Wararka Yurub

Wadanka Fransiiska 150 Xildhibaan oo Codsaday In La Ictiraafo Falastiin.

French State Secretary for European Affairs Harlem Desir delivers a speech before the vote for the recognition of a Palestine State by France on December 11, 2014 at the Senate in Paris. France's upper house of parliament voted 154 vs 146 on a proposal to recognise Palestine as a state, after the lower house National Assembly voted for recognition in a highly symbolic gesture. AFP PHOTO / MATTHIEU ALEXANDRE

In badan oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka wadanka France ayaa qoraal ay soo saareen ugu baaqay Madaxweynaha xilka ka degaya inuu si rasmi ah u […]

 
 

Tacadiyo Badan oo Lala Beegsaday Qaxootiga Ku Sugan Germany.

Tacadiyo Badan oo Lala Beegsaday Qaxootiga Ku Sugan Germany.

Dowlada Germany ayaa shaacisay tirakoob lagu sameeyey weerarada maalin kasta lala beegsado dadka qaxootiga ah ee wadankaasi ku sugan. Sida kuxusan xogtan ay shaacisay Wasaarada […]

 
 

Baarlamaanka EU oo Taliska Wayaanaha Uqoray Waraaq Cadho Leh.

Baarlamaanka EU oo Taliska Wayaanaha Uqoray Waraaq Cadho Leh.

Baarlamaanka midowga Yurub ayaa waraaq cabasho iyo cadho isugu jirta uqoray xukuumada xaalwaaga ah ee Itoobiya wuxuuna baarlamaanku waraaqdiisa kumuujiyay sida ay ooga xun yihiin […]

 
 

Xuskii maalinta xasuuqa Somalida Ogadenia oo xalay kusoo dhamaatay caasimada Sweden Stockholm

Xuskii maalinta xasuuqa Somalida Ogadenia oo xalay kusoo dhamaatay caasimada Sweden Stockholm

Waxaa caasimada wadanka Sweden stockholm lagu qabtay munaasabadii lagu xusayay maalinta xasuuqa shacabka Somalida ogadenia ee bishan oo kale laga xuso dunida dacaladeeda.   Sidii […]

 
 

Warbixin Hordhac Ah Munaasabadii Xuska Xasuuuqa Ogadenia oo Ka Furmay caasimada Sweden ee Stockholm.

Warbixin Hordhac Ah Munaasabadii Xuska Xasuuuqa Ogadenia oo Ka Furmay caasimada Sweden ee Stockholm.

Munaasabada ayaa lagu furay sidii caadada inoo aheed ayadaha quraanka kariimka ah iyo heesta calanka ogadenia kadib waxaa la guda galay manaasabadii xasuuqa oo bulshadii […]

 
 

Denmark: Xisbi doonaya indadka ajaaniibta lagu khasbo in ay galaan Kaniisadaha.

Martin Henriksen - Danish Parliament "Folketinget" - photo: Mogens Engelund

Xisbiga Dansk Folkeparti ee midigta fog ayaa sheegay in qorshahooda ay kamid tahay in ajaanibta dalkaas ku nool ay ka qayb-qaataan munaasabadaha Kaniisaha ka dhacaya […]

 
 

Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah shacabka reer Ogadenia iyo guud ahaan Somalweyn ee Wadanka Sweden

Ogaysiis Ogaysiis muhiim ah shacabka reer Ogadenia iyo guud ahaan Somalweyn ee Wadanka Sweden

Ogaysiis muhiim ah shacabka Somalida ogadenia iyo guud ahaan Soomaliweyn waxaa lagu wargalinayaa inuu jirto munaasabad lagu xusayo maalinta xasuuqa ogadenia oo ah maalin murug […]

 
 

Daawo: Midowga Yurub oo Xeryo Qaxootiga Uga Dhisaysa Wadanka Liibiya.

Daawo: Midowga Yurub oo Xeryo Qaxootiga Uga Dhisaysa Wadanka Liibiya.

Madaxda dalalka Midowga Yurub (EU) ayaa isku raacay inay maalgeliyaan xeryo qaxooti oo laga dhiso gudaha wadanka Liibiya, si hoos loogu dhigo tirada qaxootiga ka […]

 
 

Nin Doonayay In uu Weerar Ka Fuliyo Magaalada Paris oo La Toogtay.

Nin Doonayay In uu Weerar Ka Fuliyo Magaalada Paris oo La Toogtay.

Saxaafada kala duwan ee dalka Faransiiska ayaa sheegaysa in askari Faransiis ah oo waadi ka hayey matxafka Louvre oo ku yaala magaalada Paris rasaas ku […]

 
 

Maxaad Kala Socotaa Ololaha Doorashada Madaxtinimada Faransiiska?

Maxaad Kala Socotaa Ololaha Doorashada Madaxtinimada Faransiiska?

Musharaxa lagu magacaabo Benoît Hamon ayaa ku guulaystey doorashadii Xisbiga Hanti-wadaaga ee Socialist Party ee Faransiisku ay ku dooranayeen Musharaxa u tartamaya doorashada Madaxweynaha ee […]

 
 

Britain oo 12 Milyan oo Dheeraad Ah Ugu Deeqday Dalka Soomaaliya

Britain oo 12 Milyan oo Dheeraad Ah Ugu Deeqday Dalka Soomaaliya

Xoghayaha Iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Britian Pritu Patel oo booqasho gaaban ku timid magaaladda Muqdisho ayaa yaboohan ku dhawaaqday ka dib markii ay la […]

 
 

Daawo. Giriiga oo Diiday Inuu Tarxiilo Saraakiil Turki ah.

Daawo. Giriiga oo Diiday Inuu Tarxiilo Saraakiil Turki ah.

Maxkamada Sare ee dalka Giriiga ayaa Khamiistii go’aan ku gaadhay inaan la tarxiili karin 8 sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Turkiga oo iska dhiibay wadankaasi. […]

 
 

Maxkamadda Sare ee Britain oo Amartay In Baarlamaanku U Codeeyo Kabixida EU.

Maxkamadda Sare ee Britain oo Amartay In Baarlamaanku U Codeeyo Kabixida EU.

Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Britain (UK) ayaa go’aamisay in ay waajib tahay in baarlamaanka Britain uu u codeeyo in la billaabi karo qorshaha ay Britain […]

 
 

Ra’iisul Wasaaraha Holland oo Ajaanibta Soo Galootiga Ah Weeraray.

Ra’iisul Wasaaraha Holland oo Ajaanibta Soo Galootiga Ah Weeraray.

Ra’iisalwasaaraha dalka Holland Mark Rutte ayaa sheegay in dadka aan jeclayn inay ku noolaadaan dalka Holland ay ka tagaan waddanka. Waraysi dheer oo uu uu […]

 
 

Daawo Shirkii Wadatashiga Jaaliyaada Ogadenia Ee Yurub Sweden Eskilstuna

Daawo Shirkii Wadatashiga Jaaliyaada Ogadenia Ee Yurub Sweden Eskilstuna

Shirkii Wadatashiga Jaaliyaada Ogadenia Ee Yurub Sweden Eskilstuna shirkan ayaa mid aad loo soo agaasimay waxaan lagu gorfeeyay sidii halganka jwxo hormuudka ka tahay loo […]

 
 

Warmurtiyeedkii Shirka Wadatashiga Jaaliyadaha Ogadenya ee Yurub.

Warmurtiyeedkii Shirka  Wadatashiga Jaaliyadaha Ogadenya ee Yurub.

Eskilstuna -Sweden 06-08 January 2017 Jaaliyadaha Ogadenya ee wadamada  Denmark, Sweden, Norway,  Germany, Finland  iyo  Switzerland iyagoo ka duulaya Amarkii gudiga fulinta ee JWXO qabashada […]

 
 

Shirka wadatashiga jaaliyadaha Yurub oo ka furmay wadanka Sweden

Shirka wadatashiga jaaliyadaha Yurub oo ka furmay wadanka Sweden

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Eskilstuna ee wadanka Sweden shir wadatashi oo ay isugu yimaadeen wufuud ka kala socota jaaliyadaha Ogadenya ee […]

 
 

Faransiiska oo Sheegay In Ay Guul Ka Gaadheen Dagaalka Ay Ciraaq Kawadaan.

Faransiiska oo Sheegay In Ay Guul Ka Gaadheen Dagaalka Ay Ciraaq Kawadaan.

Sida uu sheegay Madaxweynaha Faransiiska Francoise Hollande oo la kulmay ciidankiisa ku sugan Ciraaq ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka ka dhanka ah ururka Dowladda […]

 
 

Wadanka Britain oo Deeq Dhaqaale Gudoonsiisay Dawlada Soomaaliya.

Wadanka Britain oo Deeq Dhaqaale Gudoonsiisay Dawlada Soomaaliya.

Sida laga soo xigtay Waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee Boqortooyada Britain ee loo soo gaabiyo DFID ayaa 1.5 milyan oo gini ugu deeqday Dawladda Soomaaliya […]

 
 

Nin Tuunisi Ah Ayaa Loo Aanaynaa Inuu Ka Dambeeyay Weerarkii Berlin.

Nin Tuunisi Ah Ayaa Loo Aanaynaa Inuu Ka Dambeeyay Weerarkii Berlin.

Boliiska Jarmalka ayaa raadinaya nin reer Tunisia ah oo lagu magacaabay Anis oo lagu tuhunsan yahay weerarkii Berlin, sida ay sheegtay warbaahinta. Sida ay sheegtay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay