
Jigjiga Nin Dal dheer Jooga Daawashada ku deeqday kii Daganaana Darxumo ku deeqday. W/Q Xarbi Aden Email xarbi24@yahoo.com Afsoomaaliga qoraalkiisa oo dhawaa & Xadaarada Soomaalida ee dhanka Saxaafada oo aan durugsanayn iyadoo ay jirto, waxii ka danbeeyay sanadkii 1999 waxaa saaxada saxaafada kusoo badanayay warbaahinta Afsoomaaliga wax ku tabisa, iyadoo ay jiraan duruufo badan oo [...]
Mar 2 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Tan iyo markii suxufiyintii reer Sweden lagu qabtay gudaha Ogadenia sanadkii 2011 waxaa wadanka Sweden si wayn u dhex gashay qadiyada S/Ogadenia oo noqotay mida ugu hadal haynta badan saxaafada wadanka Swden iyo guud ahaan wadamada la isk yidhaahdo Skandenivianka waxaadna moodaa in qadiyada Ogadenia ay wadamadan ka noqotay Falstinti 2aad marka laga eego sida [...]
Feb 26 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Jabkii soo gaadhay Talyaaniga kama uuna hadhin ee waxaa uu maleegayay dabin dakano & qaab uu ku qabsado Ethiopia. Waxaa uu Talyaanigu Ethiopia ama xukuumadii xayle Sellase kusoo qaaday bishii october 1935-teedii duulaan quwad badan. Sanadku markuu ahaa 1936 bishii 5 aad ayuu talyaanigu Addis Ababa qabsaday waxuuna ku daray xukunkiisii gumaysiga ee Bariga africa. Xayle Sellase si [...]
Jan 19 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Qalinkii Axmed Yasiin Qormadii 4aad Xaaladda Maxaabiista Ogaadeenya Qormooyinkii taxanaha ahaa ee “Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadka 2012”, waxaan ku soo gabagabaynayaa xaaladda maxaabiista reer Ogaadeenya ee ku xidhxidhan xabsiyada ciqaabta ee gumaysiga Itoobiya. Waxaan la soconaa in xukuumadda gumaystada Itoobiya iyo adeegayaasheedu ay sannad walba xabsiyada ka buuxiyaan kumannaan shacab ah oo aan [...]
Jan 11 2013 | Posted in
Maqaalo,
Warar |
Read More »

Cabduullahi Ethiopia oo ah ninka wakiilka gumeysiga Ethiopia uga ah sidii loo xasuuqi lahaa shacabka Ogadeniya ayaa safar ku yimid wadamo ay kamid yihiin USA iyo UK hadaba safarka Cabdullahi Ethiopia ayaa dad badan isweydiinayaan soo noqnoqaye ma naqbaa u da’ay. Maxayse tahay u jeedada ka danbeysa inay soo laab laabtaan shaqalaha gumeysiga Ethiopia. Marka [...]
Jan 8 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012? Qormada 3aad Wadahadalladii nabadeed ee JWXO iyo Itoobiya Akhristayaal qormadan waxaan jeclahay inaan ku soo qaato wadaxaajoodyadii burburay ee daba-yaaqadii 2012-ka dhex-maray Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeeny JWXO iyo xukuumadda gumaysiga Itoobiya. Dad badani waxay rumaysan yihiin in wadahadalladaasi ay ahaayeen kuwo taariikhi ah oo mudan in taariikhda Ogaadeenya [...]
Jan 7 2013 | Posted in
Maqaalo,
Warar |
Read More »

Qalinkii Axmed Yasiin Cabdi Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012? Qormada 2aad Xasuuqii Miir-denbas Marar badan oo hore ayaad qoraalladayda ka dheehateen dareen carsan oo aan ka soo min-guuriyay waddaniga dhiidhiyayee dhawran waayay xumaha iyo dadwaynaha dhaawacanee dhibku degashaday. Maantana waxaan door-biday inaan idinla wadaago xasuuqii Miir-denbas, oo aan rumaysnahay inuu ka mid yahay [...]
Jan 4 2013 | Posted in
Maqaalo,
Warar |
Read More »

Sanadkii tagay tilmaamahiisii. W/Q wariya wakaalada ee south africa Cumar Jigjiga. Laba Oday oo isku da’ ahaa isku deegaan iyo daris wadaagna ahaa, ayaa isla fahmiwaayay ka sheekeysigii sanadkii (Gu’gii)dhaafay. Mid kood wuxuu Gu’gaasi u ahaa barwaaqo/barisamaad ah oo 3-da Caanaha macaaniba udhaleen dhib iyo tamootina Eebe ka dhawray. Midka kaleetana waxay u ahayd Gu’ aad [...]
Jan 3 2013 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Qalinki- Axmed Yaasiin Cabdi Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012? Qormada 1aad Dhimashadii Meles iyo sida dadwaynaha loogu dullaystay Akhristayaal waxaan jeclahay inaan halkan idiinku soo gudbiyo qormooyin dhawr ah oo aan ku eegayo raadka uu sannadka 2012-ku kaga tagay dadwayanaha Ogaadeenya. Waxaa hubaal ah in sannadka 2012, sida sannadihii kale, uu raad-reeb dheer ku [...]
Jan 1 2013 | Posted in
Maqaalo,
Warar |
Read More »

By Abdirahman Hollywood Waxaa baryahan saxaafadda Soomaaliyeed siiba baraha internet(ka) iyo idaacadaha sida VOA la’isla dhex marayaa in ururka ONLF kala qayb samay kadib markii uu istaagay wadahadaladdii udhexeeyey iyaga iyo xukuumadda Ethiopia. Nin lagu magacaabo Cabdinuur Cabdullahi Faarax oo u warramay idaacadda VOA (da) ayaa sheegay in hogaankii jabhadda, golihii dhexe iyo kaadirkii ururka [...]
Dec 26 2012 | Posted in
Maqaalo,
Warar |
Read More »
Opinion: Qofna shaki kagama jiro inuu gumaysiga ka dhex kaluumaysanayo xubnaha iyo taageerayaasha, oo sidaan ugu dadaadalyno inaan ka kasbano cadawga ilaa heerka ugu sareeya uu cadawgana ugu dadaalayo. Waa dagaal gobanimadoon iyo xaaladihiisa. Halgan gobanimadoon oo umad lagaga xoreynayo dulliga gumaysiga waa shay qaali ah oo aanu u adkaysan karin qofkii iin leh. Halganka [...]
Dec 26 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Shaanbal Faysal Maxumad C/wali Dhibaatooyinka Murugada leh ee ka dhaca Ogadenia. Ogadenia waxa ka jira dhibaatooyin murugo leh oo salka ku haya gumaad laguna gumaado bulshada ra’yidka ah. Dhibaatooyinkan oo ka dhan ah Xuquuqul insaanka. Gumaadkani waxa uu ugu darnaa Xilligii la aasaasay ciidamada Lyuu Policeka ah. Iyada oo ay jirtay mudadii 3da sano ahaa [...]
Dec 10 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Qur’aanka Kariimka ah Rabi wuxuu inoogu sheegay Qiso lamagac baxday “Asxaabul Ukhduud.” Aadamigu markuu kibro waxaa caado u noqota in uu ku raaxaysto ‘Ciqaabta dhigiisa’. Qisada Asxaabul Ukhduud Rabi SWT wuxuu inoogu sheegay qaabkii loo ciqaabay dadkii rumeeyay. Sugitaanka jiritaanka Eebbe iyo iimaankii toolmoon ee degay quluubta Asxaabul Ukhduud wuxuu keenay in ‘Ciqaab-wadareed’ lamariyo Asxaabul [...]
Nov 26 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Markay dunidu maqasho magaca Ethiopia waxaa lasoo xasuustaa ama ay lamacno (synonym) tahay, gaajo, abaaro, saboolnimo, cuduro & meel hadd & jeer eey dagaalo ka ooganyihiin. Haddaba qormadan waxaan ku eegi doonaa isbadelka kataagan Ethiopia ama ha ahaato dhinaca dhaqanka, dhaqaalaha & loolanka siyaasadeed ee ka dhex aloosan kooxda EPRDF kadib geeridii Kaligii Taliye Meles [...]
Nov 24 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Mingistu Xayle Maryam Hooyadii ayaa waxay u oyday 3ex litir oo ilmo ah willkeedii oo furanta dagaalka jiray wakhtigii ogaden war waxayna ku laxaamaday daasad. Waxay tidhi waxaan ooyaay 3ex litir oo ilmo ah oon rabaa inaan kaydiyo. Markuu soo laabtay ayuu haweenkii ree Shawa ku amray in oohintii hooyadii loo ooyo 3ex maalmood. Zanawi dhimashadiisii [...]
Nov 20 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Sida caadiga ah meeshii gumeysi iyo cadaadis ka jiro, waxaa ka jira iska caabin iyo gobonimadoon. Halgan gobonimadoonku ma aha iska doon doon ee waa mid qasab ah si loo helo nolol xoriyad iyo sharaf leh. Waxaana keena halgan xuquuq la’aanta iyo xaqiridda uu gumeysigu keeno. Jeclaw ama ha jeclaan waad ku qasban tahay. Taas [...]
Nov 17 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Afrika waxay soo martay marxaladda kala gadisan oo ku salaysan intooda badan xaalad dagaal iyo colaad. Arintan ayaa waxay soo bilaabatay qarnigii 16aad. Sanadkii 1527dii waxaa dhacay dagaalkii oogu horeeyay ee uu Imaan Axmed Gurey ku qaaday gumaytayaashii Abyssinia, halkaasoo uu gacant ku dhigay gabi ahaanba boqortooyadii Abyssinia iyo gobolka Geeska Afrika intiisa badan wuxuuna [...]
Oct 31 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Oslo-Ciida Carafo oo hawsheedu badnayd inay tahay iyo qabow daran oo kajiray dhulka aan ku noolahay oo yareeyey isu socodkii dadka awgii, ayaan go’aan saday inaan dib ugu laabto guriga aan daganaa gelinkii dambe ee maanta, aniga oo niyada ku hayey inaan shaashadaha aduunka kala socdo wixii ugu dambeeyey ee warar ah. Waxaana furtay shabakadda [...]
Oct 27 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Sida aan lawada socono Xishoodku waa qayb kamid ah iimaanka sida uu Nabigeena SCW inoogu cadeeyay Xadiithkii ahaa; الحياء شعبة من الإيمان Xishoodku Waa shayga ruuxa xakameeya ee ka hor istaaga inuu ku dhaqaaqo waxyaabaha Xun xun, hadiise uuna qofku xishood lahayn wax uu u aabayeeli majirto oo Wuxuu ku hadli ama uu ku talaabsan [...]
Oct 7 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »

Waxaa ugu horeynba marag ma doonto ah in ONLF lagu qasbay inay qoriga qaado si xaqqa uu shacabka Somaliyeed ee Ogadenya u leeyahay Aaya-ka-tashigiisa u helo ka dib markii uu taliska Adisababa ishortaagay rabitaankii shacabka ee baarlamaankii sida sharciga ah lagu doortay uu ansixiyay in afti laga qaado shacabka sidii ku qornayd cahdigii lagu heshiiyay ee (Ethiopian [...]
Sep 23 2012 | Posted in
Maqaalo |
Read More »