Maqaalo

Maqaal: Dhagar-Qabeyaashii Dilay Marxuum Faysal Cagjar oo Jiif & Joogba Qabanla’ Kuna Waashay Dhagaxbur & Shacabkeeda, By: Hure Jeefad.

Maqaal: Dhagar-Qabeyaashii Dilay Marxuum Faysal Cagjar oo Jiif & Joogba Qabanla’ Kuna Waashay Dhagaxbur & Shacabkeeda, By: Hure Jeefad.

Marxuum Faysal Cagjar Allah ha u naxariisto, Allah ha u dambi dhaafo, jannadiisii Firdowsana ha ka waraabiyo, ehelkii, qaraabadii iyo dhamaan asxaabtiisiina Allah samir ka […]

 
 

Maqaal: Dilkii Foosha Xumaa ee Marxuum Faysal Cagjar & Saamaynta & Aragtida Shacabka Soomaaliyed? By Hure Jeefad

Maqaal: Dilkii Foosha Xumaa ee Marxuum Faysal Cagjar & Saamaynta & Aragtida Shacabka Soomaaliyed? By Hure Jeefad

Bishii hore ee Oktoobar markay Ethiopia ku dhawaaqday bandowga – xaalad degdeg ah (state of emergency) waxaa loo sheegay oo waliba amar lagu siiyay dhammaan maamuladda […]

 
 

Faallo: Khilaafkii Kooxda TPLF oo Gaadhay Xabad & Kalatag, By: Dr. Maxamud Ugaas.

Faallo: Khilaafkii Kooxda TPLF oo Gaadhay Xabad & Kalatag, By: Dr. Maxamud Ugaas.

Sida aan ka war haynay in muddo ahba wuu soo badanayey khilaafka u dhexeya xubnaha Golaha Dhexe ee Jabhada TPLF, haddase wuxuu gaadhay in shirkoodii […]

 
 

Maqaal: Dawladaha Reer Galbeedka Oo Afka Ka Kala Haya Xaalka Murugsan Ee Itoobiya, By: Xaaji M/Rashiid

Maqaal: Dawladaha Reer Galbeedka Oo Afka Ka Kala Haya Xaalka Murugsan Ee Itoobiya, By: Xaaji M/Rashiid

Hordhac: Mudanayaal iyo Marwooyin waxay noloshu qiimo ku leedahay inay tahay mid isu dheeli tiran. Hadaan xoogaa yara jilciyo weedhaas, hadii la doono in gaadiid la […]

 
 

Faallo: Yaa Dilay Marxuum Faysal Cagjar? Maxaase Loo Dilay? By: Hure Jeefad

Faallo: Yaa Dilay Marxuum Faysal Cagjar? Maxaase Loo Dilay? By: Hure Jeefad

By: Hure Jeefad Waa Kuma Faysal Cagjar? 29 October 2016 waxay warbaahinta ka hadasha arimaha Somalida Ogadenya sheegtay warkii naxdinta lahaa ee dilkii Allaha u […]

 
 

Faallo: Damacii Woyaanaha ee Shidaalka Ogadenya & Rabitaanka Shacabka Soomaalida Ogadenya.

Faallo: Damacii Woyaanaha ee Shidaalka Ogadenya & Rabitaanka Shacabka Soomaalida Ogadenya.

Kaligood Taliyeyaashii kala duwanaa ee iskaga dambeeyay xukunka Gumaysiga Itoobiya ayaa waxay dhamaantood ka midaysnaayeen oo mid waliba uu ku taami jiray inuu ka faa’iidaysto […]

 
 

Faallo: Horay Ma U Maqashay Tigrayland, Amharaland & Oromialand?! By: Xaaji M/Rashiid.

Faallo: Horay Ma U Maqashay Tigrayland, Amharaland & Oromialand?! By: Xaaji M/Rashiid.

Caawa iyo maanta kolba kay kuu tahay akhristow waxaan kaa codsanayaa inaad ila wadaagto falaqeyntan oo saaxiib dhow la ah xaqiiqada iyo runta. Dalka loogu […]

 
 

Maqaal: Cadaaladda Gumaysiga Itoobiya & Caqli La’aanta Daba-Qoodiga Soomaalida

Maqaal: Cadaaladda Gumaysiga Itoobiya & Caqli La’aanta Daba-Qoodiga Soomaalida

Ethiopia waxaa ka jira laba Aqal ama Gole (two Houses) oo u taagan nidaamka dowladda, caddaalada iyo sinaanta qowmiyaadka. Ujeedada labadan Aqal ama Gole waa […]

 
 

Maqaal: Gumaysi Waa Isku Mabda’ Laakiin Xeeladiisaa Kala Duwan By: Liban Miyir.

Maqaal: Gumaysi Waa Isku Mabda’ Laakiin Xeeladiisaa Kala Duwan By: Liban Miyir.

Gumaysigu mar waliba wuu casriyoobayaa isagoo mar walba isku mabda’ ah ayuu hadana kolba la jaan-qaadayaa waqtiga la joogo. Dad badan oon garasho dheer iyo […]

 
 

Maqaal: Waxaa Umbaan Ka Jooga Idin Leeyahay: Dhaqan Lumay Mise Dhuuni Raac.?

Maqaal: Waxaa Umbaan Ka Jooga Idin Leeyahay: Dhaqan Lumay Mise Dhuuni Raac.?

Waa Maxay Dhaqan? “Dhaqan” waa erey macnihiisu wayn yahay wuuna adag yahay in dhayal lagu fahmo. Dhaqanku kuma koobna oo keliya dharka la xidho, ciyaaraha […]

 
 

Wax ka Ogow Taariikhda Foosha Xun Ee Digtetar Boqor Shahii Iiraan, 1941-1979 By: Xaaji M/Rashiid

Wax ka Ogow Taariikhda Foosha Xun Ee Digtetar Boqor Shahii Iiraan, 1941-1979 By: Xaaji M/Rashiid

Intiina la socaotay maqaalkii hore een banaanka kusoo dhigay Romania iyo Dambiilihii ay iska xoreeyeen, waxaan maantana usoo faqay Dambiile kale oo Dhigiisa ah. Waxaa […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub oo Wadani ah Codadkii Abwaan Bashiir & Ayaan Halgan.

Daawo: Dhaanto Cusub oo Wadani ah Codadkii Abwaan Bashiir & Ayaan Halgan.

Maanta waxaan idiin soo xulay dhaan cusub oo wadani ah waxaana inoogu luuqayn haya Abwaan Bashiir & Ayaan Halgan “Halgan keenii hir galay sida hogal daruur […]

 
 

Faallo: ”Waxaa Umbaan ka Joog Ku Leeyahay” Caddaalad Xumada iyo Xishood La’aanta Woyaanaha

Faallo: ”Waxaa Umbaan ka Joog Ku Leeyahay” Caddaalad Xumada iyo Xishood La’aanta Woyaanaha

Muwaadinka Soomaaliyeed meeshuu doonaba haka soo jeedee wax qiimo iyo qadarin ah kuma laha taliska Gumaysiga Itoobiya. Nasiib wanaag inta badan mujtamaca Soomaaliyeed way ku […]

 
 

Halganka ONLF oo 32 Jirsaday Iyo Itoobiya oo Burburtay. By Liibaan Miyir.

Halganka ONLF oo 32 Jirsaday Iyo Itoobiya oo Burburtay. By Liibaan Miyir.

Halganka ONLF oo 32 sano maraya iyo Itobiya oo burburtay By Liban Miyir. Sanado badan oo gumaysi ah iyo halganka Ogadenia oo si joogto ah […]

 
 

Maxaad Kala SocotaaTaariikhda Madow Ee Kaligii Taliyihii Romania Nicolae Ceausescu 1965- 1989, By: Xaaji M/Rashiid

Maxaad Kala SocotaaTaariikhda Madow Ee Kaligii Taliyihii Romania Nicolae Ceausescu 1965- 1989, By: Xaaji M/Rashiid

Nin soomaaliyeed ayaa habeen goob aan fadhiyay kaga sheekeeyay Taariikhda Digtetarkii haystay Mad,habta Shuuciyada ee xukumi jiray Dalka Romania. Mowduucaas ayaa noqday mid i xiiso […]

 
 

Faallo: Dadaalka ONLF Waa Mid Ku Dayasho Mudan. By: Liibaan Miyir (Kulmiye).

Faallo: Dadaalka ONLF Waa Mid Ku Dayasho Mudan. By: Liibaan Miyir (Kulmiye).

ONLF iyo shacabkeedu waxay sii laba jibaareen halgankii ay wadeen kaas oo ahaa mid gobonimodoon laguna xoraynayo dhulka Soomaaliyeed ee ay Itoboliya gumaysato, waa dhulka […]

 
 

Faallo: Qorshe Xumida Maamul Ku Sheega Jigjiga, By: Hure Jeefad.

Faallo: Qorshe Xumida Maamul Ku Sheega Jigjiga, By: Hure Jeefad.

Todobaadyadan waxaad ku arki websiteka qudhunwada ee Cabdi Ilay mal-maluuqdo waxyaabo ay ku sheegeen miisaaniyadda degmooyinka ee 2009 (Tirsiga Xabashida) ama 2016/2017 taariikhda dadka dunida […]

 
 

Maqaal: Mawqifka Gumaysiga Itoobiya ee Ku Wajahan Shacabka Somaliyeed.

Maqaal: Mawqifka Gumaysiga Itoobiya ee Ku Wajahan Shacabka Somaliyeed.

Shacabka Somalida Ogadenya ayaa halgan dheer oo khasaare balaadhan gaystay kula jira Gumaysiga Itoobiya. Waxaa wadanka Ogadenya (Soomaali Galbeed) ka dhacay dagaalo iyo colaad gaamurtay […]

 
 

Isu Wada Geeyoo Imisaa Ka Dhimatay IItoobiya? By: Xaaji M/Rashiid:

Isu Wada Geeyoo Imisaa Ka Dhimatay IItoobiya? By: Xaaji M/Rashiid:

Hordhac: Marka hore waxaan jeclahay inay bulshadu ila wadaagto Mowqifka aan ka taagnahay Dulmiga. Dulmigu asal ahaan ayuu xaaraan uga ayahay guud ahaan bani aadamka […]

 
 

YAAB- MA ARKEYSEEN KUWII GARAN WAAYAY QAAB MUDAAHARAADKA LOO QABTO! By: Xaaji M/Rashiid.

YAAB- MA ARKEYSEEN KUWII GARAN WAAYAY QAAB MUDAAHARAADKA LOO QABTO! By: Xaaji M/Rashiid.

Qoraalkaygu maanta wuxuu ka dhiganyahay waxaad ogtahay ma kuu sheegaa, waxaan hubaa inaad la wada socotaan xaalka ay ku suganyihiin Guumaystayaashii kuus kuusnaa eeTigreegu. Waxaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay