May oo Shaacisay In Ay Xukuumad Soo Dhisayso.

Theresa May oo Shaacisay In Ay Xukuumad Soo Dhisayso.

Theresa May, Ra’iisul wasaaraha UK, ayaa soo dhisaysa xukuumad cusub, kadib markii ay ogolaansho ka heshay boqorada dalka Britain, xilli xisbigeeda uu hoos u dhac […]

 
 

Britain oo Shaacisay Dadkii Weerarka London Fuliyay.

Britain oo Shaacisay Dadkii Weerarka London Fuliyay.

Booliiska dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday magacyada nimankii geystay weerarkii habeenkii Axada soo galeysay ka dhacay badhtamaha caasimada UK ee London.  Labo kamid ah […]

 
 

Dad Loo Qabqabtay Qaraxii London Kadhacay Sabtidii.

Dad Loo Qabqabtay Qaraxii London Kadhacay Sabtidii.

Booliska dalka Ingriiska ayaa weli wada baadhitaan ku aadan weerarkii argagixisada ahaa ee habeenkii Sabtida ka dhacay badhtamaha magaalada London, kadib markii saddex nin oo […]

 
 

Weerar London Ka Dhacay oo Khasaare Balaadhan Gaystay.

Weerar London Ka Dhacay oo Khasaare Balaadhan Gaystay.

Saddex qof ayaa weerar ka gaystay bartamaha London ee dalka UK, waxay dileen ugu yaraan 7 qof, ka hor inta aan Boolisku toogan iyaga. Weerarka […]

 
 

Angela Merkel oo Sheegtay Inay Yurub Isku Tashato.

Angela Merkel oo Sheegtay Inay Yurub Isku Tashato.

Angela Merkel, Haweenayda Hogaamisa dalka Germany ayaa sheegtay in la gaadhay xiligii ay isku tashan lahayd qaarada Yurub, kadib shirkii G7 ee kusoo dhamaaday fashilka. […]

 
 

UK oo Joojisay Inay Lawadaagto Maraykanka Xogta Sirdoon ee Qaraxii Manchester.

UK oo Joojisay Inay Lawadaagto Maraykanka Xogta Sirdoon ee Qaraxii Manchester.

Ciidamada Amaanka ee wada baadhitaanka weerarkii ka dhacay magaalada Manchester ee wadanka UK ayaa joojiyay inay xogta baadhitaanka la waaagaan dhigooda Mareykanka ka dib markii […]

 
 

Madaxweynaha Faransiiska oo Booqanaya ciidanka ka jooga Wadanka Mali.

Madaxweynaha Faransiiska oo Booqanaya ciidanka ka jooga Wadanka Mali.

Madaxweynaha cusub ee dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa shalay oo Jumce ahayd booqday ciidammada Faransiiska ee jooga dalka Mali. Booqashadan ayaa ah tii ugu horaysay […]

 
 

Madaxwaynaha Cusub ee Faransiiska oo Xilka Lawareegay.

Madaxwaynaha Cusub ee Faransiiska oo Xilka Lawareegay.

Madaxweynaha cusub ee dalka Faransiiska Emmanuel Marcon ayaa Axadii si rasmi ah xilka ula wareegay. Marcon oo ah 39 sano jir ayaa noqonaya Madaxweynihii ugu […]

 
 

Emmanuel Macron oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub ee Dalka Faransiiska

French President-elect Emmanuel Macron delivers a speech at his campaign headquarters after early results in the second round in the 2017 French presidential election in Paris, France, May 7, 2017.  REUTERS/Lionel Bonaventure/Pool

Dalka Faransiiska waxaa la soo gabagabeeyay doorashada madaxweynaha,waxaana xilka madaxweynaha ku guuleystay musharraxa Emmanuel Macron. Musharraxa guuleystay wuxuu helay codod ku dhow 65.5% halka haweeneydii […]

 
 

Jaaliyadda Somalida Ogadenia Ee Sweden oo ka qaybgashay bandhig dhaqameed wadamada aduunka(Sawiro)

Jaaliyadda Somalida Ogadenia Ee Sweden oo ka qaybgashay bandhig dhaqameed wadamada aduunka(Sawiro)

Jaaliyadda Soomalida Ogadenia ee Sweden gaar ahaan faraca Hallstahammar oo ka qaybgalay bandhig dhaqameed wadamada aduunka ku soo bandhigayeen  wadan walba dhaqankiisa iyo cuntooyinka dhaqanka […]

 
 

Midowga Yurub oo si Adag u Dhaliilay Nidaamka Qisaasta ee Soomaliya.

Midowga Yurub oo si Adag u Dhaliilay Nidaamka Qisaasta ee Soomaliya.

Midowga Yurub oo Taageera barnaamijyada horumarinta Soomaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aanka ay maxkamadda ciidanka qalabka sida ku fulisay dhowr dil oo is […]

 
 

Le Pen & Macron oo Isugu Soo Hadhay Doorashada Faransiiska.

Le Pen & Macron oo Isugu Soo Hadhay Doorashada Faransiiska.

Wareega 1aad ee Doorashada Madaxweynaha Faransiiska oo Axadii la qabtay ayaa waxaa kusoo baxay labada murashax ee kala ah Emmanuel Macron iyo Marine Le Pen […]

 
 

Dowladda Britain oo ka Hadashay Shirka Soomalida Loogu qabanayo London.

Dowladda Britain oo ka Hadashay Shirka Soomalida Loogu qabanayo London.

Dowladda Britain ayaa heshiiskii dhawaan ay gaadheen madaxda DF iyo hogaamiyayaasha maamul gobolleedyada ku tilmaamtay mid taariikhi ah oo dhabbaha u xaadhaya in ciidamada Federaalka […]

 
 

Baarlamaanka UK oo Ansixiyey In Lasoo Hormariyo Doorashada Guud .

Baarlamaanka UK oo Ansixiyey In Lasoo Hormariyo Doorashada Guud .

Baarlamaanka Britain ayaa ansixiyey soo jeedinta Ra’iisul wasaare Theresa May ay soo jeedisay in doorashooyinka guud oo horey loo qorsheeyey inay dhacdo labo sano kadib. […]

 
 

Baarlamaanka UK oo Lafilayo In Ay U Codeeyaan Qorshaha Theresa May.

Baarlamaanka UK oo Lafilayo In Ay U Codeeyaan Qorshaha Theresa May.

Waxaa la filayaa in Ra’ayi aruurinta hordhac ah ay horseedo in la helo saddex meelood laba aqlabiyada guud ee loo baahanyahay in la qabto doorashada […]

 
 

Ra’iisul-Wasaaraha Britain oo Soo Jeedisay In Doorasho Deg Deg Ah Laqabto.

Ra’iisul-Wasaaraha Britain oo Soo Jeedisay In Doorasho Deg Deg Ah Laqabto.

Ra’iisal wasaaraha dalka Britain Theresa May ayaa ku dhawaaqday qorsheyaal lagu hirgalinayo doorasho wakhtigeedi laga soo hormariyay oo dhacda 8 Juun. Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegtay […]

 
 

Midowga Yurub oo Kawalaacsan Xaalada Itoobiya & Talooyin Uusoo Jeediyay.

Midowga Yurub oo Kawalaacsan Xaalada Itoobiya & Talooyin Uusoo Jeediyay.

Bayaan kasoo baxay Midowga Yurub qaybta xuquuqul insaanka ayaalagu sheegay in EU du ay aad uga walaacsan tahay arimaha xuquuqul insaanka ee wadanka Itoobiya oo […]

 
 

Merkel oo Sheegtay In Aysan Aaaminsanayn In Turkigu Midawga Yurub Kubiiro.

German Chancellor Angela Merkel addresses members of the Bundestag, the lower house of parliament, in Berlin, Germany, February 17, 2016. REUTERS/Hannibal Hanschke - RTX27CEU

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ku celisay in ay aaminsan tahay in Turkiga ay tahay in uusan Midowga Yurub ku biirin. Iyadoo la hadleysay […]

 
 

Nin loo Qabtay Weerarkii Stockholm Ka Dhacay.

Nin loo Qabtay Weerarkii Stockholm Ka Dhacay.

Dawlada Sweden ayaa xidhay nin ay aaminsan yihiin in uu ka dambeeyay weerarkii gaadhiga loo adeegsaday ee Jumcihii ka dhacay caasimada dalka Sweden ee Stockholm. […]

 
 

Faah faahin: Khasaraha Weerarkii Gaariga Loo Adeegsday ee Sweden .

Faah faahin: Khasaraha Weerarkii Gaariga Loo Adeegsday ee Sweden .

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar afar ruux lagu dilay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, kaddib markii gaadhi xamuul ah lagu jiidhsiiyay wadada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay