CWXO ayaa ka badbaadiyay in loo boobo ciida Ogadenya sida Gambella
CWXO ayaa ka badbaadiyay in loo boobo ciida Ogadenya sida Gambella Waxaa maalinba maalinta ka dambaysa soo ifbaxaya shirqoolkii lala magaanaa dalkeena iyo ujeedadii laga […]
CWXO ayaa ka badbaadiyay in loo boobo ciida Ogadenya sida Gambella Waxaa maalinba maalinta ka dambaysa soo ifbaxaya shirqoolkii lala magaanaa dalkeena iyo ujeedadii laga […]
/ Maqaalo /
Erayga Midnimo oo kamid ah erayadda JWXO waa eray aad loo qiimeeyo oo dhamaan shucuubta caalamku uu ka siman yihiin in aan la aantii […]
/ Maqaalo /
Ka hor qabsashadii gumesytayaasha reer Yurub ee qaarada Afrika, Ogaadeeniya waxay ahayd wadan ka mid ah shacab weynihii Soomaaliyeed ee loo qaybiyey shanta, hadana kala […]
/ Maqaalo /
1914kii ayaa waxaa loogu yeedhay Khilaafadii Cismaaniyada (the Ottoman Empire) ee dalal badan oo Islaam ah iyo qayba ka mid ah […]
/ Maqaalo /
Waxaa caalamka saaqay dabayl wadata udug ah inaan kaligii-taliye danbe aysan bulshadu ka gabban, qoraaga/suxufig caalamiga ah ee soomaaliyeed Raage Omar-na haddaad daawatay Documentary-giisan uu […]
/ Maqaalo /
Qormaddan, waxaan kubaadh baadhaynaa: (1)Micnaha erayga gummaysi (2) Xidhiidhka ka dhexeeya gummaystaha iyo la gumaystaha iyo (3) Midhaha kadhasha gumaysiga. Kala saraynta, isku dul noolaanshaha, […]
/ Maqaalo /
BRR.Marka hore dhamaan umadda Somaliyeed ee wanaaga jecel waxaan ku salamayaa Salaaanta Islaamka ee sharafta badan ACWW waxaan si gooni ah u salaamayaa guud ahaan […]
/ Maqaalo /
Laba aragti oo iska soo horjeeda ayay kala aaminsan yihiin dad aan kala xidhiidhnay Addisababa ilaa Jigjiga. Taxaaliisha ay samaynayeen dad aan wax ka weydiinay […]
/ Maqaalo /
Waxaa ku xusan Quraanka in qawmikii nabi Luud ay ku yidhaahdeen ninkan iyo inta raacsanba na dhaafiya waa dad is-nadiifinaya oon ogolaynna inay nala wasaqoobaane. […]
/ Maqaalo /
Maalinba maalinta ka dambaysa waxaa soo kala cadaanaya xaqqa iyo baadilka, siduu Ilaahay Qura’aankiisa ku sheegayna waxaa hadhaya un xaqqa baadilkana waa sida qaaqada uu […]
/ Maqaalo /
Xafiiska gacanyaraha u ah gumaysatada Itoobiya ee fadhiya magaalada jigjiga ayaa afka furtay lagana siiyay qurba joogta, qurbe joogta idinkaa dhibka wada, idinkaa dagaalka wada, […]
/ Maqaalo /
Copyright © 2021 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)