Articles

Eritrea sanctions lifted after nine years.

Eritrea sanctions lifted after nine years.

Press Statement Issue is not the lifting of, but why sanctions in the first place? The UN Security Council has today lifted the unwarranted sanctions […]

 
 

Kulan Dhexmaray ONLF iyo Qaybo Beesha Caalamka ka mid ah.

Kulan Dhexmaray ONLF iyo Qaybo Beesha Caalamka ka mid ah.

Xoghayaha Guud ee JWXO mudane C/raxmaan Sh Mahdi iyo xoghayaha arrimaha dibada ee JWXO mudane Axmed-yaasiin Sh Ibraahim ayaa maagalada Brussels ee caasimada waddanka Belgium […]

 
 

Afhayeenka JWXO oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga.

Afhayeenka JWXO oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga.

waxaa maanta si heer sare ah loogusoo dhaweeyay garoonka Garaad wiil waal Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) halgame Cadaani Hirmooge. Garoonka ayaa waxaa kusoo […]

 
 

Daawo: Xoghayaha Guud ee JWXO oo Waraysi Dhinacyo Taaban Haya Lala Yeeshay.

Daawo: Xoghayaha Guud ee JWXO oo Waraysi Dhinacyo Taaban Haya Lala Yeeshay.

waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya lala yeeshay xoghayaha guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Halgame Abdirahmaan Sheekh Mahdi Maadeey, waxaana diirada lagu saaray […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU Ee Ontaria Canada oo Maamul Cusub Doortay.

Ururka Dhalinyarada OYSU Ee Ontaria Canada oo Maamul Cusub Doortay.

Ururka midowga dhalinyarada iyo ardayda Ogadenia ee wadanka Canada kulan ay maanta isugu yimaadeen magaalada Toronto ayaa lagu doortay maamulka cusub ee OYSU Canada ee […]

 
 

There’s a Genocide Taking place here against Somali Muslims’.

There’s a Genocide Taking place here against Somali Muslims’.

Is there a campaign to remove Somali Muslims from eastern Ethiopia, by any means necessary ? “There’s a genocide taking place here against Somali Muslims […]

 
 

Ciidanka JWXO iyo Waftigii ONLF oo si Wayn Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Wardheer.

Ciidanka JWXO iyo Waftigii ONLF oo si Wayn Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Wardheer.

Waxaa magalada wardheer ee xarunta gobolka Doolo hada gaadhay Wafti heer sare ah oo kasocda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya. Waftigan oo ay hor kaacayaan Madaxda […]

 
 

Somalis flee a campaign of ‘ethnic cleansing’ by Oromo militias and Ethiopian government under ‘War on Terror’

Somalis flee a campaign of ‘ethnic cleansing’ by Oromo militias and Ethiopian government under ‘War on Terror’

The remains of a Somali home in the city of Dir Dawa in Shiniile province in the Ogaden region set ablaze by Oromo paramilitary militias Abdullahi*, […]

 
 

War-Saxaafadeed: Asaaska Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xorriyada (The Somali Coalition for Freedom (SCF).

War-Saxaafadeed: Asaaska Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xorriyada (The Somali Coalition for Freedom (SCF).

Asaaska Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xorriyada (The Somali Coalition for Freedom (SCF) War-saxaafadeed Waxaa magaalada London ku kulmay intii u dhaxaysay 17 – 18 August 2018 […]

 
 

Dawlada Sacuudiga oo Hakisay Duulimadyadii Canada..

Dawlada Sacuudiga oo Hakisay Duulimadyadii Canada..

Talabaadan ayaa u danbaysay xiisad diblumaasiyadeed oo maalmihii lasoo dhaafay circa isuku shareertay taas oo u dhaxaysa dawlada Canada iyo Boqortooyada Sacuudiga. Shirkada duulimaadyada ee […]

 
 

The PAFD Press Statement on Ogaden Somali Attack by the Federal Forces.

The PAFD Press Statement on Ogaden Somali Attack by the Federal Forces.

A Unilateral War Waged On Ogaden Somali Won’t Bring Peace And Security For Ogadenia And Wider Ethiopia. The PAFD Press Statement on Ogaden Somali Attack […]

 
 

Maleeshiyaadka Oromada oo 4 nin oo Sooomaali ah Afduubay sheegtayna Inay Dileen.

Maleeshiyaadka Oromada oo 4 nin oo Sooomaali ah Afduubay sheegtayna Inay Dileen.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha ogadenya gaar ahaana xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan in shalay oo taariikhdu ahayd 07/25/2018 maleeshiyaadka Oromadu ay qafaasheen 4 […]

 
 

Dagaal Ciidanka JWXO & Maleeshiyada Hawaarinta Ku Dhex Maray Duleedka Tuulada Shiniile.

Dagaal Ciidanka JWXO & Maleeshiyada Hawaarinta Ku Dhex Maray Duleedka Tuulada Shiniile.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) ayaa waxay sheegayaan in dagaal khadhaadh uu ku dhex […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaabee tvga qaranka Ogaadeniga iyo warbixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen iyo geedi socodkii shirwaynihii 3 aad ee […]

 
 

Daawo: Gaalkacayo Soomaaliya oo Xaflada Lagusoo Dhawaynayo Sii dayn Qalbi Dhagax Lagu Qabtay+sawiro.

Daawo: Gaalkacayo Soomaaliya oo Xaflada Lagusoo Dhawaynayo Sii dayn Qalbi Dhagax Lagu Qabtay+sawiro.

Shacabka Soomaaliyeed ku dhaqan magaalasa Gaalkacayo ee gobalka mudug ayaa xaflad dabaal dag ah oo ay kusoo dhawaynayeen siidaynta Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax ku […]

 
 

Daawo: Wararkii ilays tv iyo Barnaamij xiiso Badan oo Laguso Qaatay Tvga Qaranka.

Daawo: Wararkii ilays tv iyo Barnaamij xiiso Badan oo Laguso Qaatay Tvga Qaranka.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamijkii xiisaha badnaa ee ilays tv aad uga barateen iyo qodobo xiiso badan oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) Bayaanka Shirwaynaha 3aad ee JWXO.

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) Bayaanka Shirwaynaha 3aad ee JWXO.

Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) Bayaanka Shirwaynaha 3aad ee JWXO Casmara, 7 July 2018 Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya waxaa si guul ah ugu qabsoomay Shirwaynihii […]

 
 

Madaxwaynaha Wadanka Eritrea oo Booqasho Ku Imaanaya Adiss Ababa.

Madaxwaynaha Wadanka Eritrea oo Booqasho Ku Imaanaya Adiss Ababa.

Madaxwaynaha dalka Eritrea mudane Issayas Afeworki ayaa wuxuu booqasho ku imaanayaa maalinta Axada ah ee soo socota oo ku beegan 15/07/2018 ka Magaalada Adiss Ababa […]

 
 

Daawo: ilays tv & Soo Dhawayntii Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo Dhamaystiran.

Daawo: ilays tv & Soo Dhawayntii Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo Dhamaystiran.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan soo dhawayntii Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo dhamaytiran bilaw ilaa dhamaad. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: wararkii Qubanaha Todobaadka ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Daawo: wararkii Qubanaha Todobaadka ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii qubanaha todobaadka ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv. Hoos ka daawo. ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay