Waxaan weli ku guda jirnaa sirtii aan ka helnay gumaysiga. Qaybtan waxaan ku soo qaadan doonaa sida uu gumaysiga uga argagaxsan yahay guud ahaan dhaq-dhaqaaqa […]
Maqaalkan xiisaha leh oo ku qoran afka Ingriisiga -akhri- The Legitimacy of the Armed Struggle in Ogaden, waxay marwo Sharezad F. Gaas ku bilowday maqaalkeeda qiimaha badan […]
Gumeysiga Itoobiya waxay mudo dheer ku soo caana maashay taageerada & Deeqda wadamada reer Galbeedka ay ka hesho kuwaas oo aaminay waxay sheegan jirtay ee […]
Hayadda Daryeelka Agoonta iyo Naafada Geeska Afrika – HORN OF AFRICA ORPHAN AND HANDICAP RELIEF ORGANIZATION- waa hay’ad ka diwaan gashan wadanka Kenya oo sharciga […]
Shacabkii halgan gobanimadoon ku jira waa inuu ogyahay taariikhda shucuubtii soo halgantay suu u fahmo brobagaanda gumaysiga iyo waxa saldhiga u ah. Hadaad baadhitaan ku […]
Waxaa mudooyinkan danbe aduunka ku soo biiray qisooyin lalayaabo, iyo hadalo lalayabo iyo dhaqamo cusub. Waxaa ka mid ah oo shacabka S.Ogaadeeniya ay is waydiinayaan oy […]
Ugaas Gama diid oo ah Odeyaasha caanka ah ee Somalida Ogadeniya kana soo qaybqaatay halgankii WSLF ee 1977 iyo dadaalo badan oo lagu raadinayo sidii […]
Falka lagu fuliyay dadweynihii daganaa Gunagado marka laga eego dhanwalba waxaa lagu tilmaami karaa inuu ahaa xasuuq ula kac ah oo ujeedo fog uu ka […]
Tijaabo ay sameeyeen aqoonyahno ku xeel dheer arimaha bulshada iyo siyaasadda oo sanooyin badan daba socday ilaa ay ka barbaaraan caruur dugsiyada hoose dhigata, ayaa […]