Articles

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Habeenkii Oysu Ee Nirobi Full.

Daawo: Barnaamij yadii Kala Duwanaa Ee Ilays tv iyo Habeenkii Oysu Ee Nirobi Full.
 
 

Shirkii Bilahaa Ahaa Ee Xubnaha Jaaliyada Ogaadeenya ee Konfur Afrika oo Sifiican U Qabsoomay.

Shirkii Bilahaa Ahaa Ee Xubnaha Jaaliyada Ogaadeenya ee Konfur Afrika oo Sifiican U Qabsoomay.

Waxaa shir isugu yimid xubnaha xarunta Jaaliyadda soomaalida Ogaadeenya ee Konfur Afrika, shirkan oo ahaa shirkii bilahaa ahaa ee jaaliyada waxaana kasoo qaybgalay qaybaha kala […]

 
 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Lagu Casuumay Dalka Masar.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Lagu Casuumay Dalka Masar.

Ra’iisul wasaaraha dalka Masar Shariif Ismaaciil, ayaa la kulmay Madaxweynaha Jambuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Labada mas’uul ayaa ku kulmay magaalladda London ee […]

 
 

Madaxwaynaha Cusub Ee Dalka Fransiiska Macron oo loo dhaariyay Xilka Madaxwayne nimo.

Madaxwaynaha Cusub Ee Dalka Fransiiska Macron oo loo dhaariyay Xilka Madaxwayne nimo.

Emmanuel Macron ayaa loo dhaariyay xilka madaxweynaha cusub ee Faransiiska, todobaad ka dib markii uu ku guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday. Macron ayaa ballanqaaday in […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadadii Looga Soo Hor Jeeday Gumaysiga Itoobiya oo Qaybo Kamida Oromiya Dib Uga Laba Qarxay.

Daawo: Mudaaharaadadii Looga Soo Hor Jeeday Gumaysiga Itoobiya oo Qaybo Kamida Oromiya Dib Uga Laba Qarxay.

Mudaaharaado balaadhan oo lagaga soo hor jeedo gumaysiga Itoobiya ayaa dib uga laba qarxay qaybo kamida gobolka Oromiya mudaaharadada ayaa kusoo beeg maya xili uu […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay inuu Hubaynaayo Kurdiyiinta Ka Dagaalama Siiriya.

Maraykanka oo Sheegay inuu Hubaynaayo Kurdiyiinta Ka Dagaalama Siiriya.

Wasaaradda gaashaan dhigga Maraykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegtay in Madaxweyne Donald Trump ansixiyey qorshe hub lagu siinayo xoogaga Kurdiyiinta ee la dagaalamaya kooxda la baxday […]

 
 

Norway oo Wafdi u Direysa Shirka London ee Arimaha Soomaaliya.

Norway oo Wafdi u Direysa Shirka London ee Arimaha Soomaaliya.

Sida ku xusan war qoraal ah oo kasoo baxay webka rasmiga ah ee dowlada Norway ayaa tibaaxaya in wafdi ka socdo wasaarada arimaha dibada Norway […]

 
 

Daawo: ILAYS TV oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Abwaan Khadar Colaad.

Daawo: ILAYS TV oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Abwaan Khadar Colaad.
 
 

Emmanuel Macron oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub ee Dalka Faransiiska

French President-elect Emmanuel Macron delivers a speech at his campaign headquarters after early results in the second round in the 2017 French presidential election in Paris, France, May 7, 2017.  REUTERS/Lionel Bonaventure/Pool

Dalka Faransiiska waxaa la soo gabagabeeyay doorashada madaxweynaha,waxaana xilka madaxweynaha ku guuleystay musharraxa Emmanuel Macron. Musharraxa guuleystay wuxuu helay codod ku dhow 65.5% halka haweeneydii […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) Faraca Pretoria oo Kulan Isugu Yimaaday.

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) Faraca Pretoria oo Kulan Isugu Yimaaday.

Waxaa kulan isugu yimid ururka haweenka Ogadenya (UHO) Faraca wadanka koonfur Afrika gaar ahaan pretoria. Kulankan oo ahaa mid abaabul iyo wacyi galin ah waxaana […]

 
 

Daawo: Heestii “Gaa Gaabta” & Codkii Al-Fanaan Mohamed Alta.

Daawo: Heestii “Gaa Gaabta” & Codkii Al-Fanaan Mohamed Alta.

Waxaad todobaad waliba nooga barateen idin lawadaagno hees ama dhaanto wadani ah hadaba waxaan todobaadkan idiin soo xullay heestii ” Gaa gaabta” iyo codkii Fanaanka […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Yamen oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid Maanta.

Jaaliyada Ogadenya Ee Wadanka Yamen oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid Maanta.

Waxaa maanta isugu yimaaday kulankoodii caadiga ahaa jaaliyada Ogadenya wadanka Yamen kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan xubnaha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada […]

 
 

Hanti-Dhowrkii Guud ee Soomaaliya oo Xilka Laga Qaaday Kadib Dilkii Wasiir Cabbaas.

Hanti-Dhowrkii Guud ee Soomaaliya oo Xilka Laga Qaaday Kadib Dilkii Wasiir Cabbaas.

Gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah oo ay xalay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay si qota dheer uga wada hadleen dilkii […]

 
 

Daawo: Barnaamijyo Kala Duwan oo Ilays TV Lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyo Kala Duwan oo Ilays TV Lagu soo Qaatay Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyo kala duwanaa ee ilays tv oo lagusoo qaatay qodobo xiiso badan iyo wararkii Ogadenya iyo geeska Afrika. Hoos Ka Daawo. […]

 
 

Gudiga JOKA Iyo Hogaanka Arimaha Jaaliyadaha JWXO oo Kulan Khadka Isgaadhsiinta ah Yeeshay.

Gudiga JOKA Iyo Hogaanka Arimaha Jaaliyadaha JWXO oo Kulan Khadka Isgaadhsiinta ah Yeeshay.

Shir si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay isugu yimaadeen wax garadka iyo gudiga jaaliyada Ogadenia ee Wadanka Koonfur Afrika ayaa ku qabsoomay Xafiiska […]

 
 

Kulan Ay Yeesheen Faracyada JABSO Ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Kulan Ay Yeesheen Faracyada JABSO Ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Shalay oo Axad ahayd waxaa kulan balaadhan isugu yimid Gudiyada Faracyada Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee kadhisan Gaarissa, Xagardheere, Ifo iyo Dhagaxlay. Waxaana kulanka soo xaadiray […]

 
 

Daawo: Hees Wadani “Kuwa Calanka Noosidiyo Ciidamada ONLF” Codkii Halganto Fardawsa Gaashaan.

Daawo: Hees Wadani “Kuwa Calanka Noosidiyo Ciidamada ONLF” Codkii Halganto Fardawsa Gaashaan.

Waxaad nooga barateen maalin walba oo sabti ah in aan idiin soo xulo heesaha wadaniga hadaba maanta waxaan idiin soo xulay heestii ” Kuwa Calanka […]

 
 

RW Kheyre: ’’ Xidhiidhka Aniga iyo Madaxweynaha Waa Mid ku saleysan Danta Umadda”.

RW Kheyre: ’’ Xidhiidhka Aniga iyo Madaxweynaha Waa Mid ku saleysan Danta Umadda”.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay arimo dowr ah gaar ahaan xaalada dalka ee […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Ilays TV iyo Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad hoos ka daawataan barnaamijyadi kala duwanaa ee Ilays TV iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Daawasho wanaagsan.

 
 

Jaaliyada Somalida Ogadenya Gauteng oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid.

Jaaliyada Somalida Ogadenya Gauteng oo Kulan koodii Bilaha Ahaa Isugu Yimid.

Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen Xubnaha jaaliyada Ogadenya Gauteng ee wadanka Koonfur afrika ayaa ka dhacay isla Gauteng shirkan oo ah mid bishiiba mar […]