Wararka Dalka

Hambalyo Halgame Wariye Faysal Shilaabo, Agaasime Kuxigeenka ONA

Hambalyo Halgame Wariye Faysal Shilaabo, Agaasime  Kuxigeenka ONA

Babhada warfaafinta JWXO Oo Isku duuban Waxay Tahniyad Aroos u diraysaa Agaasime kuxigeenka ONA Ahna Agaasinka Xafiiska social mediyaha Ee JWXO Halgame Sakariye Abdulahi Hassan, […]

 
 

OPEN LETTER ABOUT SOMALI REGIONAL STATE INSTABILITY.

OPEN LETTER ABOUT SOMALI REGIONAL STATE INSTABILITY.

OPEN LETTER ABOUT SOMALI REGIONAL STATE INSTABILITY. U.S. Embassy in Addis Ababa, Ethiopia14 Entoto Road P.O. Box 1014,Addis Ababa, EthiopiaFax: 251111242401Email: AddisACS@state.gov German Embassy in […]

 
 

Daaw: Afhayeenka ONLF Halgame Cadaani Hiirmooge oo Waraysi Gaar ah siiyay Wakaalada Wararka ee ONA.

Daaw: Afhayeenka ONLF Halgame Cadaani Hiirmooge oo Waraysi Gaar ah siiyay Wakaalada Wararka ee ONA.

Afhayeenka JWXO Mudane Hirmooge oo Hadal Miisaan Leh Jeediyay.Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Halgame Cabdiqaadir Sh Xassan Biixi Hirmooge oo Warbaahinta JWXO lahadlay ayaa […]

 
 

Emerging Threats and Implications for Promised Peace, Stability and Development:

Emerging Threats and Implications for Promised Peace, Stability and Development:

Emerging Threats and Implications for Promised Peace, Stability and Development: Somali Regional State in Ethiopia or the Ogaden region has already faced with increased poverty […]

 
 

ONLF Press Release

ONLF Press ReleaseNovember 4, 2020 Although TPLF has committed genocide against the Somali people during its rule of Ethiopia, still The Ogaden National liberation Front […]

 
 

Wakhtiga Doorashada Dalka Itoobiya oo la shaaciyay.

Gudiga Doorashooyinka Itoobiya Ee magaciisa loosoo Gaabiyo NEBE ayaa shaaciyay Wakhtiga Rasmiga ah ee laqaban doono doorashada Guud ee dalka Itoobiya. Gudiga ayaa sheegay In […]

 
 

JWXO oo ka Hadashay xidhayga xaq darada ah ee Loo gaystay masuuliyiinta iyo xubnaha ONLF ee Magaalada Qabri Dahare.

JWXO oo ka Hadashay xidhayga xaq darada ah ee Loo gaystay masuuliyiinta iyo xubnaha ONLF ee Magaalada Qabri Dahare.

JWXO oo ka Hashay xidhayga xaq darada ah ee Loo gaystay masuuliyiinta iyo xubnaha ONLF ee Magaalada Qabri Dahare. ONLF ayaa si adag uga Hadashay […]

 
 

Waftigii Jubbaland oo Qado Sharaf ugu Sameeyay Gudoomiyaha JWXO Magaalada Adiss Ababa.

Waftigii Jubbaland oo Qado Sharaf ugu Sameeyay Gudoomiyaha JWXO Magaalada Adiss Ababa.

Wafti ka socday Juboland oo ku sugnaa Magaalada Adiss Ababa ayaa Qadosharaf u sameeyay Gudoomiyaha ONLF, Waftiga ayaa yeeshay kulan is xog-waraysi ah. Guddoomiyaha ONLF […]

 
 

Shirkii Xisbiyada Siyaasada we Somali state oo Saaka Shir Yeeshay.

Shirkii Xisbiyada Siyaasada we Somali state oo Saaka Shir Yeeshay.

Waxaa Saaka Hoolka Shirarka ee Jigjiga International Hotel Ka Furmay Shir ay Kasoo Qayb Galeen Axsaabta Siyaasadeed ee Dawlad Deegaanka Soomaalida. Shirka Ayaa Lagaga Hadlayay […]

 
 

Xubnaha JWXO Ee Xaafada 5aad Ee Qabridahare oo Kulmay.

Xubnaha JWXO Ee Xaafada 5aad Ee Qabridahare oo Kulmay.

Waxaa galabta oo Axad ahayd kulan balaadhan isugu yimid xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee kadhisan Xaafada 5aad ee magaalada Qabridahare. Shirkan oo ahaa […]

 
 

PRESS RELEASE OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT.

OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT PRESS RELEASE ONLF Position regarding the postponement of the elections and continuation of the current status quo in Ethiopia The Ogaden […]

 
 

Madaxweynaha Deegaanka Somalida Wuxuu Kutuman Hayaa Heshiiskii ONLF iyo Itoobiya.

Madaxweynaha Deegaanka Somalida Wuxuu Kutuman Hayaa Heshiiskii ONLF iyo Itoobiya.

Madaxwaynaha Somali state Mustafe Muxumed Cumar wuxuu Ku kacayaa falal Lid ku ah Heshiiskii ONLF Iyo Itoobiya ku dhex maray Magaalada Casmara ee Wadanka Eritrea, […]

 
 

Deg Deg: Xildhibaan Baakistaani oo Jidh-dil & Xabsi La’isugu Daray.

Wararka nagasoo gaadhaya Dagmada Qabridahare ee Xarunta Gobolka Qoraxay ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Qoraxay ee xisbaga EPP uu si waxshi nimo ah Ugu gacan […]

 
 

Shir Sanadeedkii Unugta Muqdisho oo Hada furmay.

Shir sanadeedkii Unugta JWXO ee Muqdosho oo siwayn loosoo agaasimay ayaa hada kafurmay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo ahaa Kulamadii caadiga ahaa ee sanadlaha ay uqabsan […]

 
 

Jaaliyada Norway Oo Shir Muhiim Ah Ka Qayb-Gashay.

Jaaliyada  Norway Oo   Shir Muhiim  Ah Ka Qayb-Gashay.

Jaaliyada  Norway Oo   Shir Muhiim  Ah Ka Qayb-Gashay. Jaaliyada Soomalida Ogadeniya Ee Dalka  Norway ayaa waxay ka wayn gashay shi muhiim ah oo ka […]

 
 

Jabhada ONLF oo Shir Jaraa’id Qabatay.

Jabhada ONLF oo Shir Jaraa’id Qabatay.

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) Cabdiqaadir Sh Xassan Biixi Hirmooge (Cadaani) ayaa maanta oo Isniin shir Warbaahinta loogu talagalay kuqabtay Xarunta Dulqabow ee magaalada […]

 
 

Madax JWXO ah oo Gaadhay Dagmada Qalaafe.

Madax JWXO ah oo Gaadhay Dagmada Qalaafe.

Madax ka socota Jabhada Wadniga Xoraynta Ogaadeniya Jwxo ayaa gaadhay dagmada Qalaafo ee gobolka Shabeele. Waftiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Shacabka Ogaadeniya ee ku dhaqan […]

 
 

Waftigii JWXO oo Soo Nabad Gaadhay Magaalada Jig Jiga+Warbixin.

Waftigii JWXO oo Soo Nabad Gaadhay Magaalada Jig Jiga+Warbixin.

Sidaad wararkanagii hore ku maqlayseen waxaa baryahan baa ku sugnaa Magalada somaliyeed ee Diridhaba wafti aad u balaadhan oo u hogaaminayay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Shirwaynihii Dhidibada Loogu Taagayay SRDA oo Guul ku soo Dhamaaday.

Shirwaynihii Dhidibada Loogu Taagayay SRDA oo Guul ku soo Dhamaaday.

Sida aad wararkeenii hore kula socoteen waxaa Maanta ka dhacay Magalada Soomaaliyeed ee Diredhaba Shirwaynihii lagu shaacinayay Yagleelida Xisbinimo ee ururka gobonimadoonka somaliyeed ee (SRDA). […]

 
 

Waxaa si habsame leh usocda Shirwaynaha Ururka SRDA.

Waxaa si habsame leh usocda Shirwaynaha Ururka SRDA.

Shirwaynha SRDA oo dire-Dawa kafurmay saaka waxaa lagu Furay Wacdi Diini ah, waxaana ugu horaynba Codbaahiyaha lagu soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Ururka SRDA Mudane Dr. Sakariye. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay