Maqaalo

Dhamaadkii Qadaafi Wali Fari Kama Qodna!

Dhamaadkii Qadaafi Wali Fari Kama Qodna!

Daqiiqad ka hor wax u muuqday inay ahayd gabagabadii riwaayadii weynayd ee ka socotay dalka Libya iyo soo mudh-bixii dambe ee Sayful-islam Qadaafi, oo horey […]

 
 

Qoraalka uu Tibeba Esheta cinwaanka uga dhigay ” Asbaabaha Dhabta ah ee keentay mushkiladda Ogadenya 1942 ilaa 1960″

Qoraalka uu Tibeba Esheta cinwaanka uga dhigay ” Asbaabaha Dhabta ah ee keentay mushkiladda Ogadenya 1942 ilaa 1960″

Faisal Roble August 08, 2011 Maqaaal aad u qiimi badan oo sixitaan ah oo ka xogwaramnaya taariikhda halganka shacabka Somaliyeed ee Ogadenya ayuu Dr. Faysal […]

 
 

Xidhiidhka ka dhexeeya adkaysiga iyo guusha

Xidhiidhka ka dhexeeya adkaysiga iyo guusha

Nolosha aduunka wuxuu Ilaahay u dajiyay xeerar iyo qaanuun wuxuuna ku qotomiyay miisaan dheeli tiran. Xeerkaa waxaa ka mid ah, in xaqqa uu ku muuqdo […]

 
 

Gumaysiga iyo khayraadka dalkeena (Congo maxaa ka dhacay)

Gumaysiga iyo khayraadka dalkeena (Congo maxaa ka dhacay)

Gumaysi ujeedadiisa ugu dambaysa waa inuu booboo hantida umadaasi ay leedahay iyo khayraadka dabiicga ah ee dalkaasi uu leeyahay, isagoo uga faa’ideynaya shacabkiisa kuna dhisaya […]

 
 

Taariikhda Batroolka Ogadenya

Taariikhda Batroolka Ogadenya

Inta aynaan guda galin taariikhda baadhitaanka shidaalka Ogadenya waxaa xusid mudan inaan ku horeysiino in dagaalka ka dhexeeya shacabka Somalida Ogadenya iyo Shirkadaha Shidaalka uu […]

 
 

Guryaha midka ugu khayrka badan

Guryaha midka ugu khayrka badan

Rasuulka CS wuxuu yidhi; Guri waxaa ugu khayr badan midka agoon laga karaameeyo, waxaana ugu shar badan midka agoon lagu dhibo. Ilaahayna wuxuu ugu jecelyahay […]

 
 

Bulaacada wasakhda Itobiya lagu maydho.

Bulaacada wasakhda Itobiya lagu maydho.

Waxaa aad sharaf dhac ugu ah guud ahaan umadda Somaliyeed gaar ahaan shacabka Ogadenya in goobtii ay safaaradda Itobiya ka xishootay inay soo fadhiisato lagu […]

 
 

Sheekh Al-Cutheymiin – Faa’iidooyinka Soonka,Waxyaabaha Soonka fura iyo Kuwa aan furin

Sheekh Al-Cutheymiin – Faa’iidooyinka Soonka,Waxyaabaha Soonka fura iyo Kuwa aan furin

F.G. Hoos ka dhagayso muxaadardii Sh Umal ee axkaamta Soonka. SOONKA: Mahad waxaa iska leh Eebbaha Caalamka abuuray, Naxariis iyo Nabadgelyo Alle ha siiyo Nabigeena […]

 
 

Abaaraha ka taagan Geeska Afrika iyo waxyaabaha keenay

Abaaraha ka taagan Geeska Afrika iyo waxyaabaha keenay

Waa daraasad uu sameeyay Eng. Badal Ahmed Hassan oo ku takhasusay cilmiga loo yaqaano Environmental Management and engineering, Majisteerna ku sameeyey aqoonta ah – Agriculture […]

 
 

Xornima aad saleela u heshaan, idinka oo seexday

Xornima aad saleela u heshaan, idinka oo seexday

Xoriyadda wadada kaliya ee loo maro waa halgan dheer oo naf iyo maalba ay tahay in loo huro. Ma jirto wada kale oo loo maro […]

 
 

Shamsa Cumar iyo Ibraahim dheere midkoodee run sheeg ah

Shamsa Cumar iyo Ibraahim dheere midkoodee run sheeg ah

Cinwaanka maqaalkan waxaa igu kalifay markaan akhriyay maqaal ay gabadha Shamsa ah ku qortay shabakadda kilil5 anigoo aad markii horeba ula yaabanaa koobka loogu magacdaray […]

 
 

Fadeexaddii Ugu Waynayd ee Dhaqan Xumo ah ee Deegaanka Kadhacda

Fadeexaddii Ugu Waynayd ee Dhaqan Xumo ah ee Deegaanka Kadhacda

Cinwaankaa waxaa iska lahaa qoraa Shamso Cumar oo shabakadda Kilil5 gaadhsiisay qoraalkan ay tahay qofkii damiir leh inuu ka tiiraanyoodu. Waa risaala si dhab ah […]

 
 

Waxay ka mid tahay geedi-socodka halganka lamase iloobi doono geesiggii Cabdi Cabdullaahi Sayid

Waxay ka mid tahay geedi-socodka halganka lamase iloobi doono geesiggii Cabdi Cabdullaahi Sayid

By Ali Yare – Marka hore waxaan tacsi iyo baroor diiq u dirayaa dhamaan shacabka Somalida Ogadeniya geeriddii naxdinta lahayd ee ku timid halgame Cabdi […]

 
 

Sirta culus ee Xaakhaam Xaajo

Sirta culus ee Xaakhaam Xaajo

Ma istaahilin inaan waqti iskaga lumino qoraalada uu is-moodsiinayo jaajuuska wax ku qorqora boggaa inuu guul ku gaaray soo qoridda waxyaabo uu ku tilmaamayo inay […]

 
 

Ceebtii soo gaadha culumada sow kuwan uma keenin

Ceebtii soo gaadha culumada sow kuwan uma keenin

Waayadii hore oo wadaadada lagu tuhmi jiray in maslaxadooda iyo midda reerkooda un ka shaqeeyaan ayaa gabadh la weydiiyay; ragga iyo dumarka yaa badan? Gabadhii […]

 
 

Ilaahay ma fiirinayo muuqaaladiina

Ilaahay ma fiirinayo muuqaaladiina

Waxaad moodaa hadda inay Itobiya aad xoogga u saartay arimaha dacaayadda waliba nooca loo yaqaano –Black Propaganda- oo ah dacaayada aan jirin ee lagula dagaalamo […]

 
 

Burburka ku soo fool-leh ciidamada gumaysiga Itobiya iyo xaaladda ay ku sugan yihiin – Xoghoosaad

Burburka ku soo fool-leh ciidamada gumaysiga Itobiya iyo xaaladda ay ku sugan yihiin – Xoghoosaad

Wadanka Itobiya waa wadan ay deganyihiin qiyaastii inkabadan sideetan qowmiyadood oo kala luuqad, kala diin , kala dhaqan iyo kala muuqaalba ah. Marka aan eegno […]

 
 

Dad lama gumaysan karo haddii aanay iyagu rabin – Gen. CabduLaahi Mukhtar

Dad lama gumaysan karo haddii aanay iyagu rabin – Gen. CabduLaahi Mukhtar

In kasta oo inteenna dibadda joogta aynu ku dhex noolahay bulshooyin dimoqraadi ah, dhinac walba oo nolosha ka mid ahna ka horumarsan, oo ay waliba […]

 
 

Giraangirta Gumeysiga (The Cycle of Oppression)

Giraangirta Gumeysiga (The Cycle of Oppression)   Waxaan marar badan isweydiiyey habeena badana ka seexan waayey, su’aasha maanta igu kaliftay inaan qoraalkan qoro. Taasoo ah, […]

 
 

KU SOCOTA : SH. UMAL, IBRAHIM DHEERE, SHIBILE IWM

KU SOCOTA : SH. UMAL, IBRAHIM DHEERE, SHIBILE IWM

Salaanta Islaamka ayaan idin ku salaamayaa dhamaantiin iyo inta akhrisan doonta qoraalkan. Qorida maqaalkan waxaa igu qasbay markii aan arkay wadaadadii la dagaalamayay cadowga Alle […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay