Maqaalo

Maqaal: Halgankii Adkaysiga Badnaa ee Soomaalida Ogadenya.

Maqaal: Halgankii Adkaysiga Badnaa ee Soomaalida Ogadenya.

Halganka gaamuray ee ka socda wadanka Ogadenya (Soomaali Galbeed) waa Halgankii adkaysiga badnaa ee abid soo mara Soomaalida ku dhaqan Geeska Africa!, Soomaalida waddaniyadda, qaranimada, […]

 
 

Maqaal: Garashada & Garaadka Madaxda ONLF Ayaa Waxwayn Kabedali Doona Siyaasadda Geeska Afrika- By: Xaaji M/rashiid

Maqaal: Garashada & Garaadka Madaxda ONLF Ayaa Waxwayn Kabedali Doona Siyaasadda Geeska Afrika- By: Xaaji M/rashiid

Maanta waxaan doonayaa inaan maqaal kooban ka qoro madaxda iyo maamulka suuban ee hormuudka u ah halganka dalka iyo dadka Soomaalida Ogadenya lagu xoreynayo. Marka hore waxaan […]

 
 

Maqaal: Astaamaha Lagu Yaqaano CWXO, By. Xaaji M/rashiid.

Maqaal: Astaamaha Lagu Yaqaano CWXO, By. Xaaji M/rashiid.

Marka hore waxaan jeclahay inay akhristayaashu ila wadaagaan kuwa ay yihiin Ciidanka WadanigaXoraynta Ogadenya (CWXO) . Sanadkii 1991 ayuu isbadal xukuumadeed ka dhacay wadanka guumaystaha itoobiya.  Waxaa xoog […]

 
 

Maqaal: Qeexida Erayga ”Maamul”, By. Liibaan Miyir Abdi (Kulmiye).

Maqaal: Qeexida Erayga ”Maamul”, By. Liibaan Miyir Abdi (Kulmiye).

Halgamayaal si kasta oo loogu kala duwanyahay qeexida micnaha erayga maamul hadana waxaa sugan inuu maamulku weeleeyo: Qorshayn, Abaabul, U hurid hawsha itaalka maadiga ah, […]

 
 

Maqaal: Wax Ka Baro Taariikhda Ogaadeniya oo Kooban. By Wariye Faysal Shilaabo.

Maqaal: Wax Ka Baro Taariikhda Ogaadeniya oo Kooban. By Wariye Faysal Shilaabo.

Waxaa aduunka la kala dhaxlaa taariikh wax ku ool ah, waxaana kuu muhiim ah hadii aad tahay xaq raadiye u halgama Aayaha dadkiisa Soomaaliyeed ee […]

 
 

Maqaal: Xasuuqa & Gumaadka Shacabka Ogadeniya Waa Dhiilo Murugo Leh. By Liban Kulmiye

Maqaal: Xasuuqa & Gumaadka Shacabka Ogadeniya Waa Dhiilo Murugo Leh. By Liban Kulmiye

Xasuuqa lagu hayo shacabka dulman ee Soomaalida Ogadeniya waa mid lagu sifayn karo isir tirtir wuxuuna lamid yahay xasuuqa loo gaysto muslimiinta Miyanmar iyo Falastiin, […]

 
 

(كَمْ مِنْ فِئَةٍ قَلِيلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيرَةً بِإِذْنِ اللَّهَ) Imisay koox yari ka guulaysatay koox badan idanka Ilaahay!- By: Xaaji M/rashiid.

(كَمْ مِنْ فِئَةٍ قَلِيلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيرَةً بِإِذْنِ اللَّهَ) Imisay koox yari ka guulaysatay koox badan idanka Ilaahay!- By: Xaaji M/rashiid.

(كَمْ مِنْ فِئَةٍ قَلِيلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيرَةً بِإِذْنِ اللَّهَ) Imisay koox yari ka guulaysatay koox badan idanka Ilaahay!- By: Xaaji M/rashiid Allaahu Akbar- doorkan waan […]

 
 

Maqaal: Aan Wada Hadalno Heshiis Mise Dood Furan, By. Mujahid Sh Ibrahim.

Maqaal: Aan Wada Hadalno Heshiis Mise Dood Furan, By. Mujahid Sh Ibrahim.

Astaanta ururka Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee (JWXO /ONLF), waxay utaagan tahay dagaal iyo siyaasad in xalka lugu wadda raadiyo kolba midki suuragal ah.  Hogaanka Arimaha […]

 
 

Maqaal: Hankii Shacabka Soomaali Galbeed & Hagardaamadii Maamul Gobaleedyada By Sheikh Abdinuur Bashaash.

Maqaal: Hankii Shacabka Soomaali Galbeed & Hagardaamadii Maamul Gobaleedyada By Sheikh Abdinuur Bashaash.

Magaca alaan kubilaabayaa asagaana barakaysanaynaa naxariis iyo nabadgaliyana Nabigeena korkiisa alaha yeelo. Gumaysigii Cadaa ee ku habsaday guud ahaan Qaarada Afrika gaar ahaana cariga Soomaalida […]

 
 

Cimrigii maamulka Cabdi Ilay wuxuu kusoo dhamaaday in Ayeeyo boqol jir ah la daldalo! By- Xaaji M/rashiid.

Cimrigii maamulka Cabdi Ilay wuxuu kusoo dhamaaday in Ayeeyo boqol jir ah la daldalo! By- Xaaji M/rashiid.

Caalamku wuxuu ka dharagsanyahay in Shacab,waynaha Soomaalida Ogadenya la daalaa dhacayo hardanka u dhaxeeya iyaga iyo kooxda maamul kusheega TPLF iyo maleeshiyada uu ku adeegto […]

 
 

Guul- Jiilalkii abdid ugu firfircoonaa ayaa ukacay xoreynta Ogadeniya, kanxoow Nafta waa! By: Xaaji M/rashiid

Guul- Jiilalkii abdid ugu firfircoonaa ayaa ukacay xoreynta Ogadeniya, kanxoow Nafta waa! By: Xaaji M/rashiid

Rabigeen SXWT wuxuu si cad usheegay in cidii Nicmo la siiyo ee ka shugri naqda loo siyaadinayo, Sidaa daraadeed waxaan marka koowaad leeyahay Eeboow mahadaa, […]

 
 

Faallo: Dhiibistii Qalbi-Dhagax oo Dhul-gariir Siyaasadeed U Horseeday Soomaaliya.

Faallo: Dhiibistii Qalbi-Dhagax oo Dhul-gariir Siyaasadeed U Horseeday Soomaaliya.

Mudo haatan sadex bilood laga joogo qiyaastii ayey aheyd markii dhul gariir siyaasadeed oo aad u culus uu ruxay guud ahaan geyiga soomaaliyeed ka dib […]

 
 

Dhiibistii Qalbi_Dhagax Dhul Gariir Siyaasadeed oo Ruxay Geyiga Soomaaliyeed.

Dhiibistii Qalbi_Dhagax Dhul Gariir Siyaasadeed oo Ruxay Geyiga Soomaaliyeed.

Mudo haatan dhawr bilood laga joogo ayey aheyd markii dhul gariir siyaasadeed oo aad u culus uu ruxay guud ahaan geyiga soomaaliyeed ka dib markii […]

 
 

Maqaal: Xasuuqii Qabridahar ee 15 Nov 2005 waa xasuus murugo leh By: Liban Kulmiye

Maqaal: Xasuuqii Qabridahar ee 15 Nov 2005 waa xasuus murugo leh By: Liban Kulmiye

Xasuuqa Soomaalida Ogadeniya ma aha mid qoraal lagu soo koobi karo laakiin hadaan soo qaadano mid kamid ah kuwii ugu murugada badnaa waxaa kamid ah: […]

 
 

Labada caran (Dhoombe & Khadar) ciqaabta ku haboon waqtigeeda Raboow nagu sin, Aamiin- By: Xaaji M/rashiid.

Labada caran (Dhoombe & Khadar) ciqaabta ku haboon waqtigeeda Raboow nagu sin, Aamiin- By: Xaaji M/rashiid.

Murti dhumucwayn ayaa tibaaxda in Malaku,mowdka loo jeediyay eedo farabadan taasoo sheegaysay inuu dad badan laayay, balse wuxuu kaga jawaabay anigu waxtar waan leeyahay, waxaana […]

 
 

Maqaal: Halganka & Hiilka Dhalinyarada OYSU, By. Mujaahid Sh Ibrahim.

Maqaal: Halganka & Hiilka Dhalinyarada OYSU, By. Mujaahid Sh Ibrahim.

Laga soo bilaaabo kacdoonkii dhalinyarada ee laga unkay magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska sanadkii 2005-tii ee la magac baxay Ogaden Students Forum, illaa kacdoonkii […]

 
 

Faallo: Kooxda Daacish & Mustaqbalka Madoow ee Soo Wajahay.

Faallo: Kooxda Daacish & Mustaqbalka Madoow ee Soo Wajahay.

Hay’adda Laanqeerta Cas ee Caalamiga ah ayaa dalalka adduunka ugu baaqday in aanan la hilmaamin bini’aadanimada marka lala macaamilayo maxaabiista tirada badan ee laga qabtay […]

 
 

Umado xornimo doon ah sida ree Ogadenya ayaa Caalamka hadheeyay! By- Xaaji M/rashiid.

Umado xornimo doon ah sida ree Ogadenya ayaa Caalamka hadheeyay! By- Xaaji M/rashiid.

Waxaa la joogaa Duni laga dheehanayo xaalado cajiib ah markaad si buuxda Dhagaha ula raacdo Indhahana ku daawato waxa dhacaya. Aadama waxaa abuurtya Rabiga dhabta […]

 
 

Faallo: Natiijada Doorashadii Kenya & guusha Uhuru Kenyatta.

Faallo: Natiijada Doorashadii Kenya & guusha Uhuru Kenyatta.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo dhaweeyey natiijada codbixintii ku celiska ahayd ee doorashada Madaxweynaha oo ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashooyinka isniintii shalay ahayd. Guddiga […]

 
 

Shantii la kala qaaree qaybsami wayday, Q 2aad by Axmed Yaasiin Cabdi.

Shantii la kala qaaree qaybsami wayday, Q 2aad by Axmed Yaasiin Cabdi.

Gumaystayaashii reer Yurub, oo saaxiib la ahaa Itoobiya, markii ay arkeen dadka soomaaliyeed oo ah dad wax walba wadaaga, firinfircoon, dhiig badan oo isu hiiliya, […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay