Maqaalo

Itobiya Waa dalka dhaqankiisu ahaan jiray waligii hadana yahay – Maxamad Ismaaciil

Itobiya Waa dalka dhaqankiisu ahaan jiray waligii hadana yahay – Maxamad Ismaaciil

Sida caadiga ah meeshii gumeysi iyo cadaadis ka jiro, waxaa ka jira iska caabin iyo gobonimadoon. Halgan gobonimadoonku ma aha iska doon doon ee waa […]

 
 

Xasiloonida Geeska Africa Waa Xal u helida Ogadenya – Rabaax M. Cabdi

Xasiloonida Geeska Africa Waa Xal u helida Ogadenya – Rabaax M. Cabdi

Afrika waxay soo martay marxaladda kala gadisan oo ku salaysan intooda badan xaalad dagaal iyo colaad. Arintan ayaa waxay soo bilaabatay qarnigii 16aad. Sanadkii 1527dii […]

 
 

”Baro taariikhdaada si aad u Ogaato waxa aad tahay” – Dr.Mohamud Ugaas

”Baro taariikhdaada si aad u Ogaato waxa aad tahay” – Dr.Mohamud Ugaas

Oslo-Ciida Carafo oo hawsheedu badnayd inay tahay iyo qabow daran oo kajiray dhulka aan ku noolahay oo yareeyey isu socodkii dadka awgii, ayaan go’aan saday […]

 
 

Hadaadan Xishoonayn Waxaad Doonto Samee – by Danab Mohamed

Hadaadan Xishoonayn Waxaad Doonto Samee – by Danab Mohamed

Sida aan lawada socono Xishoodku waa qayb kamid ah iimaanka sida uu Nabigeena SCW inoogu cadeeyay Xadiithkii ahaa; الحياء شعبة من الإيمان Xishoodku Waa shayga […]

 
 

Dadka ay dantu ugu jirto heshiis la’aanta ONLF iyo Itoobiya oo hadaaqaya – Dr. Muxumed Macalin

Dadka ay dantu ugu jirto heshiis la’aanta ONLF iyo Itoobiya oo hadaaqaya – Dr. Muxumed Macalin

Waxaa ugu horeynba marag ma doonto ah in ONLF lagu qasbay inay qoriga qaado si xaqqa uu shacabka Somaliyeed ee Ogadenya u leeyahay Aaya-ka-tashigiisa u helo […]

 
 

Q3aad. Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

Talaabooyinkii ugu horeeyay ay qaadeen hawaarinta waxay ahaayen kuwii ugu xumaa ee laga filayay: waxay hawlgalo shacab xasuuq ah ka bilaabeen gobolada Nogob, Qorahay, Jarar […]

 
 

Taariikh nololeedkii Allaha u raxmee sheekh Xaashi Maxamuud Dhicis

Taariikh nololeedkii Allaha u raxmee sheekh Xaashi Maxamuud Dhicis

Nafwaliba way dhadhamin xanuuka geerida  Naxariistii janno allaah hakawaraabiyo e Sheikh xaashi maxamuud dhicis waxa uu dhashay sannadkii 1967 wuxuuna ku dhashay carriga Ogadenia deegaanka […]

 
 

Laba-labo iska soo horjeeda : London iyo Xudureyle, Cabdi Iley iyo Faarax Macallin, Nimco dareen iyo Ridwaan – By Muktar M Cumar

Laba-labo iska soo horjeeda : London iyo Xudureyle, Cabdi Iley iyo Faarax Macallin, Nimco dareen iyo Ridwaan – By Muktar M Cumar

Sidaad nooga barateen waxaan maanta idiin haynaa maqaal aad u xiisa badan oo qoraaga caanka ah Muktar M Omar uu ku qoray shabakadda WardheerNews. Maqaalka […]

 
 

Shacabka Itoobiya oo Farxad Darteed la Ooyey – Mohamed Ilyas.(Qeybt 1aad)

Shacabka Itoobiya oo Farxad Darteed la Ooyey – Mohamed Ilyas.(Qeybt 1aad)

Dad badan oo la socda arimaha Itoobiya iyo geerida kutimid macangagii kaligii taliyaha ahaa ee Males Zenawi, ayaa isweydiinaya waxa sababay waxay ku tilmaameen “Kacaanka Ooyinta” […]

 
 

Meles Socoye Itobiya miyay raaci doontaa siday ahaan jireen xukuumadaha Kali-Talisyada – By Xassan Macallin

Meles Socoye Itobiya miyay raaci doontaa siday ahaan jireen xukuumadaha Kali-Talisyada – By Xassan Macallin

Waxaa jira dhacdo marka ay ku soo marto ku soo xasuusiya dhacdo horey kuu soo martay. Waxaan  xusuustaa markii aan ardayga ahaa in uu Madaxwaynihii hore […]

 
 

Q2aad. Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

Q2aad. Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

Markii gudidii dawlada Ethiopia u xilsaartay ay soo dhamaystireen baadhitaan-koodii ku wajahnaa habka loo samayn karo ciidanka loo baahanyahay, hawshii waxay ku soo wareegtay maamuladii […]

 
 

U yeedha Itobiya; Jinni ninkii keenaa bixiyee

U yeedha Itobiya; Jinni ninkii keenaa bixiyee

  Waxaa maah-maahdan i soo xusuusiyay teleefoon uu nin reer Baydhaba ah u diray walaashii oo dagan magaalada Buur-hakabo oo 90Km u jirta Baydhabo. Waxay […]

 
 

Dhurwaagu Raqdiisa (Habadiisa) kama tago – Xaaji Maxamad

Dhurwaagu Raqdiisa (Habadiisa) kama tago – Xaaji Maxamad

Qormadan waxaan ku eegaynaa socdaalka Adeegayaasha Gumeysiga Itoobiya gaar ahaa kuwa  ku hadla Luuqada Soomaaliga, waxaana baryan dambe u soo xay-xaytay koox uu horboodayo Cabdi […]

 
 

Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

Habkii loo asaasay Hawaarinta iyo dambiyada ay shacabka ka galeen

“Walaalkay inuu ahaa mahubo lakiin hooyaday ayaa ii sheegtay inuu lasocday ragii walaashay kufsaday, guriganagiina gubay aabahayna latagay”.  Erayadaas waxaa ii sheegay wiil da’diisu  tahay […]

 
 

Qod I – Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah

Qod I  – Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah

Hordhac Iyadoo aqoonsiga sharafta uu ku dhashay iyo xuquuqda maguurtada ah ee ay u siman-yihiin dadweynaha adduunku uu yahay saldhigga xorriyada, caddaaladda iyo nabadda dunida.  […]

 
 

Dagaalada ka qarxay gobolka Shiniile waa qayb ka mid ah khiyaanada Gumaysiga

Dagaalada ka qarxay gobolka Shiniile waa qayb ka mid ah khiyaanada Gumaysiga

Ma’aha arin ka qarsoon qofkii caqli leh khiyaanada Wayaanaha uu kula dhex jiro shucuubta uu gumaysto, gaara ahaan qawmiyadaha Kooshetika (Cushitic) ee ka kooban Somalida, […]

 
 

Qiimo Darrida Doolaal & Qawlaysiga Gumeysiga – By Xaaji Maxamad

Qiimo Darrida Doolaal & Qawlaysiga Gumeysiga – By Xaaji Maxamad

Maqaalkan  waxaan ku  eegi doona Doolaal Adan Dhagoole iyo qaybat uu ka  qaatay boobka iyo baada xoolaha Soomaalida ku nool magaalada Dubai. Hordhac yar: Gumeysiga […]

 
 

Ku danaysiga Itoobiya iyo dareen la’aanta Daba-qoodhiga – Rabaax. M. Cabdi

Ku danaysiga Itoobiya iyo dareen la’aanta Daba-qoodhiga – Rabaax. M. Cabdi

Soomalidu waxay halhays u leeyihiin; Somalidu been way sheegtaa ee been ma maahmaahdo. Sidaa darteed, maah-maahaha waa odhaah khibrad lagu ogaaday. Maah-maahaha dalkeena caanka ka ah waxaa […]

 
 

Zenewi socdaal uu kaga quustay socdaal dambe ayuu ku tagay USA iyo SA – Omar jigjiga

Zenewi socdaal uu kaga quustay socdaal dambe ayuu ku tagay USA iyo SA – Omar jigjiga

Haday qaybiya-yaasha hawlaha zanawi (xoghayn iyo xafiis shaqaale) ku faraxsanaayeen casumadihii faraha badnaa ee heer calami ahaa ee xafiiskooda ku soo qulqulayay bilihii la soo […]

 
 

Musliminta Itoobiya oy ka go’antahay in heeryada Meles ay iska dulqaadaan – Xaaji Maxamad

Musliminta Itoobiya oy ka go’antahay in heeryada Meles ay iska dulqaadaan – Xaaji Maxamad

Maalintii Jimcaha ahayd ee 25.may 2012. Waxaa Magaalada Addis Abbaba ka dhacay Baananbixii ugu weyna ay isugu soo baxaan muslimiinta ku nool Addis abbaba iyo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay