
Waxay ahayd dhamaadkii June ee sanadkii 2012 markii aan gaadhay gudaha Ogaadeenya. Waxaan ugu tagay kulan ay lahaayeen qaybta Heegan kaas oo aan la kawsaday. Intii aan joognay kulankaas waxaan si waafi ah warbixin uga qaatay taliyaha qaybta iyo madaxdii la shaqaynasay sidoo kale waxaan la kulmy xubno badan oo ka tirsan ciidanka, mudo sadex maalmood ah [...]
May 20 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Xaalada cadaw ee markaasi ku hareeraysnayd Qaybtan kamidka ah CWXO ee fulinaya hawlgalka Cirjiidh ee ku sugnaa deegaankan Cadalay amaba Xudur ayle markaan intaasi kaga tago sawirka guud een idinka siiyay, waxay ciidankii N/hurayaasha ka difaac qaateen ciidanka cadawga iyagoo wakhtigaasi ku sugnaa laagta caanka ah ee Cadalay. Laagtani waa dhul kooban oo aan baladhkeedu [...]
May 16 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Horumarka Kale ee isna la Sheegayo inuu Ogadeniya Kajiro. Arintani dood badan uma baahna ayaad moodaa, mar haddii aynu aragnay siduu dhaqaalaha wadankii haystay Ogadeniya uu saas yahay akhristow maxaad kafili midkii lahaystay. Bal dhawr qodob ooy Ethiopia kufaanto aan xusno. Horta marka hore dhibaatada Ogadeniya kajirtaa ama waligeed kajirtay ma ahayn mid horumar kusaabsan [...]
May 2 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Waxaan malaagada Jigjiga ka tagay 6-7 sano kahor. Waxaan ka mid noqday Qurbajoogta aaday wadanka dibadiisa waana ku soo laabtay. Mudadii aan magaalada Jigjiga joogay waxaa ka jiray oon ugu tagay 4 xaaladood oon horey uga jirin: Cabsi guud oo dadku ka simanyahay, Xiisad ciidan mid dibada iyo mid gudahaba, Qayilaad yar iyo wayn maskaxda [...]
Apr 16 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Qaybtii 1 aad ee barnaamijkan ayaan kaga soo sheekaynay qorshaha Hawlgalka Cirjiidh waxayna qaybtii 1aad inoogu joogtay:- Hawlgalkani in uu ahaa mid sidii loogu talagalay u fulay waxa uuna ka bilaabmay Tuulada Qamuda, iyadoo qorshihii 2aad loo qaybiyay ciidankii 6 madax (Hormo). Kadib waxaa lakala siiayay deegaanka ku wajahan oo ahaa degaan oomana ah ciduna [...]
Apr 15 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Qorshan wuxuu ku wajahayn yahay marka ugu horeysaba jaaliyadaha dibadda ee taageera halaganka Gobanimadoon ee ka socda Ogadenya iyo dawladaha caalamka ee la socda qadiyadda Ogadenya. Yoolka ugu dambaya qorshahan waa in la ogolaysiiyo ONLF iyo shacabka taageera rabitaanka Itobiya maadaama siday u dhigayaan hadalka aan lagaga guulaysan karin dagaalka. Fariinta loo soo dhiibay Axmad [...]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Apr 14 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Sidii aan horay idiin ku ballan qaaday qoraalkan hoose waa qaybtii ugu danbaysay ee maqaalkii uu ciwaankiisu ahaa, Gibir, Gidhaash & Gubbo waa erayada gumaysiga Ethiopia laga dhaxlay. Gibir:- Waa Canshuur aan sharci ahayn, xadidnayn, cadaalad & nidaam midna aan salka ku hayn oo laga qaado dad xoog lagu haysto, lana cadaadinaayo si loo laylyo ama loo [...]
Apr 12 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Najiib.shide@yahoo.com Kuuba ma ilaahay baa,xagey nooga timid iyo War waad danbaabtaye Allaah ka cabso. Waa taariikh nin gabayaa ah iyo saraakiil kamid ahayd dolwadii Soomaliya balse nasab ahaan kasoo jeeday dhulka Ogadeniya ku dhexmartay daggaalkii Ogadeniya lagu xoreynayay 1977kii. Kadib markii dhulka Ogadeniya laga xoreeyay gumeystihii Itoobiya (Ethiopia.) Waxaa cudud ciidan iyo mid siyaasadeedba ugusoo [...]
Apr 9 2013 | Posted in
Maqaalo,
Warar |
Read More »

Ugu horeyn majirin wax aan ku qiimayn karo niyadayda maalinkii nala yidhi dhaqaaqa. Farxada qosolka iyo islawaynada. Kalina kuma ahayn midan ee qof walba oo ciidankaasi kamid ahaa waxay ahayd mid ay ila wadaagayeen. Aan bal isku dayo inaan tuujiyo xasuustayda anigoon halkan ku soo koobi karin wax walba oo markaasi dhacay siday ahaayeen. Hawlgaka [...]
Apr 9 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Marka laga yimaado guuldarada xagga ciidanka ah ee ururkii IAIA (Al-Itixaad Al_islaami) ka soo gaadhay Gudaha Ogadenya iyo qaybo ka mid ah Gobolada Somaliya sida dagaaladii ay kula galeen Cabdulaahi Yusuf gobolka Boosaaso 1994-1996, oo laga yimaado burburka iyo is-dhiibkii ururka uu 2010kii ku saxiixay Adisababa, waxaa ururkaa Itixaad intuu qaatay magaca UWSLF maamulayay oo [...]
Apr 7 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Liyu Police-ka (Hawaarin ) oo Gumaystaha Itoobiya u taba-baray in uu ku gumaado shacabka aan hubaysnayn ee maatida ah kuwaasoo tirada ku buuxi loogu laayo dhammaan Gobalada iyo Degmooyinka Ogadenia iyaga oo ugu mar-marsada in ay u yihiin Taageerayaal Jabhadda wadaniga Xoreynta Ogaadeenia (JWXO) haseyeeshee. Dadkan ay Hawaarinta gumaadaan oo aan wax ba ka la [...]
Apr 4 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

LIYUU POLICE ku waxay u xasuuqeen shacabka si aanay maskaxda binii-aadamka ogolayn. Arinmaha dilka iyo xasuuqa ah wuxuu xitaa saameeyey xubnihii maamulka gobolka iyadoo xitaa xadhig luqunta laga geliyey gudoomiyeyaal degmo iyo shaqaale badan, waxaana ka mid ahaa qaar 5an xabadood lagu dhuftay sida; gudoomiyihii gobolka Dhegaxabuur oo uu dilay askari liyuu-police ah. Shacab isaga warkiisaba [...]
Apr 3 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Ereyga dabaqoodhi ayaa baryahan dambe noqotay mid aan xad lahayn, oo sidii la doono loo istimaalo (misused and abused). Waxaa jira shaqsiyaad farabadan oo aan garaneyn cidda loo isticmaalo ama qofka dabaqoodhiga ah. Mararka qaarkoodna kan isticmaalaya iyo kan loo isticmaalayo aysan waxba isdhaamin ama aysan garaneyn sababta uu midi u isticmaalay, midka kalena loogu isticmaalay. Tusaale [...]
Apr 1 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Dagaalkan oo dhacay 1995 waxay qaybtii kobaad sheekadu inoo maraysay Tobankii N/hure ee kantaroolka joogay oo laba Baabuur oo saraakiil Tigree ah saaranyihiin baabiyay, Ciidankii Tigreega oo goobtii ku mashaqaysan iyo Annaga oo dhaawacii intii darrayd habaynnay intannadii soo hadhayna aan isdiyaarinnay. Tobankii N/hure ee dagaalka ka billawday kantaroolka waxaa kaga dhaawacmay hal N/hure Dagaalkii [...]
Mar 28 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

SEBEN AAD U FOG KAHOR, ayaan la kulmay oday waayeel ahaa. Magaciisa waxa laoranjiray Lug-ku-cirroole; horayna waxa lagu naaneysi jiray Maan-ku-cirroole. Odaygu waxa uu ahaa arday dusha ka wada qeybay suugaanta, sooyaalkii hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida Ogaadeenya. Run ahaan, diiwaan nool oo dhaqaaqaya ayuu odaygu ahaa. Lug-ku-cirroole waxa uu iiga sheekeeyay dal ku yaallay dhul [...]
Mar 26 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Dhawr ruux oo igu tuhmayay in aan wax ka garan Erayga Gibir ayaa isoo wacay kadib markii ay ka dheehdeen Barnaamijka Ilays TV oo baahiyay amuuro salka ku hayay eraygan, Waxayna i waydiiyeen “ bal ficil ahan waanu fahanee macno ahaan eraygan waxuu Afsoomaali ku noqon noo sheeg“. Waydiintaas ka dib waxaan dhoodhoofay in ay lama huraan tahay [...]
Mar 24 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Waxaan soo galay goor ay 2dii duhurnimo tahay Boostada Godey oo koox wayaane ahi haysato. Ma gali kartid ayay dheheen, waan gali baan ku idhi ana. Waxaa jooga Madaxa Siyaasada Qaybta weyaanaha Q/dahare degan Moole, madaxa taliyaha Sahanka Ciidaanka 1aad Itobiya (misraaq-iist ) la yidhaahdo ee Adari degen Col. Taweldhe, madaxa Hawlgalada gaarka ah ee [...]
Mar 21 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Aroor Sabti ah Salaaddii Subax baan ku tukannay Duleedka harta Harada Gurracan. Goobtaas oon ku soo uruurinnay dhaawac iyo bukto afar iyo toban isku ah. Dhaawaca qaarbaa xabbadi jajabisay oo dhisnaa. Meeshu waddada haratirista la yidhaahdo waxay u jirtay 400 oo tallaabo waxayse ahayd meel hawd adag ah shanqadha iyo tubtana waan ka ilaalinnay. Isla [...]
Mar 18 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Tababarkii Cabdi illay lasiiyay oo ka koobnaa habka qurbajoogta ay tahay inuu ula hadlo oo ay TPLF-tu xooga saaraysay in ay ku khaldaan wixii ay fursad u helaan maadaama aanay lakulmi karin iyaga, Cabdi ilay sidii loo faray ayuu u fuliyay. HADDABA SIDAY WAX U DHECEEN Cabdi illay qorshihii loo diray wuu fuliyay inkastoo uu [...]
Mar 7 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Ku: Kooxda Karamardha (The Karamardha Group). Waxaa hubaal ah qof caqli leh inuusan diidi karin odhaahda aan cinwaanka uga dhignay maqaalka, sababtoo ah taariikhdana way sugtay, dabeecadda aadanahana waxaa ka mid ah in dheefta la wada doonto dhibkana laga kala cararo. Mana jiro dhib soo mara umad gumaysi ku jirta oo ka daran dhibaatada gumaystaha [...]
Mar 6 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »