Wararka Yurub

Midawga Yurub oo Gurmadka Abaaraha Soomaaliya Ugu Deeqay €80 Milyan.

Midawga Yurub oo Gurmadka Abaaraha Soomaaliya Ugu Deeqay €80 Milyan.

Midowga Yurub (EU) ayaa sheegay in ay soo ururiyeen lacag dhan 80 milyan oo Euro oo loogu talo-galay gargaarka bani’aadanimo ee abaaraha ka jira dalka […]

 
 

Turkish Airways oo Raashin & Daawo Gaysay Muqdisho.

Turkish Airways oo Raashin & Daawo Gaysay Muqdisho.

Dad iskugu jira Jilayaal, fanaaniin, Ciyaartoyda iyo dad caan ka ah baraha bulshadda ayaa gargaarkii u horreeyay keenay magaaladda Muqdisho, iyagoo adeegsanaya diyaarad xamuul ah […]

 
 

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadenia Ee Wadanka Sweden oo Guul Ku Soo Dhamaaday.

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadenia Ee Wadanka Sweden oo Guul Ku Soo Dhamaaday.

Shirkii  xubnaha jaaliyada Ogadenia ee Sweden ayaa maanta si fiican ugu qabsomay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm, shirkan ayaa ahaa shirkii xubnaha oo sadexdii bilood […]

 
 

Ra’iisul-wasaaraha Britain oo Ansixisay Kabitaankii Midawga Yurub.

Ra’iisul-wasaaraha Britain oo Ansixisay Kabitaankii Midawga Yurub.

Ra’isal-wasaaraha UK, Theresa May, ayaa sixiixday warqaddii sida rasmiga ah wadanka UK ay ugaga baxaysay Midowga Yurub (EU). Waxay Theresa May ogaysiis rasmi ah oo […]

 
 

Jaaliyadaha Turkiga ee Yurub oo Bilaabay U Codaynta Aftida Dastuurka.

Jaaliyadaha Turkiga ee Yurub oo Bilaabay U Codaynta Aftida Dastuurka.

Jaaliyaadka Turkiga ee ku nool lix dal oo Qaarada Yurub kamid ah ayaa billaabay in ay codkooda ka dhiibtaan aftida, ayadoo ololihii arrintaasi ku saabsan […]

 
 

Booliska UK oo Warbixin Ka Soo Saaray Weerarkii London Ka Dhacay.

Booliska UK oo Warbixin Ka Soo Saaray Weerarkii London Ka Dhacay.

Booliska London ayaa sheegay in ninkii qaaday weerarkii Westminster ee Xarunta Baarlamaanka, Khalid Masood, aan cid kale ka dambeyn ee uu kali ku ahaa falkaas, […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Meel U Dhaw Xarunta Baarlamaanka UK oo KHasaare Gaystay.

Weerar Ka Dhacay Meel U Dhaw Xarunta Baarlamaanka UK oo KHasaare Gaystay.

Weerarkan ayuu geystay hal qof oo gaari jiirsiiyey dad badan oo marayey buundada u dhaw xarunta Baarlamaanka UK ee magaalada London oo loo yaqaan Westminster. […]

 
 

Murashaxiinta Doorashada Faransiiska oo Dood-Wadaag Yeeshay.

Candidates for the 2017 presidential election (LtoR) Francois Fillon, former French Prime Minister, member of the Republicans and candidate of the French centre-right, Emmanuel Macron, head of the political movement En Marche !, or Onwards !, Jean-Luc Melenchon of the French far left Parti de Gauche, Marine Le Pen, French National Front (FN) political party leader and Benoit Hamon of the French Socialist party (PS) pose before a debate organised by French private TV channel TF1 in Aubervilliers, outside Paris, France, March 20, 2017. REUTERS/Patrick Kovarik/Pool

Murashaxiinta ugu horeysa tartanka Madaxweynaha dalka France ayaa ku kulmay dood fool ka fool ah oo telefishinka si toos ah looga siidaayey. Waa markii ugu […]

 
 

Jaaliyada Oromiya Ee Great Manchester oo Shir wayn Qabatay iyo Jaaliyada Ogadeniya Oo Lagu Marti Qaaday.

Jaaliyada Oromiya Ee Great Manchester oo Shir wayn Qabatay iyo Jaaliyada Ogadeniya Oo Lagu Marti Qaaday.

Waxaa xaflad balaadhan isugu yimid jaaliyada Oromiya ee Manchester wadanka UK, xafladan ayaa waxay ahayd mid lagu xusaayay sanad guuradii kaso wareegtay aas aaskii jabhada […]

 
 

Britain oo Iska Fogeysay Eedeyn uga Timid Aqalka Cad ee Mareykanka

Hay’adda sirdoonka Britain ee GCHQ ayaa ku tilmaantay wax lagu qoslo eedaymaha sheegaya in madaxweyne Obama uu ka dalbaday in ay basaasto Donald Trump intii […]

 
 

Wakiilka QM Ee Somaliya oo Norway Kulan Kaga Qayb Galay & Jaaliyada Ogadeniya oo Lagu Marti Qaaday.

Wakiilka QM Ee Somaliya oo Norway Kulan Kaga Qayb Galay & Jaaliyada Ogadeniya oo Lagu Marti Qaaday.

Waxaa kulan balaadhan lagu qabtay magaalada Oslo ee caasimada wadanka Norway, waxaana kasoo qayb galay madax heer caalami ah iyo ururada bulshada ee ku dhaqan […]

 
 

Muslimiinta Yurub oo Ka Walaacsan Go’aankii Xijaabka Lagu Mamnuucay.

Muslimiinta Yurub oo Ka Walaacsan Go’aankii Xijaabka Lagu Mamnuucay.

Muslimiinta ku nool dalalka Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyey go’aankii todobaadkan kasoo baxay Maxkamada Caddaalada ee Yurub oo sheegtay in shirkadaha ay shaqaalahooda u […]

 
 

Maxkamada Sare ee Yurub oo Go’aamisay Inay Shirkaduhu Diidi Karaan Gabdhaha Xijaabka Xidhan.

Maxkamada Sare ee Yurub oo Go’aamisay Inay Shirkaduhu Diidi Karaan Gabdhaha Xijaabka Xidhan.

Maxkamadda ugu sarraysa Yurub ee loosoo gaabiyo (ECJ), ayaa xukuntay in dadka loo shaqeeyeyaasha ahi ay xor u yihiin in ay shaqaalahooda ka mamnuucaan “xirashada […]

 
 

Holland oo Raali-Galin Ka Codsatay Dawlada Turkiga.

Holland oo Raali-Galin Ka Codsatay Dawlada Turkiga.

Raysalwasaaraha dalka Holland Mark Rute ayaa raali gelin ka codsaday Madaxda dalka Turkiga oo wadankiisa ku tilmaamay xarunta cunsuriyiinta iyo Nazi-ga. Mr.Rute ayaa Axadii sheegay […]

 
 

Raisal Wasaaraha Turkeyga oo Sheegay Inay Ka Aargudan Doonaan Wadanka Holland.

Raisal Wasaaraha Turkeyga oo Sheegay Inay Ka Aargudan Doonaan Wadanka Holland.

Isku dhacyo ayaa ciidamada booliska ka hortaga rabshadaha ee dalka Netherlands iyo dad dibadbaxyo dhigaya waxa uu ku dhex maray magaalada Rotterdam, xilli muranka diblomaasiyadeed […]

 
 

Xiisada u Dhaxaysa Dawlada Turkeyga iyo Dalka Holland oo Sii Xumaanaysa.

Xiisada u Dhaxaysa Dawlada Turkeyga iyo Dalka Holland oo Sii Xumaanaysa.

Dhowr boqol oo qof oo ah taageerayaasha madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa iyagoo calamo sita isugu soo baxay dibadda qunsuliyadooda magaalada Rotterdam, ka dib […]

 
 

Daawo: Wareysiyo Goos Goos ah Masuuliyiinta Jabhada ONLF iyo xubnaha Jaaliyada xuskii xasuuqa Ogaadenia Sweden.

Daawo: Wareysiyo Goos Goos ah Masuuliyiinta Jabhada ONLF  iyo xubnaha Jaaliyada xuskii xasuuqa Ogaadenia Sweden.

Wareysi goos goos ah Masuuliyiin Jabhadda ah iyo xubnaha Jaaliyadda xuskii xasuuqa ogadenia Sweden Xildhibaan Riyaale xaamud , Xildhibaan Abdinaasir gadhweyne iyo qaar ka mid […]

 
 

Daawo:Khudbadii Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya Ee Swedan Xuskii Maalinta Xasuuqa Ogadeniya.

Daawo:Khudbadii Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya Ee Swedan Xuskii Maalinta Xasuuqa Ogadeniya.

Waxaa khudbad qiimo badan ka jeediyay Maalintii Xasuuqa Ogadeniya oo Lagu qabtay wadan Swedan Caasimadiisa Stocholm gudoomiyaha Jaaliyada Ogadeniya ee Swedan. Hadaba Hoos Ka daawo […]

 
 

Labo Qof oo Ku Dhaawacantay Goob Madaxwaynaha Faransiisku Ku Sugnaa.

Labo Qof oo Ku Dhaawacantay Goob Madaxwaynaha Faransiisku Ku Sugnaa.

Ugu yaraan labo qof ayaa shalay ku dhaawacantay rasaas ka dhacday goob uu ku sugnaa Madaxweynaha Faransiiska Md.Francois Hollande. Madaxweyne Hollande ayaa ku sugnaa xaflada […]

 
 

DAAWO:KHADBADII XILDHIBAAN ABDINASIR GADHWEYNE XUSKII MAALINTA XASUUQA SOMALIDA OGADENIA EE SWEDEN

DAAWO:KHADBADII XILDHIBAAN ABDINASIR GADHWEYNE XUSKII MAALINTA XASUUQA SOMALIDA OGADENIA EE SWEDEN

Khadbadii Xildhibaan Abdinaasir gadhweyne xuskii maalinta xasuuqa somalida ogadenia xildhibaan ayaa goobta shucuurteda badalay kadib marku sheekeyay qiso ku dhacday qoyskooda muuqaalka hoos ka daawo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay