Maqaalo

Xasuuqa iyo dilkii odayaasha Gunagado ujeedada uu gumaysiga ka lahaa

Xasuuqa iyo dilkii odayaasha Gunagado ujeedada uu gumaysiga ka lahaa

Falka lagu fuliyay dadweynihii daganaa Gunagado marka laga eego dhanwalba waxaa lagu tilmaami karaa inuu ahaa xasuuq ula kac ah oo ujeedo fog uu ka […]

 
 

Yaa u nuglaada nacnaca gumaysiga oo dullinimo qaayiba

Yaa u nuglaada nacnaca gumaysiga oo dullinimo qaayiba

Tijaabo ay sameeyeen aqoonyahno ku xeel dheer arimaha bulshada iyo siyaasadda oo sanooyin badan daba socday ilaa ay ka barbaaraan caruur dugsiyada hoose dhigata, ayaa […]

 
 

UNPO oo 20 Sano Jirsatay, Iyo Muuqaalki Ogadeniya oo ka muuqda UNPO.

UNPO oo 20 Sano Jirsatay, Iyo Muuqaalki Ogadeniya oo ka muuqda UNPO.

Ururka UNPO waxa uu jira hadda 20 sanno waxaana la asaasay sanadkii 11/February/1991. Waxaana lagu asaasay Magalada Hague ee Wadanka Holland. Mudadii uu ururkaan jiray […]

 
 

Omot Obang Olom marka la barbardhigo Cabdi iley muxuu noqon !!

Omot Obang Olom marka la barbardhigo Cabdi iley muxuu noqon !!

Sida ay ku sheegeen warsaxaafadeedka ay soo saareen ururka xuquuqda qawmiyadda Gambella u dooda ee aqoonyahanka lagu magacaabo Mr. Obang Metho uu madaxda ka yahay, […]

 
 

Xadhiga Cabdi bade waxay astaan u tahay ololihii laynta shacabka in guuldarro lagala kulmay

Xadhiga Cabdi bade waxay astaan u tahay ololihii laynta shacabka in guuldarro lagala kulmay

Wax walba hadii laga cafiyo Cabdi iley oo laga soo qaado inuu u samaynayay suu ugu soo boxo looltankii ka dhexeeyay gumaysi kalkaalka, miyaa laga […]

 
 

Ogadenya la mid ma’aha Somaliya, ONLF-na la mid ah ururadii Somaliyeed ee hagaasay

Ogadenya la mid ma’aha Somaliya, ONLF-na la mid ah ururadii Somaliyeed ee hagaasay

Baya’da (environment) ku xeeran umad walba iyo taariikhda shacabkaasi uu soo maray shaki kuma jiro inuu saameyn adag ku leeyahay fikirka iyo himilada uu shacabkaasi […]

 
 

Dhaq-dhaqaaqa Cabdi iley ujeedada ka dambaysa iyo aragtida JWXO

Dhaq-dhaqaaqa Cabdi iley ujeedada ka dambaysa iyo aragtida JWXO

Waxaa dhawaanahan la hadal hayaa in gacan-ku-dhiiglaha Ogaadeenya Cabdi Ilay uu socdaalo dhulka ku marayay  dagmooyin ka tirsan gobolada Jarar iyo Qorahay .Isagoo isgarab wada […]

 
 

Itobiya guuldaro ayay ku sagootisay 2011

Itobiya guuldaro ayay ku sagootisay 2011

Shaki kuma jiro inay Itobiya ka filaysay dhamaadka sanadka 2011 wax ka duwan sidan uu ugu dhamaaday. Kaligii Taliyaha Itobiya wuxuu laba sano ka hor […]

 
 

Daalimka iyo kuwa daalimiinta u hiiliya

Daalimka iyo kuwa daalimiinta u hiiliya

Ilaahay SW wuxuu uga digay muslimiinta inay u hiiliyaan kuwa dulmiga wada taasoo hadday sameeyaan uu Ilaahay u sheegay inay taaban doonto cadaabkiisa oo aanay […]

 
 

Kufsiga gabdhaha iyo ujeedada uu ka leeyahay Gumaysiga

Kufsiga gabdhaha iyo ujeedada uu ka leeyahay Gumaysiga

  Kufsiga ay dagaal-yahanka iska soo horjeeda u gaystaan dumarka ayaa loo aqoonsaday inay ka mid tahay dambiyada dagaal ee ka dhanka ah xuquuqda aadanaha. […]

 
 

Wayaanaha oo ku handada siyaasiyiinta u xidhan kufsiga iyo magacyada dadkii lagu laayay jeelka

Wayaanaha oo ku handada siyaasiyiinta u xidhan kufsiga iyo magacyada dadkii lagu laayay jeelka

Maahmaah Carbeed ayuu macnaheedu yahay –wixii la ogaaday sababtii keentay lalama yaabo-. Haatan maqaalkan uu qoray Ilyas Kifle ee cinwaankiisu yahay – Wayaane oo ku […]

 
 

Qowmiyadda Oromo intee baad ka taqaan. Habkeese loo mooraduugay? By: Horseed Cayni

Qowmiyadda Oromo intee baad ka taqaan. Habkeese loo mooraduugay? By: Horseed Cayni

 Waddanka lagu magacaabo Ethiopia marka laga reebo gaajada & cudurka ka yimaadda nadaafad darada, waxaa kaloo uu caan ku yahay gumaysiga dhaqanka u noqday oo […]

 
 

Itobiya waxay leedahay dan joogta ahe Somali saaxiib lama aha.

Itobiya waxay leedahay dan joogta ahe Somali saaxiib lama aha.

  Waxaa maalmihii la soo dhaafay hadheeyay shabakadaha Somalida gaar ahaan kuwa ka soo baxa SL, qab-qabashadii iyo xabsigii uu gumaysiga Itobiya u taxaabay koox […]

 
 

Maxaad ka ogtahay wixii Axmed Nuur Xiirey iyo Ibraahim dheere Makka ku dhex maray?

Maxaad ka ogtahay wixii Axmed Nuur Xiirey iyo Ibraahim dheere Makka ku dhex maray?

Ilaahay wuxuu Rasuulkiisa CS ka ballan qaaday iyo umadda islaamka ahba inuu ka soo saari doono kuwa khiyaanada le dhex socda calaamado ay ku gartaan […]

 
 

Muxaadaradii Sheekh Maxamad C. Umal ee Al-Walaa Wal-Baraa

Muxaadaradii Sheekh Maxamad C. Umal ee Al-Walaa Wal-Baraa

Mawduucan uu ka hadlay sheekha oo ah qaacidada loo yaqaano (Walaa Wal-baraa) oo ah inuu qofka muslimka imaankiisa ku baadho qofka uu jecelaanayo (la heshiinayo) […]

 
 

Guusha way imane yaan laga dagdagin

Guusha way imane yaan laga dagdagin

Guusha waa mid lawada jecelyahay. Mana aha mid dhib yaraan lagu helo. Guusha la doonayo iyo dhibka loo marayona way isu dhigmaan. Umad gumaysi ku […]

 
 

Kaligii taliye Melez Zenawi ha ku quusto kuwii ka horeeyey – by Harag-shabeel

Kaligii taliye Melez Zenawi ha ku quusto kuwii ka horeeyey – by Harag-shabeel

Ugaadhsiga loogu jiro kaligood-taliyayaasha wadamada Carabta iyo kuwa Afrikaanka ah, ayaa gaadhay meeshii ugu sareysay. Shaashadaha televison-da aduunka, ayaa laga daawaday todobaadkan bilowgisii sidii foosha […]

 
 

Saad u fahamto dagaalka ay Itobiya ku hayso dhaqankii Somalida : Ngugi wa Thiong’o

Saad u fahamto dagaalka ay Itobiya ku hayso dhaqankii Somalida : Ngugi wa Thiong’o

By: Nuradiin Jilani Inkastoo ay tarjumaado dhib badan tahay isla markaana aan lagu koobi karin fikrada uu maqaalka xambaarsan yahay, hadana markaan akhriyay maqaalkii cinwaankiisu […]

 
 

Godob Sokeeye – By Axmed Yaasiin Cabdi

Godob Sokeeye – By Axmed Yaasiin Cabdi

Ma jecli inaan ku negaado meelaha ay soomaalidu ku sheekaysato (makhaayadaha), sababtoo ah intooda badan laguma hayo wax bulshada faa’iido u leh, waxayna u badan […]

 
 

Q2aad ee Godob Sokeeye – By Axmed Yaasiin Cabdi

Waxaan aad ugu fiirsaday ninkii oo wali sii wada hadalkii eedaynta iyo ammaanta isugu jiray. Waxaan da’diisa ku qiyaasay dhawr iyo konton jir. Wuxuu xidhan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay